Sign in to follow this  
The Zack

Aadan Cadde oo ka baxay gacanta Soomaaliya

Recommended Posts

The Zack   

Kn: Shirkad shisheeye oo lagu magacaabo SKA ayaa lagu wareejiyey maamulka garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Xamar.

 

Dowladda KMG ah ayaa maanta si rasmi ah u wareejisey garoonka kadib markii sida ay sheegtey wax ka badashay heshiis hore oo dowladdii Cumar Cabdirishiid Cali Shara’arke. Wasiirka dekedaha, gaadiidka circa iyo dhulka Axmed Cabdiraxmaan ayaa joogey munaasabad maanta lagu kala wareejinayay garoonka.

 

Lama oga waxa laga badalay heshiiskii asalka ahaa ee muranka badan dhaliyey.

 

Qodobada heshiiskii hore ku jirey waxaa ugu darnaa mudada ay shirkada gacanta ku heyneyso garoonka, shaqaalaha kuwa ay noqonayaan, iyo faa’idada ay shirkada qaadanayso.

 

KIsmaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

It doesn't mean literally duqa. In theory, it is true. Aadan Cadde Airport is now managed FULLY by a foreign company hence gacanteena wuu ka baxay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalida waad taqaanaa, they will take the smallest cheap shot they can take when they can. Personally, I think this is good for the Airport. Hopefully, it will be re-built with the money gained from this deal. There is nothing to lose here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aadan Cadde oo ka baxay gacanta Soomaaliya

The whole tfg is in the hands of foreigners and u talking about just airport. Isn't sharif in the hands of Amisom ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Get your words right waadhyeey! AMISOM are helping their African brothers, it is not like they own them or something.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

They have already taken away the dignity of Somalia and the Somali people, Now the airport, I wonder what else next?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

The airport looks beautiful I say! Well done to the TFG for sub-contracting it to those who can DO the job properly.

 

PS: Not even Heathrow is managed by the British Government, you silly people. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoomada africa badanaa waxaa dhisa dad shisheeye marka wax lagu eedo ma jiraan dowlada . ninkii dhulkaada kuu dhisana waa loo mahad celiyaa haduu dana kala watana waa lagu dangaaraa dabadeedna waa leyska ceyriyaa .

They have already taken away the dignity of Somalia and the Somali people, Now the airport, I wonder what else next?

sharafka halkuu noo yiilay walaal sow taan isleyneynay ilaa 1991 , sow tan qabiilba qabiilkuu ka xoogbadnaa burburin jiray . sharaf soomaaliyeed goormaa u danbeysay airport kubad lagu cayaarayay 7 sano ka hor baad ka hadleysaaye .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this