Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool

Recommended Posts

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Daakhilga Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Caynaba.

Monday, 18 April 2011

Caynaba(Togdhnews)-Wasiirka Daakhiliga Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Gaboose ,

iyo wafti uu horkacayo ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Caynaba ee gobolka Saraar,waxaana halkaasi si diiran ugu ugu soo dhaweeyay,Maamulka Gobolka,Madaxdhaqameedka degaankaa iyo dadweyne badan.

 

 

Wasiirka oo dadkaasi soo dhoweeyay kula hadlay goob fagaare ah ayaa sheegay in ujeedada safarkoodu la xidhiidho u kuurgalida xaalada guud ee gobolada Bariga Somaliland,islamrkaana uu madaxweynuhu na soo diray,waxa uu intaas ku daray in dawladu markasta diyaar u tahay inay horumariso oo wax u qabato goboladeeda balse loo baahan yahay ayuu yidhi in bulshadu noqoto mid wax qabsanaysa oo ka qayb qaadanaysaa horumarka degaankeeda.

 

 

Suldaan C abdilaahi Suldaan Cali oo suldaanka guud ee Beelaha Bariga Burco,ayaa isaguna halkaasi ka sheegay inay si wey ugu soo dhaweynayaan waasiirka iyo waftigiisa degaanka gobolka Saraar,raalina ka yihiin imaantinkiisa,waxa kale oo iyaguna goobtaasi ka hadlay Badhsaabka gobolkaasi iyo xubno ka mida madaxdhaqameedka degaankaasi.

 

Socodkan waftiga wasiirka ayaa ku soo beegmaya wakhti ay gobolada bariga Somaliland ka taaagan tahaay xaalad abaareed oo aad xumi, bulshada degaamadaasina ay u baahan yihiin gurmad balaadhan oo isugu jira Raasjin,Biyo iyo dawoooyin,madaama nolasha dadkaasi ay hada adag tahay goobo badana laga soo barakacay.

Waa markii u horeysay ee wasiirka daakhiligu tan iyo intii xilkaasi loo magacaabay uu safar ugu baxao gobolada Bariga Somaliland.waftigan ayaa la sheegay in kormeer ku soo mari doonaan gobolada Sanaag iyo Sool,inkastoo wasiirka iyo waftigiisu ayaa saaka hareerta ka dhaafeen magaalada Burco oo aanay ku soo leexan.

 

TogdheerNews..Burco

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;712840 wrote:
loool@Beelaha Bariga Burco

 

Why not just say the tribe

It's good man that means the people won't hear every day reer hebel iyo reer hebel. But they will hear Beesha bariga burco beesha Woqoyiga Hargeysa Beesha Qurilugud beesha Koonfurta Laascanood beesha bariga sanaag beesha bariga awdal beesha borama etc , besides it's good for saxafada two and for SOL lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;712844 wrote:
Hada waxaad leedahey Burco qabiil qabiil lookala dagan yahey?

 

Gaalkacayo maxaa dadku afka ugu taagaan?

Maya burco wada greeni ma dhex marto saxib balse saxafada iska diidan inay beelaha afka ku dhufato laakin beelaha burco wa is dhex degenyihin hal badhisaab bay leeyihin hal mayor hal mayor kuxigeen hal taliye Boolis hal abanduule ciidan

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Che -Guevara;712844 wrote:
Hada waxaad leedahey Burco qabiil qabiil lookala dagan yahey?

 

Gaalkacayo maxaa dadku afka ugu taagaan?

Che- You guessed that one very much right. Burco is divide, East and West, and if you are from east you can not cross over to West and vise-versa. Even the market is divided.. Not only Burco, so as Hargaysa, Ceeri-gaabo not sure about Berbera though.

 

If you recall back in few years JB was asking one of the Solers in here where lives in Hargaysa and when he told him , JB figured out his clan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;712847 wrote:
Maya burco wada greeni ma dhex marto saxib balse saxafada iska diidan inay beelaha afka ku dhufato laakin beelaha burco wa is dhex degenyihin hal badhisaab bay leeyihin hal mayor hal mayor kuxigeen hal taliye Boolis hal abanduule ciidan

:D:D Sorry XX, you cann't lie about this..plz.. Burco has BARI AND GALBEED and two of the habar dwell each side completely segregated.. May be that is why NG couldn't stay the place more than hours.. I bet they told him that he couldn't visit the other side...

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar Laascanood has woqoyi and koonfuur so does Jigjiga what is your point are you telling me a person from east burco can not live in west burco come on man or a man from south hargeysa can not live in north hargeysa saaxib waxasi wa sheekooyinkina..

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

lool XX waa la qabtay, Xaaji is it true that Burco has two police chiefs one west and the other one is east. just yes or no will be enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;713015 wrote:
A khadar Laascanood has woqoyi and koonfuur so does Jigjiga what is your point are you telling me a person from east burco can not live in west burco come on man or a man from south hargeysa can not live in north hargeysa saaxib waxasi wa sheekooyinkina..

Saaxiib, I am telling u the facts. I even vividly remember hearing this story in Burco where a man from west side who married to women from east owned a restaurant in the east and he was attacked several times just because he was having a restaruant in a wrong side... that was back in 90s..

 

Yes every city has sides, east/west or north/south but I haven't seen/heard places that much divided in subclan lines like Burco/Hargaysa does... Jigjigo is no comparsion with your tuuloos, it's a Somali city where any somali clan can live any side of the city, but your tuuloos idinkaagaaba isku cunsurinaya cidkale daaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;713024 wrote:
No burco is not galkacyo Burco has one police chief one Governor one mayor one military commander

That could be right, but very possible the mayor of city can't live other side of the town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar you can live in north hargeysa west east south hargeysa even if you are a koonfurian it's a capital city or from any clan the same with burco , burco is not the burco of the 19 century it's the largest city of togdheer and the second largest city of Somaliland and you want to tell us People live there in sections oo isu ma talabaan adeer waxasi waxba kama jiran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

XX, you cannot compare gaalkacyo to Burco, Gaalkacayo has been divided into north and South since 1940’s, be honest, I am sure at one point Burco had a Police chief and two advisors one from the east and the other was from the west, so A-Khadar is right Burco is divided into sub clan lines. Also SL is the only place in Somalia where certain clan is forced to live one district only. marka you also have a long way to go, so no need to inaad raadiso waxa Somalida kale ka qaldan, just fix your own issues, start with uniting Burco and then we might take you serious about Gaalkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;713038 wrote:
XX, you cannot compare gaalkacyo to Burco, Gaalkacayo has been divided into north and South since 1940’s, be honest, I am sure at one point Burco had a Police chief and two advisors one from the east and the other was from the west, so A-Khadar is right Burco is divided into sub clan lines. Also SL is the only place in Somalia where certain clan is forced to live one district only. marka you also have a long way to go, so no need to inaad raadiso waxa Somalida kale ka qaldan, just fix your own issues, start with uniting Burco and then we might take you serious about Gaalkacyo.

Burco is united burco does not have two mayor or two governors or two police chiefs like galkacyo sure there are many clans that live in Burco but the city is one and not divided every place in the world there are xaafado what city of Somalia or Somaliland does not have xaafado were some clans are the majority that does not mean that hebel from clan x Can not live in that neighbourhood, Burco even has caqalka guurtida burco from every clan that lives in burco and are represented. You mean daami district of hargeysa lol Xaafada Daami every clan lives in Xaafaada Daami i don't think you have been to xaafada daami Magaalada hargeysa. i can proudly say Somaliland cities are the most united wether it's borama gabiley hargeysa burco berbera hargeysa ceerigaabo etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this