Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Banaan bax uu soo qaban qaabiyay Maxamed Dheere oo la isku rasaaseyay.

Recommended Posts

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in banaan bax uu soo qaban qaabiyay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo lagu taageerayay shirkii Nairobi ee wada tashiga ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobey ayaa daqiiqado ka hor la isku rasaaseeyay.

 

Banaan bax oo ay ka qeyb qaadanayaan haween iyo caruur ayaa waxaa la sheegay inay Ciidamo ka tirsan Dowladda ay is hor taag ku sameeyeen, kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen Ciidamo uu soo diray Maamulka Gobolka Banaadir.

 

Wararka ayaa intaa ku daraya is rasaaseyn ay ka dhalatay is hor taaga banaan baxa, iyadoo qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac la soo sheegayo inay soo gaareen dadkii banaan baxayay, iyadoo dadka lagu rasaaseeyay agagaarka Taaladii Daljirka Dahsoon ee Isgoyska Boondheere, xilli a socod ku marayeen.

 

Qof goob jooge ah ayaa inoo xaqiijiyay inuu indhiisa ku arkay dhaawacyada saddex ruux oo ka mid ahaa dadkii banaan baxayay, waxaana goob joogahaas oo codsaday in aan magaciisa la sheegay uu sheegay in Banaan baxayaasha ay damceen in rasaas ku kala ceyriyaan Ciidamada Dowladda, hase ahaate dheg loo siin waayay, deetana ay is rasaaseeyeen sida la sheegay Ciidamo la socday banaan baxayaasha.

 

Maxamed Dheere oo xalay wareysi gaar ah siiyay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa ku tilmaamay hadal lagu qoslo go'aan ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle, kaasoo uu ku mamnuucay in la dhigo banaan baxyada.

 

Maxamed Dheere ayaa sheegay in dadka si nabadeed ay u dhigan karaan banaan baxyo, aragtiyadooda ay ka hadli karaan, waxaana la sheegayaa in banaan baxa saaka uu soo qaban qaabiyay ujeedadiisa aheyd in lagu taageero shirkii Nairobi.

 

Dhowaan ayay aheyd markii Maxamed Dheere lagu soo eedeeyay inuu ka dambeeyay rasaas lagu furay dad banaan baxayay oo ku sugnaa agagaarka Gurigii Hooyooyinka bishii Febraayo, waxaana dhacdadaas darteed Maxamed Dheere uu u xirnaa muddo bil iyo toban cisho ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warlord maxamed dheere in la xiro waaye, xiligii uu sameyn jiray wuxuu doona waa dhamaatay, sharci baa jirto waana inuu maqlo amarka maamulka ee ku aadan in aan la qaban karin dibadbax aysan maamulka gobolka Banaadir la socon ama oggoleyn!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba, I thought you were an adamant admirer of the former warlord turned Mayor, what has changed? I could be wrong, but you were calling him "halyeey" not long ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

iyadoo ay ku
dhinteen labo ruux
halka afar kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo qeyb ka ahaa
dadkii banaan baxayay ee taageersanaa shirkii wada tashiga Nairobi
.

Citizens should be allowed to demonstrate peacefully. I know Shariif is working hard to save his seat and that is perfectly fine, but using live rounds on peaceful demonstrators is absolutely unacceptable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aren't we jumping to conclusions here? were you there watching Sharif use "live rounds" on the demonstrators?

 

AUN intii dhimatey intii dhaawacantayna speedy recovery.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Rhetorical?

 

Anytime you hear about demonstrators being stopped by the government and some being killed in the process, it is the current government that should bear brunt of public's wrath. It is hard to believe Maxamed Dheere called his supporter into the streets and killed them after they came out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Practising mini dictatorship in the few kilometers he controls won't save the shariif. People should have the right to protest peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Libaax-Sankataabte;712117 wrote:
^Rhetorical?

 

Anytime you hear about demonstrators being stopped by the government and some being killed in the process, it is the current government that should bear brunt of public's wrath. It is hard to believe Maxamed Dheere called his supporter into the streets and killed them after they came out.

You don't know what happened, and by all means you can pick names out of the hat as it suits you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this