Sign in to follow this  
Saalax

Man from Somalia who claimed to be a Prophet taken to Hargeysa Court - Somaliland

Recommended Posts

lool Aliyyah i agree with u, this guy saalax is funny walahi solution cajiib leh ayuu la imaana like Jail, ninka inuu xanuunsan yahay waa loo jeeda maxaa jail la dhigaa, almiino dadkiis ha lo geeyo like u said and this whole thing is emberessing anigu koleey ''lander'' hadan ahaan lahaa warkan halkaan kuma dhigeen lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyyah you are from Somaliland so don't worry you won't be deported.

LOL....Somalia oo jirta oo dhab ah oo aad ka midtihiina wa diidasa..khurafaadkaagna waxaad rabta in aad iga gadidi! isku koob ya ku dhaha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maybe we should deport Salaax from SOL. He's causing harm to the good Somalis on SOL.

 

I think it's safe to say the daily jad chewing ritual causes more harm than this 'prophet'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol Oba wa saas laakin sidi horay jacfar u yidhi wixi xunba xaawa leh weeye sheekadu......laakin tani wa ka badbadis marka ninka waalan dadkan haka amaan helo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;710861 wrote:
^^Marka hadii la deport gareeyo sow dad kale ma haligaayo adeer?

Faatadhugtaan dhag jalaq ha u siinin. Wax aan news ahayn ayey news ka dhigayaan ma garatey!

 

Kii Eritreankii bambada ku qarxiyeyba dadka wuu joogaa weli. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Hargaysa: Nin Nabi sheegtay oo Dacwadiisi Hargaysa ka bilaabmatay

MONDAY, 11 APRIL 2011

Maxkamada degmada Hargeysa, ayaa maanta si rasmi ah u bilowday dacwad ka dhan ah nin dhawaan sheegay in uu yahay Nebi ilaahay soo diray, kaasoo ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanku.

 

Ninkan ayaa magaciisa la yidhaahdaa Shariif Axmed Cabdi kana soo jeeda dalka Soomaaliya, isaga oo Somaliland ku sugnaa muddo sannado ah sida ay xaqijiyeen dad u aqoon u leh, ninkan oo muuqaal wadaad leh, ayaa sida oo kale la sheegay inuu sannadihii u dambeeyay ahaa macalin diinta bara carrurta.

 

Waxa ay saaka ay markii ay furantay maxkamadu uu garsoorihii dacwada qaadayay sheegay in kiiska wadaadkan loo cuskan doono xeerka ciqaabta iyo shareecada Islaamka, maadaama oo uu ku xadgudbay diinta oo ah muqadas ka fog xumaan ka sheegid ahna caqiidada ay aaminsanyihiin shacabka Somaliland, iyada oo maalinta bari ah go’aan laga gaadhi doono dacwadan.

 

Kiiskan oo ah kii uga layaabka badnaa oo soo mara taariikhda dacwadaha maxkamadaha dalka, iyada oo ay arrintan noqotay mid amakaag ku riday guud ahaan dadweynaha reer Somaliland oo u dhagtaagaya sida loo maarayn doono kiiskan ninkan.

Togdhnews

 

 

http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=7865&Itemid=1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I think it's safe to say the daily jad chewing ritual causes more harm than this 'prophet'

dhawaan baa edaday kasoo noqotay hargaisa waxay tidhi dhamaan nimanku halkaas qaad uun bay cunayaan..marka run baad sheegtay in ay ninkan waalan faraha ka qaadan wuxu rabo ha ku nacnacleeye nin waalan yaa aminaya oo ka waalan? talow ma kuwa qaadka cuna baa aminaya in uu nabi yahay LOL....oo ay tahayna in ay ka fakaraan dhibatoyinka nimankooda haysta iyo sida qaad loga joojin lahaa....

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Aaliyyah you out of everyone who is from Somaliland should know this "Khat" problem is not only confined to Somaliland but majority of Somali peninsula( that includes South Somalia, Puntland etc). Your eedo should have visited Djibouti then she would know what real khat problem is. ;)

 

 

Anyhows back to the topic this is is not about Khat. But rather a man who committed something worse than blasphemy and bought to the court.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Since Somaliland wants nothing to do with Somalia. I think it should only concern itself with its citizens who are suffering from khat addiction....and worrying abt a man who claims to be a prophet should be one of its least issues...

 

salaam

p.s. why are you keep calling me s-lander when I am not lol.....after all our arguments ma waxaad lasoo fadhiisatay You are somalilander LOL...come up with better come backs!!..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Khat or no Khat. I don't know about this guy's sanity alhu aclam but the court will deal with him how they see it fit. Claiming to be a "Prophet" is not something that should be regarded as a small crime but rather big.

 

By the way if you look carefully in the begining of the news it says this guy was a religious teacher. Obvisiouly he was a sane or is a sane guy. Unless your telling us a insane guy was teaching Quran/Hadiths?

 

" sida ay xaqijiyeen dad u aqoon u leh, ninkan oo muuqaal wadaad leh, ayaa sida oo kale la sheegay inuu sannadihii u dambeeyay ahaa macalin diinta bara carrurta."

 

 

Salaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this