Sign in to follow this  
Saalax

Madaxweynaha Rascasayr State Iyo Maamulkiisa Oo Si Heer Qaran Loogu Soo Dhoweeyey Deegaanka Bareed(D

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweynaha Rascasayr State Iyo Maamulkiisa Oo Si Heer Qaran Loogu Soo Dhoweeyey Deegaanka Bareed(Daawo).

 

Garoowe(Allssc): Wafti ka socda Maamulka Raascasayr State Of Somalia oo gaaray Magaalada Bareed ayaa waxaa kalkaas ku soo dhoweeyay shacabka Ku dhaqan Magaalada Bareed .

Waftiga ayaa waxaay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshada waxay usoo bandhigeen sida ay uga shaqaynayaan horumarki adeegyada bulshada deeganaada Raascasayr State

Shcabka ayaa aad ugu riyaaqay sidi wanaagsan ee xukuumada Raascasayr ay ugu adegayso dadka iyo deegaankaba .

Waxayna Balan qaadeen shacabku inay la shaqaynayaan dhankoodana diyaar u yihiin amuuraha isbadalka deegaanada Raascasayr State .

Halkan Ka Daawo Sidii Quruxda Badnayd Ee Loosoo Dhoweeyey Waftigii Madaxweynaha Iyo Maamulka Raascasayr State Of Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Wafti Sare oo ka socota Raascasayr State oo gaaray Dagmada Bareed

Wafti ka socda Maamulka Raascasayr State Of Somalia oo gaaray Magaalada Bareeda waxaa kalkaas ku soo dhoweeyay shacabnka Ku dhaqan Magaalada Bareeda .

 

Waftiga ayaa waxaay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshada waxay usoo bandhigeen sida ay uga shaqaynayaan horumarki adeegyada bulshada deeganaada Raascasayr State

 

Shcabka ayaa aad ugu riyaaqay sidi wanaagsan ee xukuumada Raascasayr ay ugu adegayso dadka iyo deegaankaba .

 

Waxayna Balan qaadeen shacabku inay la shaqaynayaan dhankoodana diyaar u yihiin amuuraha isbadalka deegaanada Raascasayr State .

 

Allcaseyr.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

The beauty of the pictures, the proud men and the promise of the development of the eastern regions is breathtaking to behold.

 

The development of Xafuun, Caluula, Bargaal (capital of the kings), and the whole Indian Ocean coast will only add to the strengths of the people of Puntland as a whole.

 

Funny that what is termed as the Raas Casayr regions are larger in size than the whole SNM taingle.

Keep up the good work and kindly update us when the reach he beautiful Cape Guardafui.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, you must mistake us for your sub clans who used to enslave each other. No this is not the case of your clan being in bondage to Faisal Warrabe's. This is the start of the development of a large region of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

XX. Walle wii dhaqaaqday indeed. Ras Casayr mamuul & leaders have already taken over the lands (Unlike those fake Qurbo Joog Mamuuls). It's no longer controlled by Puntland's Faroole.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol @ poor secessionists Raas Casayrs development I'd an advantage for the people and admin of Puntland. Surely you do t know us if you think the clans of these regions are anti Puntland.

 

But keep it up. The promotion of Raas Casayr the heartland and ancient home of the kings by SNM groups is a wonder to be held.

 

By all means continue.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;714713 wrote:
We shall see duke
;)

 

Salax Raas caseyr wa inaynu so dhaweyno wa niman dhulkooda u tashaday oo diiday qablayadi faroole

 

 

:D

 

 

Rascaseyr website on Somaliland.

 

 

Wefti uu hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo socdaal ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa kulamo la yeesho masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Safiirro.

Warsaxaafadeed ay Madaxtooyadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu kulamo la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay Safiirka Dalka Hindiya u fadhiya Imaaraadka, isla markaana ay ka wada hadleen arrimo kala duwan.

 

Warsaxaafadeedkaasi wuxuu u dhignaa sidan;

 

“Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo kuna sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa waxa Maanta (25/04/2011) ku soo bookhday Madaxweynaha JSL, Hotel-ka uu Degan yahay Safiirka Waddanka HINDIA u fadhiya Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Mr. Lokesh Mysore Kapanaiah.

 

Safiirka oo kulan Saacaddo qaatay la yeeshay Madaxweynaha iyo Weftigiisa ayaa waxa uu ka hadlay Aragtida Wadankiisu uu ka qabo Somaliland iyo Guud ahaanba Mandaqada Geeska Afrikada Bari Gaar ahaana Dhinaca Nabad-gelyada, Budhcad-badeeda, Argagixisada dhinaca Dhaqaalaha intaba.

