Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Mogadisho: Axmed Diiriye elder supports Increased UK aid to Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Xaaji Xunjuf;701077 wrote:
Dadkan meesha ka hantatacaya Manay ogayn in odayasha la xushmeyo siba oday dhaqmeedka (salaadinta iyo cuqaasha) , Anaga reer Somaliland hadanu nahay odayasha xushmad iyo ixtraam baanu siina hadaladooda na wa hadalo miizaan leh Ma garanayo Somalida inta kale siday ula dhaqman amay siday hadalada axmed diiriye u arkaan balse .. oday Axmed diiriye beel Somalida ka mid ah waliba beelaha ugu tunta waweyn Koonfurta Somalia ayuu oday u yahay marka dee hadalkisa mizaan bu leeyahay. Odayashayadu markay 50 kor u dhaafan laba Go oo cad intay qaatan iyo tusbax gadhkana wey caseystaan safka hore eeh Masajidka na wa fadhistaan Taladana waanu weydina Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno Ayuu yidhi Ninki jiray

 

Well said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Somalina;701082 wrote:
Ahmed Diiriye is a nonsense peddler, cid uu matalo oo aan calooshiisa ahayna ma jirto.

 

Shalay ayay ahayd markaad aflagaadeyneyse Imaamkii AS habaaraayey, maxaa yeeley your Zubeyra ayuu ka soo horjeedaa, maantana halkaanad ka qudbeyneysaa in odeyaasha la respect gareeyo. You really are one confused Ethiopian sirdoon wallee.
:D

XX waan ka shakiyey ,,,,......Somali dhalad ah oo mowqif leh uma eka....

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Shacabka Somaliland uma codeyn midowgaas way ku gacansaydheen marka midowgi Somaliland iyo Somalia mid sharciyeysan ba ma ahayn

xaji xurjuf:)

wax garadka waqooyi galbeed somaaliya wey og yihiin in 200km inaysan ku filnayn inay qaadato jamhuuriyad yaroo iska qayisha,,, qalbigoodana uma fiicna in markay burco soo dhaafaan in la yiraahdo xuduudkii somaaliya ayaad iminka gasheen.

 

waxaa kuusoo haray oday axmed diiriye haduu oday soomaaliyeed yahay wuxuu odhan lahaa dagaalka buuhoodle yaan loo isticmaalin sadaqada gaalada, ee wuxuu oran lahaa dabkaan ay walaalaheen snm noo dhiibeen si aan u damino aqoon weynay ee gogol ha noo fidiyeen hogaana ha noo noqdeen, si aan kala dambeyn u helno somaali oo dhana dib u midowdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I like this cats thinking, he seems to be someone we can do business with. Does he have any aspiration to take over from the flying donkey current claiming to be the president?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;701515 wrote:
xaji xurjuf:)

wax garadka waqooyi galbeed somaaliya wey og yihiin in 200km inaysan ku filnayn inay qaadato jamhuuriyad yaroo iska qayisha,,, qalbigoodana uma fiicna in markay burco soo dhaafaan in la yiraahdo xuduudkii somaaliya ayaad iminka gasheen.

 

waxaa kuusoo haray oday axmed diiriye haduu oday soomaaliyeed yahay wuxuu odhan lahaa dagaalka buuhoodle yaan loo isticmaalin sadaqada gaalada, ee wuxuu oran lahaa dabkaan ay walaalaheen snm noo dhiibeen si aan u damino aqoon weynay ee gogol ha noo fidiyeen hogaana ha noo noqdeen, si aan kala dambeyn u helno somaali oo dhana dib u midowdo.

Waxgaradkayagu culumu aw diin cuqaal siyasin Aqoonyahan iyo salaadin iyo mutalimin intu ba waxay isku raacsanyihin jiritaanka jamhuuriyada Somaliland , dalkayagu England bu ka weynyahay Eritrea ayuu ka weynyahay marka ma fahmi karo mala Juqrafigad aqoon eeh ,, Wa anigu ku idhahda Somalida Ethiopia degen dhulka Somalida Ethiopia kuma filna oo wa inay ka sii mid ahaadaan Ethiopia inteeda kale sabab dhulka ku yar ,, caqligas halku ka shaqeya ,, Dagaal Buhoodle loo ma isticmaalin gunne ingriis bixiyey iyo sadaqo yar xoolahayaga ayaanu ku diifaacna dalkayaga kolkey qarandiidku nugu so duleen saaxib axmed diiriye na wu saxsanyahay lacagta dalka ayey galeysa sabab waxba lugu qabanaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this