Sign in to follow this  
A_Khadar

Wikileaks Oo Shaacisay In Xawaalada Dahabshiil Lacagta Loo Marin Jiray Ururka Al-Qaacida

Recommended Posts

A_Khadar   

Wargeyska "The Telegraph" ee 27kii April 2011, ayaa qoray warbixin uu sheegay in shebakadda caan baxday ee "Wikileaks" ay ka heshay Guantanamo,

 

kaasoo laga helay warbixinta hoos ku qoran in Maxamed Saleebaan Barre oo ku dhashay Magaalada Burco Sannadkii 1964-kii, Maraykankuna gacanta ku dhigay una taxaabay Xabsiga weyn ee Guwaatanaamo Sannadku markuu ahaa 2002-kii.

Warbixintan uu daabacay Wargeyska "The Telegraph", waxa uu xusay in Maxamed Saleebaan Barre lagu tiriyo inuu ahaa dadka gacan saarka la yeeshay Usama Binu Laden iyo Ururkiisa Al-Qaacida Sannadkii 1992-kii.

Wargeysku, waxa uu sheegay in Maxamed uu ahaa Mujaahid u qaabilsan dhinaca dhaqaalaha iyo hawl-fududaynta shebekadda jihaadiinta ee Al-Qaacida, waxaanu sheegay Wargeysku inuu Lacago toos ah siiyey Maxamed Saleebaan kooxda Agagixisada ah ee "Al-Wafa" oo ka mid ah kooxda Al-Qaacida iyo kooxo kale oo argagixiso ah oo ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo uu Lacagta usii mariyey Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil ee Soomaaliya.

Links Guantanamo Bay detainee file on Muhammad Sulayman Barre, US9SO.

Sida uu daabacay Wargeyska "The Telegraph", waxa uu Maxamed si toos ah u diraayey Lacago faro badan oo Xawilaad ah ka hor intaan la xidhin, taasoo sida uu Wargeysku xusay loo isticimaalay Weeraradii 28-kii Novembar 2002-dii ee Al-Qaacida ka fulisay Magaalada Mombasa ee dalka Kiiniya.

Sidoo kale, waxa uu qoray Wargeyskaasi in Maxamed Saleebaaan oo ahaa la haye "Detainee" ku jiro Xabsiga Guwaantanaamo uu xidhiidh la lahaa dad Soomaali ah oo kale oo ay suurto gal tahay inay ku xidhnaayeen Al-Qaacida, kuwaasoo ku nool Maraykanka oo iyana laga yaabo inay ku lug-lahaayeen dirista Lacagaha ay argagixisadu ku fuliyaan hawlgalada.

Ugu danbayn sida uu daabacay Wargeysku, waxa uu Ninkani tababar sare oo dhinaca hubka culus ah sida artileriga kusoo qaataya xarunta "Al-Faaruuq Jihaad" Sannadkii 1992-kii, waxaanu kasoo dagaalamay oo ka qayb qaatay dagaalkiii eheliga ahaa "Civil War" ee Afgaanistaan, sidoo kalena waxa uu sheegay inay suurtogal tahay inuu ka mid noqdo shaqaalaha Machadka Islaamiga ah ee Al-Qaacida ee ku yaal Magaalada Qandahaar ee dalka Afgaanistaan.

Source: Yool

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

1992? Al-Qacida wasn't this popular in 1992, they could have used American banks if they wanted to. Give me a break dheh Wikileaks!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dahabshiil financed Al Shabaab and contributes to the war in Somalia.

Dahabshiil ordered the killing of General Saado Cali.

Dahabshiil financed the capture of Bin Laden.

 

Haye, maxaa inoo hadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nah, Dahabshiil is owned by an illuminati group who are behind Somalia's turmoil!

Let's see how many crazy (utterly nonsense, of course) ideas we can come up with!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;716764 wrote:
And don't forget dee Ethiopia dii sida Ilaahay wax walba ka dambaysay ,,,
:D

Indeed! :D I also heard he's a reptilian humanoid from Alpha Draconis... we're doomed!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this