Sign in to follow this  
Mooge

Amisom Bombards Mogadishu Again. Warshadaha Road and Dayniile are destroyed

Recommended Posts

Mooge   

It is really tragic what Amisom is doing to the people of Mogadishu.

 

Muqdisho (RBC) Duqeymo xoogan oo maanta ciidamada Amisom u geysteen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayey saraakiisha Amisom ku sheegteen inay beegsadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada xarakada Al Shabaab. Duqeymaha oo loo adeegsanayey madaafiicda BM-ka ayaa si daran loogu garacaay xaafado ku teedsan wadada warshadaha iyo qeybo ka mid ah degmada Dayniile. Afhayeenka [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

oba hiloowlow;701001 wrote:
Hala laayo Shabaab
:)

Shacabka in lalaayo guul kuma helaysid ogoow. Sharafta dhacday ku dheh Sharifka, nin dadkiis saas loo leynayoon ka hadleen. mida kaleAmisom baa ilaalisa markaa su'aal la isweydiyo meesha ma taalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka in lalaayo guul kuma helaysid ogoow. Sharafta dhacday ku dheh Sharifka, nin dadkiis saas loo leynayoon ka hadleen. mida kale ayagaaba ilaaliye markaa su'aal la isweydiyo meesha ma taalo.

Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye.........................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Waar iska amuusa your crocodile tears mean nothing here, if you murderers by proxy had an iota of sincerity you would have been around the past few years to comment on Al-shabaabs murderous tactics meant to remove a 1 km government and killed thousands of Somalis in the process?!

 

Hypocrites.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

liqaye, you and other Amisom supporters have no real cause to stand-up for other than worshiping shariif and amisom. you have no principles at all. one man worship will not take you far. look at the bigger picture. today christians are growing in central somalia and ethiopia soldiers are fighting side by side with ahlusunah.

 

check my dhuusomareeb topic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;701015 wrote:
Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye.........................

Dad aan Xamar waxba ka ogeen hala murmin. Shacabkii waxay u qaxeen dawlada dhinaceeda sidaad sheegtey, AS daraadeed ayaana looga cararay, laakiin marabaan iney ka hadlaan taas. These water boys waxay u qaadaan biyaha ayey waayeen beryahan, ee ha is wareerin. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

oba hiloowlow;701015 wrote:
Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye.........................

Wax macquul ah ii sheeg brother dadka newsyada la sheegeyo in la laayey anigu ma rumaysni dheh inay shacab yihiin. Maalin walba shacabaa dhintay qoladii ka danbaysaa wax ka sheeg runtana ha iska indha tirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad aan Xamar waxba ka ogeen hala murmin. Shacabkii waxay u qaxeen dawlada dhinaceeda sidaad sheegtey, AS daraadeed ayaana looga cararay, laakiin marabaan iney ka hadlaan taas. These water boys waxay u qaadaan biyaha ayey waayeen beryahan, ee ha is wareerin

Lool kuwaan wixii dantooda kasii maayane waagu mardhow ayuu ku baryi doonaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;701015 wrote:
Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye.........................

Dad badan baanba xaaladda la socon amase is indha tiraya. Meeshaan miyaa shacab joogi karey ilaa 2007? Waa runta intii badnayd way ka qaxeen inkastoo dad tiro yari ku dambeeyaan goobahaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there.

 

acuudi bilaah. war dadkaan halkeey ka yimaadeen? this is very tragic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this