Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland troops clash with pirate forces in eastern sool.

Recommended Posts

In 2011 the SNM are looking to be massacred in SSC before they realise the truth.

Only then will comon sense prevail.

 

Lol. You got to love Somalina she is shaming the secessionist bigwigs.

Keep it up my dear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Taleexi;700166 wrote:
Deris wanaag ku wada noolaanshaha waxay dani ugu jirtaa beelaha halkaa ku wada nool oo dhan haddaadse u aragto in dad gaar ah dantoodu ku jirto waa adiga iyo garashadaa! ee bring it on.....

Lol@ bring on.

 

Mujahid, waa su’aal qofkasta oo damiir leh uu aad udhuuxahayo macnaheeda, in badanna uu iswaydiiyo si uu u helo jawaabo sax ah oo kuhaboon su’aashan. Inaad yaraha raamsato ayaan murayada u soo dhigay, dhiig diiris igama ahayn. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;700111 wrote:
War yarka Xaaji ha la ii daayo. Horaa loo yiri
ilaa wan weyn la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan
. PL bay Xaaji kaga dhigtay, habar dhali weyday aleelo ku waalatay.... D block inuu dhinto oo dhulkiisa xoraysto diyaar buu u yahay intaa ka dibna derisnimo wanaag idinkula noolaado balse hadda xabad uun baa inaga dhexaysa.

Them be fighting words, Taleex!

 

Beyond politics and war, dadkani maaha dad si fudud u kala hadhaya. I pray that Allah cools down the bloodlust, waayo meel Muslim dhiigiisa lagu daadiyo meel khayr leh maaha mana noqonayso (Exhibit A: Somalia). May Allah give the people the control, vision and foresight to realise their goals without further bloodshed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qof labaad oo dumar ah oo Ciidamada Somaliland caawa ku dileen Magaalada Laascaanood.

Posted: March 7/2011, 6:12 pm

 

Qof labaad oo dumar ah oo Ciidamada Somaliland caawa ku dileen Magaalada Laascaanood.

 

Gabadhan ayaa si bareer ah xabad loogu furay kadib markii ay ishortaag ku sameysay 2 nin oo ciidamada Somaliland si ula kac ah xabad ugu fureen.

 

dhimashada ayaa hada maraysa 2 qof oo mid dumar yahay, halka nin dhaawac ah lagu daweynayo farmasi ku yaal magaalada.

 

Qof dhaawacmay ayaan la geyn cusbitaalka magaalada Sababtoo ah socodka magaalada dhexdeeda oo aan macquul ahayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this