Sign in to follow this  
Liqaye

Hands and feet of child robbers amputated...

Recommended Posts

Liqaye   

JOWHAR, Somalia, April 12 (UPI) -- Al-Shabaab fighters amputated the hands and feet of three Somali youths accused of robbing bus passengers in the town of Jowhar, observers said.

 

Crowds gathered in the town square to watch the amputations, Somalia's Shabelle Media Network reported Tuesday.

 

The boys were accused of stopping a civilian bus and robbing the passengers.

 

In 2009, the Islamist al-Shabaab group chopped off the right hands and left feet of four teenagers accused of robbery in the Somali capital of Mogadishu.

 

Read more: http://www.upi.com/Top_News/World-News/2011/04/12/Hands-and-feet-of-child-robbers-amputated/UPI-78831302617052/#ixzz1JKZtJxHv

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;711153 wrote:
^^ xataa if there was some evidence xakunka legitim maahan

Hada cadayni jirto dhab ah oo maxkamad islaami ah la so hor keeno oo lugu cadeyo sharcigu wuxu leeyahay hala jaro gacan iyo lug is dhaaf ah . but i dont think cadayn ba jirta oo walugu deg degey

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ ha degdegin ninyahow, xaalada soomalia fiiri bal abaar aa ka jiro iyo gaajo marka qalad waaye in dad gacmaha iyo lugaha laga gooyo, Cumar binu khadab (R.A) xili aa jirtay oo uu diiday in la gooyo gacmaha iyo lugaha because gaajo iyo abaar ayaa jirtay. Hadii Somalia ahaan laheyd industrialized country oo gaajo iyo haraad aysan ka jirin xukunka Sax buu ahaan lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Assalamu Alaikum xaaji walaal

 

first u said,

 

Xaaji Xunjuf;711152 wrote:
was there evidence they were the robbers or were they just accused.

and than u said:

 

Hada cadayni jirto dhab ah oo maxkamad islaami ah la so hor keeno oo lugu cadeyo sharcigu wuxu leeyahay hala jaro gacan iyo lug is dhaaf ah .
but i dont think cadayn ba jirta oo walugu deg degey

How did u come up with that conclusion?

 

 

Oba Hilowlow, si qalad ah baad u fahantay arinkan sxb, siiba arinka ah inuu cumar xuduuda mar joojiyey. Its a typical issue ay isticmaalaan dad badani, and the scholars have talked about this many times.

Umar ibn al-Khattab(radiaAllahu anhu) set aside the hadd for as-saraqa(penalty for stealing) during the year of the famine because people were STEALING to EAT and they had no means of provisions whatsoever.

 

Cumar bin khattab marna muunan xuduuda Allah ka tagin, halka mar ee wax u dhow ahna sameeyey wuxuu u sameeyey duruuf keentay darteed, dadkii wax xadayey waxay wax u xadeen gaajo daraadeed. Walibana dadkii wax xaday intuu yidhi gacanta ha la gooyo, buu ka noqday markuu arkay waxay ku sugnaayeen.

Waana qaacido usuul fiqhiga ka mid ah, in aanan la xukumin waxa laga shakisan yahay. Qofku hadii lagu qabto inay gaajo u gaysay wuxuu xadayna, oo uu meel kale quud ka waayey gacan iyo xuduud laguma oogo.

 

Marka Cumar wax ka badalan muunan samayn intaas. Loomana ogala Cumar bin khattab(ra) ama qof kale, in xad Allah uu xukumay la joojiyo ama si kale loo daayo, intuu nabiga(salallahu alayhi wasalam) na faray mooyee.

 

Dadkaan warkani ka hadlayo waa dad ciyaala suuqiin ahaa, jiri dadka jidadka u istaagta, dhacdana. Isbaaro iyo balo daran baa lagu yaqaanay, and actually some times dad aan waxba galabsan bay gacmo ula tageen. Business bayba u ahayd. Gaajo iyo waxba umaynan geenin. Wakhti aad u dheerna bay samaynayeen hawshan, shalay iyo abaarihii maynan bilaabin. Xataa hadii la dhaho Gaajaa u gaysay, inay cunto iyo wax la mid ah xadaan bay ahayd, but not stopping a whole bus etc.