 

Safiirku waxa uu sheegay in uu Wadankisu ka war hayo in Somaliland tahay qayb markii hore ka mid ahayd waddankii laysku Odhan jiray Soomaaliya, laakin imika ay Muddo labaatan (20) sanno ah ay Goonideeda u taagnayd, in uu Waddanka Somaliland yahay waddan Mutaystay in la Gacan-qabto oo ku guulaystay inuu dhinaca Nabad-gelyada iyo Dhinaca Dimu-quraadiyada aad uga Horu-marro waddamada ku xeeran qaarkood gaar ahaana Waddankii uu markii hore ka mid ka ahaan jiray ee Soomaaliya oo isagu Weli ku sugan Xaalad Xasilooni Daro ah ayuu yidhi Safiirka waddanka Hindia u fadhiya Dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Madaxweynaha uga Waramaayey Aragtidiisa ku aadan Mandaqada iyo sida ay u arkaan wax-wada qabsi ay waddankiisu la yeeshaan Wadanka Somaliland.

 

Safiirku waxa uu sheegay in waddanka Hindiya danaynayo wax la qabsi dhinaca Dhaqaalaha ah oo uu la yeesho wadanka Somaliland, waxaanu sheegay in uu Shirkaddo waa weyn oo waddankiisa ka soo jeedaa danaynayaan Maal-gashi gaar ahaana Dhinaca Macdanta.

 

Madaxweynaha Somaliland ayaa isaguna dhiniciisa waxa uu uga waramay Safiirka Baahida ay Somaliland u qabto in ay somaliland wax la qabsato Hindia waxaanu warbixin ka bixiyey dhinaca Budhcad-badeeda iyo dhinaca Nabad-gelyada labada sidii loo sii adkayn lahaa Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay labadaasba ka bad-qabto Somaliland laakiin Nasiib darada haysataa Somaliland ay tahay in labadaasiba ay halis ku yihiin oo ay ku badan yihiin Wadanka la jaarka ah ee Soomaaliya ee ay la wadaagto bad-weynta hindiya ee Budhcad- badeedu hada ka ugaadhsato iyo Dhinaca Bada-cas gaar ahaana dhinaca Soomaaliya iyo weliba Argagixisada oo iyadu xarunba isagga noqotay Waddanka Soomaaliya oo Dabcan Somaliland-na mar-mar badan saamayn ku yeeshay.

 

Laakiin waxa uu Madaxweynuhu uga waramay in ay shacbiga iyo Dawladda Somaliland-ba si wayn isaga kaashadeen sidii ay isaga Dayri lahaayeen dhibaatooyinkaa kaga imanaaya deriska ee la xidhiidha bada iyo beriga labadaba.

 

Madaxweynuhu waxa uu dhiiri-geliyey Aragtida Safiirka ee ah in uu soo hogaamiyo ama soo dhiiri-geliyo shirkadaha waa weyn ee waddanka Hindia ee Maal-gashiga Somaliland diyaarka u ah ama Danaynaya.

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa kale oo uu safiirka kala hadlay dhinaca wax-barashada oo uu sheegay in wadanka Hindia ka caawin karo somaliland dhinaca wax-barashada gaar ahaan (Scholarships), Scholarship-yada dhinaca Ardayda Dhamaysatay Dugsiyada Sare iyo Jaamacadahaba ee reer Somaliland, Safiirkuna waxa uu soo Dhaweeyey Arrintaasi waxaanu sheegay in waddanka Hindia taa wax weyn ka qaban karayaan dalkiisana uu kula noqon doono.

 

 

http://allcaseyr.net/2011/04/26/wefti-uu-hoggaaminayay-madaxweynaha-somaliland-axmed-maxamed-siilaanyo-oo-socdaal-ku-jooga-dalka-isu-tagga-imaaraadka-carabta-ayaa-kulamo-la-yeesho-masuuliyiin-kala-duwan-oo-ay-ka-mid-yihiin-safiirro/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxda SNM iyo USC ee UK oo xaflad u dhigaya CasayrLand

 

Waxaa magaalada London ka socota qaban-qaabo ey wadaan kooxda SNM iyo USCoo ey lacago uugu aruurinayaan xaflad loo dhigi doono maamulka aan saldhiga iyo taageerada toona laheyn ee Casyerland. Hadaba maxey tahay sababta ey u taageerayaan kooxda SNM iyo USC, akhristow waxaan dhowaanta la-soconey in magaalada Galkacyo lagu xirey Prof Lasoraani isagoo loogashakisanaa inuu lacag kasoo qaadey Dowlada Villa-Soomaaliya gaar-ahaan Madaxweyne Shariif Axmed,

 

read more here

http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7261

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this