Sign in to follow this  
Mareeg Girl

What Somali Song is Stuck In You Head?.

Recommended Posts

Aaliyyah   

 

 

he looks better in this video hahha..

 

skip to 7:08 ...

 

somaali garabiyo gacal iyo xigaaliyo gacan qudha wada naha ..hadalkiisa murti leeyahay..:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kool_Kat;706538 wrote:
Oh yea, Falis and Ikran's story, or as I call them Nicki Minaj and Lil' Kim, is getting out of hand...You should see the threatebing messages some Ikran supporters are posting as their status on FB toward Falis! WTF! Here's the scoop, Ikram used to date Falis' husband back in the days...For some reason, their jaceyl didn't go as planned, or as Ikran planned...Marka Falis not only iney ninka aroostay but had a child for him! SAY WHAT!!! Ikran dee bacaadkeey matag kaga wareegtay, Falisna ninkey u dhaxdaa...
:D

 

Do not quote me on this, this is just what I read...

 

Sheekadaas ha la hubsado ,,, I saw Ikran couple of days ago .... dadka uun baa waxan isku toostoosiyay. Even the guy was interviewed and he said dadka beenta ha laga daayo .................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Did I not say do not quote me on it? :mad: Hadey sheekadu been tahay, how did these people make the connection between the two songs? Koley hadaan naag aqaan, sheekadaan walax dhinax ah baa ka jirto...Hadeey been tahayna, there's nothing to fuss about, specially no reason to threaten Falis...Anaa indhaheyga ku arkay kuwa Falis udhaaranaya hadeyan soo cadeen ineysan heestaa ugu tala galin Ikran...Maxaa gubaya? It is only a song!

 

Habeenkii Jimcaha ahaa meel aan joogay baa heesta "Wadnahaa i dhaglee" laga heesayay, ALLOOW ALLE! Heestu waa cajiib...Dhag dhag dhag...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee soomaalida soodiga yaqaana maaha ,,,,,,,, wuxuun bay maqlaane maba hubsadaan ,,, kolayba kuwaa dhaaranayay ciyaal suuq uun bay ahaayeen ama drug dealers ka bilaaa camalka ah .........

 

I remember how many songs naloo sheegi jiray in wax looga jeeday until beri dambe aan waydiiyay dadkii sameeyay/qaaday oo ay yidhaahdeen waxba kama jiraan ,,, Even heestii Beledweyn ee Hassan Aadan qaado oo uu Hadraawi sameeyay ,,,, they said waxa looga jeeday Siad barre and all people i know believed that until Hadraawi talked about it ..... there are still people ku adkaysanaya :D

 

 

Hadda waxa soo baxday mid kele oo yidhaahda ,,, wadnahay dhug lee dhug dhug dhug ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Soomaali wax inooga fiicanba majiraan sheekooyinka inaan xawaaji iyo sonkor ku darno...Ceebteena aloow astur...

 

Gabadha habeenkaa heestan "Dhag dhag dhag" qaadeysay hadaad arki leheed tey isku dhigeysay? She took the song to a whole new level...Adiga iyo Najib uun baa meeshaa ka maqneedeen...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

imika dhudhumiya miyaan soo dhawaadaa dhabta miyaan miyaan kuu saaraa, xasuus baan galey 1975kii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kool_Kat;706684 wrote:
Dee adaan kugu arkaa mar walba, ehem...
:D
He seems very raggeedii inuu yahay...
:D
:D

 

Bal waan kaa gaadhsiin doonaa intaa ,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, maxaa dhacay in 1975, miyaa lagugu daadiyey?

 

 

 

Kool_Kat;706538 wrote:
Oh yea, Falis and Ikran's story, or as I call them Nicki Minaj and Lil' Kim, is getting out of hand...You should see the threatebing messages some Ikran supporters are posting as their status on FB toward Falis! WTF! Here's the scoop, Ikram used to date Falis' husband back in the days...For some reason, their jaceyl didn't go as planned, or as Ikran planned...Marka Falis not only iney ninka aroostay but had a child for him! SAY WHAT!!! Ikran dee bacaadkeey matag kaga wareegtay, Falisna ninkey u dhaxdaa...
:D

 

Do not quote me on this, this is just what I read...

LooL..that cracked me up! You have a way of telling stories, KK. Haye, what other scoops do you have? (Not that I'm implying you're a gossip-monger.)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Hayaay Kool-kat sheekadaan wax ween abo ka jira sheekada dad waaa weeyn abo soo galay, is rif aay maree.

Sindika goormee isku faca noqdeen falis , film maay noo dhigayaan dadkaan dhan.

 

''Fariin ku-soco Falis:Dagaal waa inaad u diyaar garoowdaa Ikraan Facaaga ma aha anigaa Facaaga ah:Fanaan Shugri Sendiko

Marka koowaad Maamulka Shacabkamedia waxaad iga gudoontaan Salaan-sare,waxaan idinka codsanayaa maadaama aad ahaydeen Webkii fidnada u dhexeysa labadan gabdhood buun-buuniyay dabkana dhex-dhigay ,inaad iga ogolaataan inaad hanjabaadeyda gaarsiisaan gabadha Falis la dhaho ee ka tirsan Waayahacusub,waayo Fanaan Ikraan iyo iyada isku da' maha aniga iyo iyadaa isku fac ah,anigaana ka jawaabaya Heesaha aad u tirisay Walaasheey Fanaanad Ikraan.Garaadleey waxay dhaawac weyn u keentay Faananad Ikraan oo ka bad-baaday inay is-disho kadib markii ay ka carootay heesta jees-jeeska ah ee Fanaanad Falis qaaday,taasoo jawaab ooga dhigtay heestii Gaarsiiya ''.:D:D

 

http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3670:fariin-ku-soco-falisdagaal-waa-inaad-u-diyaar-garoowdaa-ikraan-facaaga-ma-ahaa-anigaa-facaaga-ahfanaan-shugi-sendiko-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this