 

hadii la dhaho abaar baa jirtee, ninkastaa wuxuu doono ha sameeyo, arladoo dhan fowday noqon lahayd.

 

Marka ikhwaani, koox la necebyahay yaynan keenin in diinta lagu xadgudbo.

 

Hadeer warkan meesha uu walaalku soo dhigay, meelna kuma qorna inay gaajo u gaysay iyo wixii la mid ah, ama in wiilashan lagu xadgudbay in any way. Inaga uun baa shaki iyo waxyaabo aynaan ogayn madaxa ka saarnay dadkii fuliyey xadka. Hadii cadayn cad la helo inay ku qaldanaayeen arintan, markaa inagoo dhan baa cambaaraynayna ficilkan.

 

Marka my opinion is dadkii maxakamad qaadi ka ahaa baa hawshan inaga og, waana dad muslimiin ah, ayaga iyo Allah bay u taal markaas. Haday khaldameen, Allah baa la xisaabtami, hadii saxnaayeena Allah ajar ha ka siiyo, maadaama ay dadka deegaankaas fitno ka qabteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xukunka waxaa laga rabaa ciddii xukunta meesha falku ka dhacay haday cadeyn hayaan iyo haddii kalaba waana xisaab alle

Qaaducu dariiq gaajo uma geyn inay furtaan ama boobaan dad musaafura oo ilaahay xataa soonka iyo salaadaba u khafiifiyay

Ciqaabta qaaducu dariiquna ma garanayo inay tahay dil ama gacan iyo lug goyn balse ciqaabtu waa inay dhacdaa si ay kuwa kale uga leexdaan dariiqaas ilaahay

hadii gaajo ayaa u geysay aan qiil ka dhigano waxaad ku dartaa xisaabta inuu qoriguu wax ku dhacayo 1500 oo dollar ku iibsan karo sanadana ku noolaan karo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Gooni: Qorigu waa exceptional as that is his source of income. Allaahu aclam balse horta who has the right cutting off someone's hands... amankaag!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa xukunka leh dadka meesha ficilku ka dhacay xukuma. The only shardi is, in Quraanka iyo Sunnaha nabiga lagu saleeyo xukunka dhacaya.

 

Marka xataa hadii 50 qof magaalo wada joogaan, amiir iyo maxakamad iyo qaadi bay samaysan, ayagaana xuduudoo dhan fulin! Waxayna culimadu dhahaan inayba ayagu dawlad isu yihiin, wax alle wixii ay dawladda Islaamku fulin lahayd ayagaa dabari. Waa marka aynan jirin Dawlad saroo muslimiintoo dhan ka dhaxaysa, haday timaado Dawlad Islaami ah, khaliifna la helo, Khaliifka baa markaa hawshan la wareegi, asagaana dad qaadiyaal ah u diri magaalooyinka kala duwan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Al-Miskiin: Aad baad horta u mahadsantahay balse Xamar oo boqolkii guriba qof maamulo sidee baa jawaabta aad halkan ku soo dhejisay xal ugu noqonaysaa? ka waran haddii sheekhan wiilkiisa berito koox kale qisaas xaq amaba xaq daro ah ku soo oogaan sheekadu miyaanay ahayn iska warlord-garayntii? Mise adigu weli waxaad ka gilgilanaysaa haddaynu Soomaali nahay inaynu ku fashilanay inaynu xitaa diinta isku xukuno?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-maskiin, hade dadkaan wax xadaaya maxaa ku kalifaayo hadii aysan aheyn dhaqaalo yari? Inaad fikirtid ayaa lagaa rabaa qof ma jiro oo alaab iska dhacaaya for fun wax aa ku kalifaayo= Daruuf.. marka xukunaddan ma haboona xiligaan waa say ila tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this