Sign in to follow this  
Somalina

In ku dhow 40-Xildhibaano ka mid ahaa taageerayaasha Shariif Xasan oo lagu celiyay Garoonka Diyaarad

Recommended Posts

Abwaan   

Waxaanaa fawdo la dhahaa...don't be suprised haddii Shariif Sakiin inta koox ka mid ah baarlamaanka shiriyo uu dhaho dowladda waan kala diray. Bal Aala-Shiikh Group maxay samayn doonaan hadduu sidaas yeelo? Illeen isaga ma xiri karaan oo AMISOM baa ilaalisee?! lol. They shoule all go and they will by August Insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maxaa hada loo celinayaa waligood ayeey nairobi dhax fadhin jireene , mise sh shariif tookadan lafihiisa ayuu u baqay .

nairobi ayeey marwalba aadaan sida ayadoo xamar loo wareejiyay nairobi , sheekh shariif maalmahan murqaha ayuu lakala baxayaa , alshabaabka uu mudooyinkan garaacay ee gado uu kasoo buriyay maa ugu wacan ,madaxweynaha runtii burhaantiisa ayaa kacsan ,sharif sakin na wuu dardaraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

AYOUB;717972 wrote:
No long ago Jengeli and Sh. Sharif were buddies, while Burci used to say Sakiin is traitor of the ".5 folks" who pretends to be from Baydoa.

Yes Ayoub somali politics right there for you man....but I think the president was wrong on this one!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan;718204 wrote:
Washingtom Warns over Somali MPs travel ban! Sharif Hassan
1
- President Sharif
0

 

 

Little correction sxb, it is Sharif Hassan 5 Shariif Ahmed 0 :D :D

 

Remember how managed to use Shariifka to become a finance minister, and how he used him again to get his old job, speaker of the house, back. And rememer how he managed to force him watch the parliamant caste their votes publicly. Watch in couple of months, he will force him to hold the elections on time and eventually kick him out of the presidency and also prolly give it to himself lol. If that is not 5:0 (like the recent el classico), I don't know what it is.

 

Sharif Hassan is the best man in the dirty Somali politics, see how Shariifka kale got a call from Obama in a matter of hours when he violated Somali and "international" laws? :D War I am telling the man has some good connections. Our friend Liqaye would tell you it is his wife who got him all these connections.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

40 PMs travelling at the same time and 15 sick at the same time, now that is news worthy event. What is the US going to do about it?

 

Stick it to them hard Mr President, you should've put them in jail overnight. Waa socotaa koley, go out with a bang. :)

Ahmed 10 : -10 Ethiopian Sakin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Muqdisho (RBC) Sida uu RBC Radio u xaqiijiyeen xubno ku dhow afhayeenka barlamaanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaa maanta oo Arbaca ah lagu wadaa inay garoonka Muqdisho ka dhoofaan xildhibaano ku dhow 40 kuwaasoo maalintii Isniintii xukuumadu ka joojisay inay safraan.

Ilo wareedka ayaa RBC Radio u sheegay in wada hadal ku saabsan sidii xayiraada looga qaadi lahaa xildhibaanadan ay yeesheen xubno dhexdhexaad ah oo ka tirsan barlamaanka iyo wasaarada arimaha gudaha, iyadoo wasiirka gudaha C/shakuur Sheekh Xasan uu ogolaaday in xildhibaanadaasi maanta ay safraan.

Gudoomiyaha barlamaanka Shariif Xasan oo khilaaf uu kala dhexeeyo madaxweyne Shariif iyo xukuumada ayaan wax lug ah ku yeelanin xalinta arintan, waxaana ilo wareedku noo sheegeen in Shariif Xasan uu ka maagay inuu qaab codsi ah ugu tago xukuumada maadaama uu isu haysto inuu ka sareeyo.

Xubnaha dhexdhexaadka ayaa ilaa shalay u kala dabqaadayey dhinacyada iyadoo arinta ay gaartay xafiiska madaxweynaha KMG, wasaarada arimaha gudaha iyo taliska booliska oo dhamaantood markii dambe ogolaaday in xildhibaanada la fasaxo maadaama qaarkood aysan shaqo ku lahayn hawsha uu wato afhayeenka oo ay u socdeen arimo caafimaad.

 

Waxaa xusid mudan in xukuumada markale cadeysay inaysan marnaba aqoonsaneyn wax guddi doorasho la yiraahdo tan iyo inta barlamaanka oo mideysan uu ka dhisayo guddi noocaasi ah, sidaa waxaa RBC Radio u sheegay mid ka mid ah mudanayaasha hawsha ku jirey.

Dhanka kale Shariif Xasan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdisho ayaa ku eedeeyey xukuumada inay Axdiga KMG jebisay, wuxuuna ka dalbaday in xukuumadu raali gelin ka bixiso soo celintii mudanayaashii uu dirsaday, hase yeeshee waxaa isla shalay eedeyntaasi u jawaabay isla mudanayaal kale oo iyaguna saxaafada la hadlay sheegeyna in xukuumadu ku saxsaneyd safar ka joojinta wax ay ugu yeereen guddi suuq mugdi lagu dhisay oo u adeega danaha Shariif Xasan.

Si kastaba waxaa arimahan oo dhan ay culeys ku sii kordhinayaan xaalada qir-iyo- qirta ah ee ka dhexeysa madaxda ugu sareysa TFG oo hadda meel adag kala maraya, iyadoo maalin walibana uu imaanaya wax sii kala fogeeya oo arinta ceel dheer ku sii rida.

 

RBC Radio

Xafiiska wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this