Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Puntland lodges complaint against SNM crimes in SOOL/CAYN + support for Al Shabaab

Recommended Posts

Wafdiga Puntland iyo Qaramada midoobay.

 

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa sheegay in masuuliyiinta Puntland ay si gaar ah ay ula kulmeen wafdiga Golaha Amaanka QM ee ku sugan magaalada Nairobi waxaana uu sheegay inay u gudbiyeen in maamulka Somaliland in uu dhul boob uu ku hayo deegaanada puntland.

 

gaashaan ayaa sheegay in dhibaatooyinka ay puntland xustay ay qayb ka ahaa:

 

1,Dhibaato Somaliland ay u gaysteen dadwaynaha ku dhaqan degmaad Laascaanood.

 

2,Xasuuq maamulka somaliland uu ka gaystay deeganka Kalshaale ee gobolka Cayn

3,Iyo taageero Puntlad ay sheegtay in Somaliland ay siiso kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamada Puntland sida uu hadalka u dhigay.

 

Wasiirka maamul wanaaga Puntland ayaa sheegay in Golaha Amaanka ee QM ay sheegeen inaan la qaybin karin dhulka Somaliya islamarkaana goobta uu kulanka ka dhacay laga aqriyay go’aanka Golaha Amaanka ee uu soo saaray oo ku saabsan inaan lakala qaybin dhulka Somaliya.

 

Waxaana uu sheegay in arintaasi uu ka dhawaajiyay Mr Mark Lyall Grant oo ah safiirka dowladda Britain ee Golaha Amaanka ee Qm.

 

Si kastaba waa markii ugu horeysay ee Dowladda Puntland ay ka hadasho shirka Golaha Amaanka ee QM ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,kaasi oo ahaa markii ugu horeeysay ee Golaha Amaanka uu shir ku saabsan xaaladda Somaliya kula qaato qaaradda Afrika masuuliyiinta Somaliya.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

How desperate too bad the world community especaially the U.S. now who is supporting who in SOOL/Cayn nice try thou lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The world knows the predicament Somalia is in. Others see this as one clan crying about another clan, and that's it. Nothing out of the ordinary since 91" folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Instead of complaining , Puntland should be defending its regions, If it considers these are Puntland regions, else Shut UP!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Som@li;723765 wrote:
Instead of complaining , Puntland should be defending its regions, If it considers these are Puntland regions, else Shut UP!

That's that Erigavo side of you. Stop the singing and do something :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Poor boy, You are on Erigavo again, Are you one of those used to get bullied? what have they done to you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Som@li;723765 wrote:
Instead of complaining , Puntland should be defending its regions, If it considers these are Puntland regions, else Shut UP!

 

Puntland is too weak to defend those regions they are having problems controlling Western Bari their own backyard let alone other regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this