Sign in to follow this  
wyre

Troll: Ayaamahan mala qoslay?

Recommended Posts

wyre   

Dhibaatada adduunka ka taagneyd oo ey isugu jiraan mudaaharaadyo, dhul-gariir iyo duufaanno ayaa laga qosli waaye waayadan dambe bey ila tahay:D

 

Xoogahay bal aan yara qosolno:D

 

waxaad sheeko qosol leh ee aad haysana kusoo tuur meeshan hadeey ahaan laheyd youtube, qoraal or even dhageysi

 

Xitaaa sawirro keena qosol leh

 

 

labo midba midka kale u faanaya ayaa midi wuxuu yiri, waryaa Hal xaaraami ah oo aan ahay haddii aad ogaa laheyd waad yaabi laheyd, kii kalena ku lahaa oo ma anagaad xalaal na mooday

Macallin ayaa weydiiyey arday doqon ah:- Sheeg xayawaanka dadka salaadda subax toosiyo? Wuxuu ku jawaabay:- Waa aabahay

Xariif ciyaal xashiish ah ayaa muddo saddex sano ka dib goor laga jooga guurkiisa waxaa loodhalay wiil. Wuxuu u bixiyey ''Haddaad timid''

Mid marqaansan ayay askarta Boliska qabteen, markaasay ku yidhaahdeen:- Maxaa indhahaaga casaan ka dhigay? Markaasuu ku jawaabay:- Viinto ayan cabbay.
:D

Mid cabsan ayaa weydiiyey mid marqaansan Cumar Niyaab ma wuxuu la dhashay, Maxamed Fu'aad? (isku aabbe miyaa)?. Kii marqaansanaa ayaa wuxuu yidhi:- Maye! doqonyahoow!! ee magacyadooda baa isu eg.
:D
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Bashiir, Sxb Wyre daa waa rageediiye.

Wyre, ilaahay ha ku weyneeyo kor iyo hoosba............Aamiin dheh:D

 

A White man said, "Colored people are not allowed here.The Black man said:

Listen sir when I was born I was BLACK When I grew up I was BLACK When I'm sick I'm BLACK, When I go in the sun I'm BLACK When I'm cold I'm BLACK, When I die I'll be BLACK.But you When you are born you're PINK When you grow up you're WHITE, When you're sick, you're GREEN When you go in the sun you turn RED When you're cold you turn BLUE And when you die you turn PURPLE."And you have the nerve to call me colored?"

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Showqi:D aamiin

Bashiir:D halkeed iga arkootay awoowe

Awoowe meesha haddaad wax ku hayso iska soo gan, casiirkeyga iska daa e:D

wiil yaroo 12 jira ayaa waxaa maxkamad ku soo eedaysay inuu gabar yaroo faciisa oo dariskaa uureeyay kadib ayaa naag lawyar u aheyd intey xanaaqday maxkamada horteeda wiilkii surwaalka ka siibtay oo intay far iyo suul ku qabatay tiri ma inan yaroo beejadiisu intaa dhantahay ayaa wax uurayn karo garsoore kolkaa ayaa la soo daayay kadib markuu banaanka yimid buu ku yiri naagtii lawyarka u ahayd eedo waad mahasan tahay lakiin nasiib baad lahayd ee markaad gacantaada ku qabatay hadaad daqiiqad sii hayn lahayd garsooruhu xukunka si kale ayuu u ridi lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Qunfac iska dhaaf qosol daraadiis xataa ilin aa iga imaatay. Hier een stukje van Sam Sam veel plezier ermee

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this