Sign in to follow this  
Kamaavi

Farmaajo oo qaadacay shirka QM ee Nairobi

Recommended Posts

Chimera   

Somalina;708878 wrote:
Wuu diidey already, marka save your energy.

Dekeda iyo airtportka ayaa ku filan mushaar haddii laga hadlaayo, taxes laga aruuriyo suuqyada iyo ganacsadata kumaba jiro.

The government's budget is larger than those of all of the regional administrations combined, the sea-port and the airport have alot to do with that. I reckon when more of the Capital is reclaimed, the government will be in control of an economic center generating $billions. Plenty of opportunity there to tax. I fully support this rare moment of Somali self-respect & dignity coming from the Prime minister and his team! The UN has become an obstacle to peace, those third-rate African Island-ian politicians need a good dose of reality; Somalia is a full member-country of the UN and a sovereign state, regardless of what shady-entities would like to project.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo is alone here ........ wait until Sh. Sharif agrees to go there in the last minute.

 

Markay jiq ku noqoto bay wadani noqotaaye ......... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Chimera;708950 wrote:
The government's budget is larger than those of all of the regional administrations combined, the sea-port and the airport have alot to do with that. I reckon when more of the Capital is reclaimed, the government will be in control of an economic center generating $billions. Plenty of opportunity there to tax. I fully support this rare moment of Somali self-respect & dignity coming from the Prime minister and his team! The UN has become an obstacle to peace, those third-rate African Island-ian politicians need a good dose of reality; Somalia is a full member-country of the UN and a sovereign state, regardless of what shady-entities would like to project.

Well put bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Imisaan ku lahaa ka joog ,,,,,,,,,,, :D

 

Raisul Wasaraha Soomaaliya oo ogolaaday inuu ka Qeyb Galo shirka kenya asagoona Maanta Kenya uduulay

 

 

 

 

Muqdisho (HWN) Maxm´ed Cabdullaahi Maxam´ed Farmaajo Ra´isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran uu HogaaMiayao ayaa Maata u anba Baxay Magaalada airobi ee Xarunta Dalka Kenya asagoona Ka Qeyb galaya shirka soomaaliya loogu qabaayo dalka kenya

 

Duhurnimadii maanta aya waxaa Magaalada Muqdisho waxaa ka ambabaxay ra´iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo Wafdi Balaarean oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ayaa Maanta Muqdisho kaduulay waxaana goor dhaweyd ay gaareen halka uu shirka kadhacayo ee kenya

 

Duulista Ra´iisul wasaaraha iyo xubnaha uu Hogaaminyao ee manta gaaray magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa waxaa la sheegay in ay ka danbeysay ka dib markii madaxda ka tirsan Dowlada kenya ay u waceen Ra´iisul wasaaraha si logala hadlo khilaafka soo kala dhexgalay Q.M iyo madaxda Dowlada KMG oo ku aadan kulanka Qaramada midoobay ay iclaamisay ee dhawaan ka dhici doona dalkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shuruud ku xiray shirka wada tashiga ee Nairobi ka qeyb gelkiisa, isagoo sheegay in iyaga mowqifkooda uu cad yahay, sidii ay go'aanka uga qaateen dhowaan.

 

Isagoo la hadlayay Telefishinka qaranka oo dhowaan hawada soo galay ayuu Ra'iisul Wasaaraha waxaa uu cadeeyay in Dowladda KMG ay diyaar u tahay in shirkaas ka qeyb galo, hadii loo soo raro meel ka mid ah gudaha Soomaaliya, isla markaana ay garwadeen ka noqoto.

 

"Anaga mowqifkeena waa cad yahay, shirkaas waxaan ka qeyb galeynaa, hadii gudaha dalka loo soo raro, garwadeena ay ka noqoto Dowladda"ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Farmaajo si aan leex leexad laheyn.

 

Ra'iisul Wasaare Farmaajo ayaa sheegay in muhiimad ay tahay in dalabkooda la tixgeliyo, maadaama shirar horay dibada lagu soo qabtay aan waxba ka soo naasacadaan, isagoo xusay in dhinacyada wada hadlaya ay yihiin Soomaali, isku af iyo isku diin ah sida uu hadalka u dhigay.

 

"Anaga shirkaas waxa ka soo bixi kara ma aanan ogin, hadii shirka aan anagu garwadeen ka noqono, waxaan ognahay wixii ka soo baxaya"ayuu sii raaciyay Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo ku taliyay in Soomaaliya aayaheeda tahay in shirku ahaado mid dalka gudihiisa lagu qabto.

 

Mr Farmaajo ayaa muujiyay in wali mowqifka Xukuumadiisa ka qaadatay shirkaas uu wali taagan yahay, kadib markii shalay Wakiilka Qaramada Midoobey Soomaaliya Amp. Mahiga uu ku celiyay in shirka uu dhacayo bishan.

 

Dhinacyada Soomaalida ayaa qaarkood muujiyay sida ay u xiiseynayaan ka qeyb galka shirkaas, gaar ahaan Maamulada curdunka ah oo durba taageeray inay ka qeyb galayaan, waxaana hadalo ka soo kala yeeray Kooxda Ahlusuna ee fadhigeeda yahay Dhuusa Mareeb iyo Maamulka kale ee ku xeyndaaban Koofurta Galkacyo ee Galmudug ay labaduba sheegeen inay ka qeyb galayaan shirkaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaare Farmaajo ayaa sheegay in muhiimad ay tahay in dalabkooda la tixgeliyo, maadaama shirar horay dibada lagu soo qabtay aan waxba ka soo naasacadaan, isagoo xusay in dhinacyada wada hadlaya ay yihiin Soomaali, isku af iyo isku diin ah sida uu hadalka u dhigay.

JB maa asaa ogolaaday?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isagoo la hadlayay Telefishinka qaranka oo dhowaan hawada soo galay ayuu Ra'iisul Wasaaraha waxaa uu cadeeyay in Dowladda KMG ay diyaar u tahay in shirkaas ka qeyb galo, hadii loo soo raro meel ka mid ah gudaha Soomaaliya, isla markaana ay garwadeen ka noqoto.

:D :D .. . that is what he will say in the shirkaas dhexdiisa dee ............. lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka UN-ka waxaan ka qeyb gali karnaa haddii dalka lagu qabto annaguna aan wadno”

Ninka waa rageedi viva farmaajo, adiga iyo xx shame on you waa fashilateen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this