Sign in to follow this  
The Zack

Hassan Yacquub Of Al-shabaab...

Recommended Posts

The Zack   

Al-shabaab's main man of Kismayo calls Godane a corruptionist

 

Is this the beginning of the end of Al-shabaab? I will let you decide..

 

xasanyacqub.jpg

 

Xassan Yacquub oo dhaliilay maamulka sare ee AL-SHABAAB

 

Afhayeenka kooxda al-shabaab Kismayo Xasan Yacquub ayaa ku eedeeyay hogaanka sare ee al-shabaab musuqmaasuq dhanka maaliyada iyo maamulka ah iyo in ay ka gaabiyeen mas`uuliyada dusha ka saaran .

 

Xasan Yacquub oo lagu tirayo xaakimka gobolka jubadda hoose ayaa sheegay in hogaanka sare ee al-shabaab ku caan baxeen kali tilinimo iyo dhac aan horay loo arag oo gudaha maaliyada maamulka ah .

 

Waxa uu sheegay intaasi ay keeneyso in ururuka uu bur buro goobaha gacanta ay ku hayaana ay fursad u helayaaan oo qabsanayaan dowlada Somaliya .

 

Xasan Yacquub waxa uu sheegay in lacagta ka soo baxda dekada Kismayo loo qaado magaalada Muqdisho loona adeegsado waxyaabo aan la ogeyn oo si gaar ah loogu takri falo .

 

Waa markii ugu horeeysay oo mas`uul sare oo ka tirsan al-shabaab eedeyntaan tooska ah uu soo jeediyo madaxda al-shabaab ,lamana garanayo jawaabta uu ka heli doono hogaanka shabaabka .

 

Eedeynta uu jeedinayo mr. Yacquub ayaa kusoo beegmeysa xilli kooxdiisu soo baneynayaan magaalooyin badan oo dhaca xuduuda Kenya iyo Soomaaliya iyo waliba gobolka Banaadir.

 

Maryama (Umu Shureem)

seymuun@yahoo.com

 

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

It is getting interesting by the day... They are attacking each other while they are under attack, this aint a good sign for the Dhallaanka but it sure is good news for the average Somali. We shall see how this unfolds...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina, I would think so. Shabaabs are known to blame each other. Remember Shangoole's attack on Godane few weeks back? We will see.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol... c'mon now.

 

If it is true, Yacquub is looking to change shirts. :D

Shangole, Mansoor and company will soon fight Zubeyra me thinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^More of the end of the chaos, IF the TFG comes with a serious plan that would address what is going to happen AFTER the shabaabs are kicked out of these towns, haddii kale it's going to end up same old same old. Shabaabka are probably saying now "been there, done that".

 

Somalina, LOL@Zubeyra, is that because he hides his face? I don't actually blame him for doing so since his predecessor, Ceyrow, was easily assassinated he has very good reason to hide.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Zack, I think haddii la rabo wejigiisa in arko waa la keeni karaa. The US wey ogtahay ninkaan sida uu u yaalo, laakiin ma rabaan in la arko.

Sida dhaqsaha badan uu ninkaan Zubeyra (cuz he likes wearing niqab) ku noqdey the head of AS after Ceyroow laga taqalusey ma is weydiisey?

 

I hope iney isqarxiyaan kuligood hal mar. BOOM!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Zack, have patience, waxa la xoreyn dona ila jigjiga ila harar ila Axum. Onlf, they will be force to wear khamees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Zack , it is not that in ayna isku dhici karin, Waa aad u adkaadey cidaad rumayso Somali websites. A lot of sh!t out there!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this