Sign in to follow this  
Maaddeey

Imam Maxamuud oo beeshiisii iska fogeysay!!'sawirro'

Recommended Posts

Maaddeey   

Beesha Mudullood oo ka baraa’o qaadatay Imaam Maxamuud Imaam Cumar kuna dhawaaqay inay ka qeyb qaadanayaan dagaallada Jihaadka.(Sawiro) .

Thursday, 17 March 2011 17:18 Caanogeel Hits: 368 . .Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Mudullood oo maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa baraa’o qaatay Imaam Maxamuud Imaam Cuamar oo sheegta inuu yahay Ugaaska Beeshka, kaasi oo dhawaan u duceeyay Ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ah.

 

Kulan ay Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Mudullood maanta isugu yimaadeen islamarkaana ay ku marti qaadeen wilaayada islaamiga ah ee Banaadir iyo qaar ka tirsan Hogaanka Mujaahidiinta ayay sidoo kale uga dhawaaqeen inay garab taaganyihiin dagaallada Jihaadka ee ka soconaya gudaha dalka Soomaaliya.

 

 

Mudulood%205.jpg

 

 

 

Mid ka mid ah Odayaasha Kulankaasi goob joogga ahaa ayaa yiri “****** Cismaan maanta sidow u dhanyahay meeshanaanow fadhaa, wuxuuna diyaar u yahay inuu garab siiyo Mujaahidiinta u taagan difaacista Kitaabka Alle”.

 

 

Mudulood%206.jpg

 

 

 

Odaygaasi waxa uu sheegay inay diyaar u yihiin in naftooda, maalkooda iyo awlaadooda ay ku taageeraan Jihaadka soconaya si dalka looga saaro Gaalada kusoo duushay islamarkaana la oogo Shareecada Islaamka.

 

 

 

 

 

 

 

Mas’uuliyiiintii maanta lagu marti qaaday kulankii ay yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha Mudullood ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh Xasasn Daahir Aweys, waaligii hore ee wilaayada Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh Cali Jabal iyo Waaliga Cusub Sheekh Maxamed Xasan Abuu Cabdiraxmaan.

 

 

Mudulood%207.jpg

 

 

 

 

Kulankii maanta ayaa kusoo gaba gaboobay jawwi heer sare ah, waxayna Odayaashu ay sheegeen in wixii kulanka kasoo baxay ay gaarsiin doonaan dadka ku dhaqan guud ahaan deegaanada ay Beeshu degto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey odayaashaan iskood may shir u qabsadeen, mise waa la soo jajuubay? Haddii qori banaanka loola taagan yahay, waxkasta ayay sheegaayaan.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The whole post is nonsense. The Godane supporters title is claiming that this clan is no longer listening to their Chief but instead supporting an unknown ***** who they have never ever seen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

oba hiloowlow;703161 wrote:
lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed
:P

 

Hahaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;703161 wrote:
lool maadey, duqoowdada waa random cid ay matalaan ma jirto lol almiino dadka oo la yaqaan ee miisanka culus leh maxaa uu afduuban weeyseen wax ay ahaan laheed
:P

:D dukaanka markaad ka soo gadatid no name brand cola waa ogaaneysaa durbadiiba iney the real coca cola u dhadhameynin.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

War wuxu maxaa loo lahaa waa diin iyo Ilaahey dartii loo dagaalamayaa hadii qabiil iyo beelo laga qaraabo kiilaayo? Jihaad SOL looga qaaraamaayo Maaddeey baa laga hayyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Title-ka aan ka helay. Yaa laga gadooyaa buraanburkaan is the question. This pr campaign waxey fashilantey markii Imaamka la soo hadal qaadey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this