Sign in to follow this  
Saalax

Madaxweynaha Rascasayr State Iyo Maamulkiisa Oo Si Heer Qaran Loogu Soo Dhoweeyey Deegaanka Bareed(D

Recommended Posts

Saalax   

Xaaji Xunjuf;714751 wrote:
Kooxda SNM iyo USC ee UK oo xaflad u dhigaya CasayrLand

 

Waxaa magaalada London ka socota qaban-qaabo ey wadaan kooxda SNM iyo USCoo ey lacago uugu aruurinayaan xaflad loo dhigi doono maamulka aan saldhiga iyo taageerada toona laheyn ee Casyerland. Hadaba maxey tahay sababta ey u taageerayaan kooxda SNM iyo USC, akhristow waxaan dhowaanta la-soconey in magaalada Galkacyo lagu xirey Prof Lasoraani isagoo loogashakisanaa inuu lacag kasoo qaadey Dowlada Villa-Soomaaliya gaar-ahaan Madaxweyne Shariif Axmed,

 

read more here

 

lol so they are already paranoid about ras casayr. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

General Duke;714764 wrote:
I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads.

 

:D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;714764 wrote:
I support the Ras Casayr region and it's development. It will make us much stringer to bring on Baird he large regions of the Easter Indian Ocean. But you secessionist want that right? Lol. Keep it ip lads.

SNM iyo USC holding a meeting kulahaa...kkk...these secessionists are hilarious.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf that is right. Another thing Somaliland websites don't call themselfs "SNM" lol. They usually say Jamhuuriyada Qaranka Somaliland ama JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Madaxweyne Faroole oo Garoowe ka wada abaabul dagaal oo ka dhan ah maamul gooboleedka cusub ee Raas Caseyr State Of Somalia

Waxaa malmahanba ay shirar aan kala joogsi lahay ka dhacayen magalada Garoowe ee gobalka Nugal

shirkaas oo uu soo qaban qabiyay Faroole isgoo ujedadisu aheeyd sidii bulshada ku dhaqan gobalka Nugaal ay ugu tagerilahayd damaciisa ah inuu dagaal Maamul goboleedka RAAS CASEYR STATE OF SOMALIA maamulkaas oo ka madaxbanaan Puntland inteeda kale yeshayna madaxweyne iyo ku xigeen,gole barlamaan iyo gole wasiir dhamantodna ku sugan wadanka gudihiisa kadib markii ay ku gacan seyreen saladinta, aqoon yahanada, culumo awdiinka, ganacsatada iyo qaar kamida sarakisha ciidanka puntland ayaa waxaa soo baxaya inuu faroole hada uu ababul ugu jiro sidii uu burcad badeed iyo maleshiyo beleed beled u soo hubayn lahaa.

 

Mamulka RAASCASEYR oo ka dhashay shirar iyo wada tashiyo mudaba uga socday dalka iyo dibada dadka degaanka degan ayaa shir weyne loo dhanyahay oo ay ka soo qayb galeen dhamaan bulshada dhinacyadeda kala duwan waxuu ka dhacay 10/2/2011-20/2/2011 magaalada BAARGAAL kaas oo lagu go aan saday in ay dadka degamadaas dagani ay sameystaan maammul ka shaqeya danahooda kadib markii ay ku khasareen isku sarsigii iyo wada lahanshihii puntland ayaa lagu dhawaqay mamulka RASCASEYR STATE OF SOMALIA tarikhdu markay aheeyd

17/4/2011

 

Madaxweynaha mamulka raas caseyr Eng Farah Mohamud Yusuf Dooxajoog maruu lahadlayay warbahinta gudaha isagoo ku sugan casimada mumulkas ee caluula ayuu u sheegay in cid kasta oo isku dayda inay ka hor yimadan rabitanka shacabka degankaas ay ka hortagayaan iskana difacayaan.

 

Sidoo kale waxaa warbaahinta gudaha la hadlay taliyaha guud ee cidamada RAASCASEYR STATE OF SOMALIA jen: Mohamed Xirsi Cumar isagoo sheegay in hadii maleeshiyada uu Faroole ka ururinayo Garoowe soo damaciyaan degankan ay u dhigayaan cashar lama ilawana isla markaana ay hada ku jiraan heegankii ugu danbeeyay xaduduhuna ay xiran yihiin bad iyo biri ilaa iyo iminka ma jirto wax wan wan wada hadal oo labada qoloba ay diyaar u yihiin waana suura gal in xili kasta uu ka qarxo dagaal faraha looga gubtay kaas oo masuliyadiisa uu qadayo faroole iyo inta ku caqligaa.

 

 

Sawiradaan waa shirkii ka dhacay degmada Bargaal oo lagu doortay mamulka Raascaseyr labada nin ee wada fadhiya waa madaxweynihii Eng: Farah Dooxajoog iyo ku xigeenkii madaxweynugu Dr: Bare Faatax.

 

 

http://allcaseyr.net/2011/04/26/madaxweyne-faroole-oo-garoowe-ka-wada-abaabul-dagaal-oo-ka-dhan-ah-maamul-gooboleedka-cusub-ee-raas-caseyr-state-of-somalia/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this