Sign in to follow this  
Faafan

Asaniya Governor of Jubbada Hoose arrives in Dhoobley(Sawiro)

Recommended Posts

Faafan   

Wariyaha Jubbanews.com oo socod hoowleed ku gaaray qeeybo ka mid ah Azaniya ayaa soo booqday degmada Dhoobleey oo hada ah xarun ku meel gaar ah. Wariyaha ayaa inoo soo diray muuqaalo ey ka mid yihiin maamulka iyo ciidamada Azaniya.

 

Waxaa aad u adag ayuu yiri wariyuhu in sawiro laga soo qaado xarumaha iyo jiida hore ee ciidamadu ku sugan yihiin waxaase u suurto gashay in uu sawiradan hoose noo soo diro. Insha Allah maqal iyo muuqaal maamulgoboleedka Azaniya ayaan goor dhow soo galin doonaa.

IMG_0386-Copy1-1024x768.jpg

IMG_03291-1024x768.jpg

IMG_02301-1024x768.jpg

IMG_0463-1024x768.jpg

IMG_0446-1024x768.jpg

IMG_04151-1024x768.jpg

IMG_0408-1024x768.jpg

IMG_0399-1024x768.jpg

IMGP0691-copie-2-1024x768.jpg

IMG_0333-1024x768.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Asaniya brings two things alien to South Somalia

 

A structured maamul built after long deliberation( most of which will be unvieled as the military operations progress)

A well resourced and disciplined armed force loyal to the Somali Government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

After 20 years, it hasn't changed a bit... I remember the tuulo with two water wells and sarounded huge Trees (Qudhac) vividly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this