Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed runs of to Ethiopia, on route to Tanzania desperate times

Recommended Posts

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ka dhoofay Muqdisho

 

Khamiis, Abriil 14, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amababaxay Muqdisho iyagoo ku wajahan dalalka Itoobiya iyo Tanzania sida uu warbaahinta u sheegay Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow).

 

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, wasiirka maaliyada iyo lacagta Xuseen Cabdi Xalane, wasiir u dowlaha madaxtooyada C/qaadir Macallin Nuur iyo mas'uuliyiin ka tirsan xafiiska madaxweynaha.

 

Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa ku hormaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyagoo lagu wado in isla maanta ay kulammo la qaataan ra'iisul wasaaraha dalkaas Meles Zenawi iyo golihiisa wasiirrada.

 

Inkastoo aan la sheegin inta casho ee uu qaadanayo safarka ay ku tagayaan dalka Itoobiya ayaa haddana waxaa lagu wadaa in marka uu u dhammaado ay u gudbaan dalka Tanzania oo ay kulammo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kula yeelan doonaan madaxda dalkaas.

 

Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya iyadoo xalay lagu soo gabgabeeyay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya shir loogu magac-daray wadatashiga arrimaha Soomaaliya oo uu ka qaybgalay guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo uu khilaaf xooggan kala dhexeeya madaxweynaha.

 

Madaxweyne Shariif ayaa toddobaadkan kasoo laabtay safarro uu ku tagay dalalka Burundi iyo Uganda oo ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya iyo dalka Ruwanda oo aad u daneeya arrimaha Soomaaliya, iyadoo la sheegay in kulammadaas looga hadlay ammaanka dalka Soomaaliya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdiga waxaa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka, ahna Wasiirka Difaaca Mudane Abdihakim Mohamud Haji FIQI, Wasiirka maaliyadda Hessien Abdi Halane, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Abdulkadir Moallim Nur, Madaxa Protocolka Xafiiska Madaxtooyada Mursal Saney.

 

Madaxweynaha iyo wafdigiisu waxey la kulmayaan Prime Minister ka Dalka Ethiopia Melez Zenawi si ay ugala hadlaan arrimo la xiriira sii xoojinta xiriirka labada dal ee deriska ah, iyo arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga Soomaaliya iyo dalalka geeska Africa. Shirkan ayaa daba socda shirkii IGAD ee ka dhacay Addis Ababa dhammaadkii Janaayo oo ay labada mas’uul ba goob joog ka ahaayeen iyo shirkii Wasiirada Difaaca oo uu dhowaan Addis Ababa uga qeybgalay Mudane Abdihakim oo suurto galiyey booqashada maanta.

 

the two friendly countries to meet? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack Yususf in his time as leader visited all of Puntland, Mogadishu, AFgoyee, Baidoa, Beledweyn, Jowhar and other parts of Somalia.

 

Sharif has visited only Villa Somalia and the Airport. Ghandi has not even set foot in the Juba's and yet is their President. lol.

 

Yeah we can all call ourselves leaders, but Ghandi & Sharif Ahmed could never shine Yusuf shoes let alone lead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Back to the topic at hand.

 

Yusuf visits Ethiopia, it is a presidential visit, when shariiifka does the same thing, it is "run". Looool naga daa dee!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol@ Zack, adeer you can not choose your own facts. Yusuf on his last days visited Qardho for the Kings inugaration, then went to Nairobi to meet a few memmbers of the international community then resigned.

 

Again, he controllled all of Puntland, and many parts of Somalia, and even traveled by land to Jowhar without any outside support.

Yusuf was a true leader, Ghandi is trying to do what he achieved in Puntland 12 years ago, however he is uanbele to even set foot inside Somalia and is being supported and housed by our brothers the Kenyans.

 

Dont open your mouth son if you can not bring up facts..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Lol@Yusuf traveling to jowhar with no Ethiopian help. Stop lying dee.

 

Again, stick to the topic , don't jump up and down. Yusuf has gone to Ethiopia many times, you have to admit that you were wrong for not criticising him for that. You can't blame shariiifka for doing what your godfather did. Show us some consistency duqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol@ consistency, adeer you are against foreign occupation of Western Somalia, yet support those who occupy NFD arming your clans new Messiah Ghandi?

 

Adeer spare us the nonsense, Yusuf visited Ethiopia, many times, he never declared Jihad on Melez Zanawi and two years later claimed he is a “brother leader”.

 

That’s the difference. Also was Sharif not “different” brand new and religious as some claimed.

 

PS: When Yusuf moved to Jowhar, it was the Somali troops from Puntland & others that secured the city with the help of Mohamd Dheere's admin, not a single Ethiopian militia was there at the time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

and two years later claimed he is a
“brother leader”
.

Impressive, akh Al-Qaa'id, 5 Stars to Adeer Yusuf, another 5 Star to Duke who coined that term.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this