Sign in to follow this  
Kamaavi

Farmaajo oo qaadacay shirka QM ee Nairobi

Recommended Posts

Kamaavi   

Ra�iisulwasaaraha xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Formaajo ayaa sheegay in ay dowladda marnaba ogolaan doonin shir dib u heshiiseeneed oo dibadda lagu qabanayo.

 

Ra�iisulwasaaraha oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Qaranka ayaa sheegay in uu dalka Soomaaliya xor yahay go�aanadiisana ay leedahay dowladda Soomaaliya � dowladda Soomaaliya waa wadan xor ah mana ogolaaneyso meel walba oo looga yeero� ayuu yiri ra�iisulwasaare formaajo.

 

Dhanka kale ra�iisulwasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codasaday in ay garab istaagaan dowladooda si looga maarmo lacagaha ay beesha caalamaka siiso Soomaaliya, waxa uuna intaa raaciyay in hadii lagu tiirsanaado dhaqaalaha ay beesha caalamka bixiso, maamulka dalkana Soomaalida lala yeelan doono.

 

Rad�iisulwasaaraha oo sharaxaya arrinka dhaqaalaha ayaa intaasi ku daray in dhaqaalaha ay dowladaha horumaray bixiyaan ay soo uruuriyaan shacabkooda, sidaa darted uu shacabka Soomaaliyeed awood u leeyahay in uu dhaqaale ahaan garab istaago dowladiisa, maadaama ay dowladdu dhaqaala la�aan shaqeyn Karin.

 

Sidoo kale mudanae Formaajo waxa uu sheegay in maamulgoboleedyada Somaliland, Puntland iyo galmudug ay gebi ahaanba ka mid yihiin dowladda KMG ah, ayna wax ka diyaariyeen dastuurka ay dowladda Soomaaliya iminka ku dhaqanto, sidoo kalana ay xubno ku leeyihiin dhamaan qeybaha dowladda.

 

http://dhanaan.com/newsdetails.php?subaction=showfull&id=1301840944&archive=&start_from=&ucat=1&

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Toloow Farmaajo yaa la taliya? Not that I support Maamul-goboleedyo, balse waxay runtu tahay Ximan iyo Xeebo controls more than he does. Therefore inuu la fariisto muxuu ku diidey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kale mudanae Formaajo waxa uu sheegay in maamulgoboleedyada Somaliland, Puntland iyo galmudug ay gebi ahaanba ka mid yihiin dowladda KMG ah

 

Dhakh Ilaa Dhakh ..............................

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Toloow Farmaajo yaa la taliya? Not that I support Maamul-goboleedyo, balse waxay runtu tahay Ximan iyo Xeebo controls more than he does. Therefore inuu la fariisto muxuu ku diidey?

maxaa dhacaya haduusan ka qayb galin shirkaas? yaase lagu heshiisanayaa aragtidaada? maxaase kasoo bixi kara? abwaanku waakii wax odoresee!

 

mar haday QM dawlad soomaaliya dawlad u dhiseen sow xaq uma laha inay arimahooda u madax banaanaadan ugu yaraan ilaa xad mise arinku waa cidii dhakh ogol halala dhakh leeyo?sida indho jacaylba noo sheegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo waxba ma diidi karo ,,,, The UN pays his salary, travel allowances, his staff's salaries, his guards salaries, and that goes for the rest of the whole tfg thing. He is doing this coz he wants his mandate to be extended but this is not the way.

 

As Mahiigaan said ,,, the Nairobi conference is only consultative one for only TWO days .................

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

shirku haduu wada tashi yahay faroole iyo siilaanyo sow kuma filna ayaga mushaarkooda ma sacuudigaa bixiya? mar hadii tfg dagaal ku furan yahay sow ma ahayn in loo kaadiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I don't get it. This is a meeting for Somalia and the TFG are not going, SL are not going and tribal elders in the Somalia capital don't want anyone to go? Who exactly is going to attend this meeting?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

warar hoose yaan ku maqlay in mahiiga doonayay markii horaba in shirku ka dhaco hargeysa lagana dhigo shir wadanka gudihiisa ka dhacay kii ugu tayada fiicnaa balse jamhuuruyadda riyadu dhexdooda wax ka si noqdeen,,, maxaad kala socotaa arintaas hadayba jirto?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Farmaajo waxba ma diidi karo ,,,, The UN pays his salary, travel allowances, his staff's salaries, his guards salaries, and that goes for the rest of the whole tfg thing. He is doing this coz he wants his mandate to be extended but this is not the way.

 

As Mahiigaan said ,,, the Nairobi conference is only consultative one for only TWO days .................

Wuu diidey already, marka save your energy.

Dekeda iyo airtportka ayaa ku filan mushaar haddii laga hadlaayo, taxes laga aruuriyo suuqyada iyo ganacsadata kumaba jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hade sheekada fahma shir soomaliyeed hadii la qabanaayo Somalia ha ka dhacdo.. Tan kale JB UN-ka only pay mushaarka Amisom, marka farmaajo wuxuu dareemay wuxu iney tahay mashruuc hadba meel loogu shiraaya oo ujeedada kaliya tahay shaqaallaha un-ka ay lacag helaan barnamijyadaan oo meeshey uu socoto la garaneynin..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warba ma haysid adeer ................. waar Farmaajo do not want to vacate that position dee coz of the high pay he is getting right now. Dekedaad sheegtee kuwan aduunka oo dhamina kuma filna ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;708837 wrote:
I don't get it. This is a meeting for Somalia and the TFG are not going, SL are not going and tribal elders in the Somalia capital don't want anyone to go? Who exactly is going to attend this meeting?

One of the marks of Sland is to be a direct opposite of anything Somali, so since no Somalis are going there. Isn't logical for Sland to go?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this