Sign in to follow this  
Akash

Wadanka Swizerland oo Lagaga Dhawaaqay Maamul Gobaleedka Awdalstate ee Somalia.

Recommended Posts

Reminds me of when the SNM was about to win the war ........ all of the sudden everyone started their own little urur ,,, SSD, SPM, SPU, SSPPMM ,, SSSM, SS ........ and most of them were even starting with S ...... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;708488 wrote:
Reminds me of when the SNM was about to win the war ........ all of the sudden everyone started their own little urur ,,, SSD, SPM, SPU, SSPPMM ,, SSSM, SS ........ and most of them were even starting with S ......
:D

Waa jirtay wa sidi oo kale watan Somalia hada noqotay midstate jubaras state udubland jubbaland azania wax iyo waadi iyo qaar kalo badan , Wa kuwan so badanayaa mala aqoonsigu ba so dhow:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaramada Midoobay oo ku Hawlan Qarshe Maamul-goboleedyo Badan Loogu Samaynayo Soomaaliya

Last Modified: Fri 01st Apr,2011

Muqdisho (Jam)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif, ayaa shaaciyey qorshe Qaramada Midoobay ku doonayso sidii ay maamul-goboleedyo badan uga samayn lahayd dalka Soomaaliya, iyada oo qorshahaasna u daliishanaynsa fikradaha Soomaalidu ku kala duwan yihiin, sidaa darteedna aan meel qudha laga xukumi karin.

Mudanayaasha baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif oo saxaafadda ugu warramayey shalay magaalada Muqdisho,waxay sheegeen in ergayga Xoghaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo toddobaadkan booqasho ku tegay Xamar uu masuuliyiinta dawladda u qaybiyey waraaqo martiqaad ah oo ay kaga qaybgeli doonaan shir maamul-goboleedyo loogu samaynayo Soomaaliya oo ka dhici doona dalka Kenya.

 

Xildhibaannada baarlamaanku waxa ay sheegeen in shirka ka dhacaya dalka Kenya lagu martiqaaday maamul-goboleedyada ka jira Soomaaliya iyo masuuliyiinta dawladda Sheekh Shariif, shirkaas oo ay Qaramada Midoobay qabanqaabinayso, arrintaas oo ay ku tilmaameen khatar culus oo ku soo fool leh Soomaalida.

 

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya oo kulankaas ka hadlay, ayaa sheegay in warqadda ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu gaadhsiiyay ma’uuliyiinta ugu sarraysa dawladda Sheekh Shariif ay ahayd mid meel-ka-dhac ku ah qaranimada dalka Soomaaliya, waa sida uu hadalka u dhigaye, isagoo xusay in warqadda martiqaadka ah lagu qoray in shacabka Soomaaliyeed ay kala fakir duwan yihiin oo aanay is xukumi karin, waxaannu sheegay in wakiilka Qaramada Midoobay doonayo sidii uu u kala qoqobi lahaa shacabka Soomaaliyeed oo isku af iyo isku diin intaba ah.

 

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo dhawaan booqasho ku yimi Somaliland, ayaa la sheegay inuu madaxda Somaliland ku martiqaaday shirka maamul-goboleedyada loogu samaynayo Soomaaliya, balse xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa iyadu qaadacday ka qaybgalka shirkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is List which UN want work with how is next Q

 

Punt-land

Mudugland

Ximan iyo Xeeb

Maakhir-land

Hiiran-land

Juba-land

Azania

Zailac-land

Greenland States of Jubba/Somalia

Dooxada Shabelle

CAWL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qaranki   

Wiil Cusub;708508 wrote:
This is List which UN want work with how is next Q

 

Loooooool at the flag this mamuul came up with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Xaaji Xunjuf;708487 wrote:

Kani waa ducuf Hindi ah oo Maamulka snm u shaqeeya... Mana matalikaro mowqifka Shacbi weynaha AwdalState

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this