Sign in to follow this  
Akash

Open Letter | Awdal State Declaration | To the TFG Of Somalia and United Nations.

Recommended Posts

Taleexi   

Ahhahaha, maya waxaa wax laga qorayaa horboodayaasha Soomaalidiidka ee indhoweydba casiirka dawladaha khaliijka kaga dhergey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa talaabo wanaagsan oo horay loo qaaday reer awdal iyo reer sool waxa kaliya oo u wanaagsan midnimo dhexdooda ayadoon dhiig ku daadana somaali diidka si sahala bey uga xaroobi karaan haday cilmigooda iyo midnimadooda kaashadaan oo tawakalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Umadaha qaar na xornimo bey kaga dhagtay adeer dalka Somaliland from lawyacade ila iyo yoocade wa xor umada ku nool na wa xor. Tallow taadi halkeed ku ilawday nin walba tiisa u daran eh

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waad iaga gar leedahay haddaadan somali diid ahayn lakiin dadka reer awdal waa dad wax dhisa maahan dad wax dumiya xaqna waxay u leeyihiin inay ayaahooda walaalahood la qaybsadaan waxna ka dhisaan aqoonteedana waa leeyihiin, intay wakhtigooda ku lumin lahaayeen koox yar oo soomaali diid ah riyo wahmi aan dhamaad lahayna ku jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

JB: A mind of secessionist at its finest iga dheh. Who gives you the right to speak on my behalf while you think otherway around is off limits... Your monolithic view of life is out there all to see.. war anigu idin sheegi maayo ee idinku ha is sheegina :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Who gives you the right to speak on my behalf while you think otherway around is off limits.

war anigu idin sheegi maayo ee idinku ha is sheegina
smile.png

<-- Classic..;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this