Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland coastal guards arrest pirates from pirateland

Recommended Posts

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Gacanta Ku Dhigay Lix Nin Oo Budhcad Badeed Ah

March 23rd, 2011

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee gobolka Sanaag, ayaa galabta lix nin oo budhcad badeed ah ku qabtay biyaha rabshiga oo 30KM dhinaca Bari ka xigta Magaalada Maydh, sida uu shaaca ka qaaday Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Otor.

 

“Waxaanu lixdan nin ee budhcad badeedka ah oo u dhashay maamul goboleedka Puntland aanu ku qabanay galabta abbaaro 4:00 galabnimo Biyaha Rabshiga oo 30Km dhinaca bari kaga beegan magaalada Maydh,”ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee gobolka Sanaag.

 

Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay in lixdan nin ee budhcad badeedka ahi ay ku qabteen dooni dheeraysa oo ah nooca ay ku eryadaan maraakiibta.

 

“Nimankan waxa watay ninka la yidhaahdo Cumar Cabdilaahi Cabdi, oo aanu muddooyinkan oo dhan magaciisa haynay, waxa nala soo socod siiyay oo biyahooda ka soo eryay Ciidanka Xeebaha ee dalka Yeman oo aanu wada shaqayn leenahay,”ayuu yidhi Maxamed Yuusuf Otor oo u waramayay Waraabintu.

 

Taliyuhu wuxuu ammaanay ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag ee hawl galka budhcadaasi lagu soo qabtay fuliyay waxaanu sheegay in nimankan oo ku xidhan saldhiga degmada Maydh la horgeyn doono maxkamadda.

 

Ma aha markii u horaysay ee Ciidammada ilaalada xeebaha Somaliland ay gacanta ku dhigaan kooxaha budhcad badeeda waxaana jiray illaa shan kooxood oo hore oo lagu qabtay biyaha Somaliland isla markaana lagu maxkamadeeyay dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Wow, your militia is incapable of locating and stopping 300 ONLF crossing through NW Somalia months ago, but somehow you can catch 6 guys at sea.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciiddammada Ammaanka Ee Xeebaha Sanaag Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Lix Nin Oo Budhcadbadeed Ah

Hargaysa (HWN):-Ciiddammadda Ilaalada Xeebaha ee Gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku dhigay Lix Nin oo sida la sheegay Budhcadbadeed ah, kuwaasoo la sheegay inay ku soo xadgudbeen Biyaha Somaliland, halkaasoo sida la sheegay soo gaadheen 30Km meel dhinaca bari ka xigta Magaalada Maydh.

 

Waxaanu lixdan nin ee budhcad badeedka ah oo u dhashay maamul goboleedka Puntland aanu ku qabanay galabta abbaaro 4:00 galabnimo Biyaha Rabshiga oo 30Km dhinaca bari kaga beegan magaalada Maydh,ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee gobolka Sanaag.

 

Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay in lixdan nin ee budhcad badeedka ahi ay ku qabteen dooni dheeraysa oo ah nooca ay ku eryadaan Maraakiibta.

 

Nimankan waxa watay ninka la yidhaahdo Cumar Cabdilaahi Cabdi, oo aanu muddooyinkan oo dhan magaciisa haynay, waxa nala soo socod siiyay oo biyahooda ka soo eryay Ciidanka Xeebaha ee dalka Yeman oo aanu wada shaqayn leenahay,ayuu yidhi Maxamed Yuusuf Otor oo u waramayay Waraabintu.

 

Taliyuhu wuxuu ammaanay ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag ee hawl galka budhcadaasi lagu soo qabtay fuliyay waxaanu sheegay in nimankan oo ku xidhan saldhiga degmada Maydh la horgeyn doono maxkamadda.

 

Maaha markii ugu horeysay Ciiddammada Ilaalada Xeebaha Somaliland ay gacanta ku soo dhigaan Qawlasatada Budhcadbadeeda, hase yeeshee dhawr jeer oo hore ayaa la soo qabtay Kooxahaas budhcadbadeeda ah, kuwaasoo Maxkamad lagu saaray magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Polanyi;704822 wrote:
Somaliland to help enforce no fly zone over libya.

Warmahanews.com

 

lool@warmahanews. Ala Somalidu shaydaan sanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Thankful;704821 wrote:
Wow, your militia is incapable of locating and stopping 300 ONLF crossing through NW Somalia months ago, but somehow you can catch 6 guys at sea.

Given the large swath of uninhabited land along Somalilands' Western Coast it is pretty hard to catch 300 hundred skinnies tip toing in the middle of night. I was more impressed that Somaliland did actually became aware and scrumbled to catch these men before they cross the border. They did manage to scape by the thin of hair, Sadly though they didn't make i. The were gunned down right on the border by Somali forces loyal to Al Habesh state. Sad indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;704821 wrote:
Wow, your militia is incapable of locating and stopping 300 ONLF crossing through NW Somalia months ago, but somehow you can catch 6 guys at sea.

 

Bugland is not like ONLF ................ Now this is the proof :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Orrrrr, your news story is make believe! Evidence being that you are incapable of catching 300 people crossing land, how can you catch 6 men in a massive ocean.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland seizes six Somali pirates

 

After received intelligence reports from neighboring Yemen, we were keeping truck of the pirates and today our naval forces managed to intercept them” Ator explained.

 

Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein

Location: Erigabo, Somaliland, Somalia Published: March 24, 2011 09:35 am EDT

Topics: Crime, Law And Justice, Crime, Gang Activity, Crime, Law And Justice, Police, Arrest

 

The coast guards of the breakaway republic of Somaliland have seized at least six Somali pirates and their boat, according to Somali-language website Hadhwanaag.com.

 

 

Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90041861?Somaliland%20seizes%20six%20Somali%20pirates#ixzz1HXUAEXKT

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;704991 wrote:
Orrrrr, your news story is make believe! Evidence being that you are incapable of catching 300 people crossing land, how can you catch 6 men in a massive ocean.

even if its a fake story, what's wrong with that? The puntland accuses SL of housing Godane. Let them accuse of each other with whatever, its all fair.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this