Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ethiopian troops invade parts of Somalia

Recommended Posts

Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo galay Gudaha Wadanka Somalia Markale

By Cali on Mar 06, 2011

 

Wararka naga soo gaadhaya deegaano ay kamid yihiin Dhuusamareeb,Guriceel,Baladxaawo & meelo kale oo katirsan gobolada Hiiraan,Galguduud & Gedo oo dhawaan Dagaalo Xoogani ay ku dhexmareen Ciidamada dawlada Somalia iyo Kooxaha ka soo Horjeeda, ayaa Waxa haatan lagu soo Waramayaa in deegaankaasi soo gaadheen Ciidamo Ethopia ah oo Gudaha Somalia Mar kale soo galay.

 

Tobonaan kamid ah gaadiidka dagaalka ciidanka Ethiopia & boqolaal kamid ah ciidamadaas oo gudaha u galayey qaarkamid ah magaalooyinka oo meelaha qaarna sida la sheegey watay gaadiid dagaal oo uu ka dhexmuuqday Taanigigu Waxan lagu soo Waramayaa in Ciidamadaasi doonayaan inay taageeraan dawlada Somalia oo haatan dagaalo Cusub ka Wado Goboladaasi

 

Horay ayaana Ciidamada itoobiyaanka ahi u soo galeen Gudaha Wadanka Somalia Xiligaasi oo ay taageerayeen Dawladii Madaxwayne Abdilahi Yuusuf Axmed oo ka talin jirtay Qayb badan oo kamid ah Koonfurta Somalia, Waxan haatan imaanshiiyaha Ciidamadani imaanaysaa Xili dagaalo Xoogani ka socdaan Gobolada Dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhuusamareeb:Ethiopia oo markale cagaha soo dhigtay Geyiga Soomaalida meelo badan oo kamid ah & DFKMG ah oo qirtay imaanshaha Ethiopia.

6. marts 2011

 

APL

 

Dhuusamareeb:(Allpuntland)-Waxaa 24-kii Saac ee lasoo dhaafay deegaano badan oo kamid ah dhulka Soomaalida laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo balaaran oo ay samaynayaan Tobonaan kamid ah gaadiidka dagaalka ciidanka Ethiopia & boqolaal kamid ah ciidamadaas oo gudaha u galayey qaarkamid ah magaalooyinka oo meelaha qaarna sida la sheegey watay gaadiid dagaal oo uu ka dhexmuuqday Taanigigu.

 

Ciidanka Ethiopia ayaa shalay si rasmi ah usoo galay deegaano ay kamid yihiin Dhuusamareeb,Guriceel,Baladxaawo & meelo kale oo katirsan gobolada Hiiraan,Galguduud & Gedo,waxaana meelaha qaar ku weheliyey Saraakiil katirsan ciidamada dawlada Kumeel gaarka ah oo Sanadihii lasoo dhaafay firxad ku ahaa xuduudyada Ethiopia & Soomaaliya ee Baay,Gedo & Hiiraan kuwaas oo wata ciidamo aan badnayn oo iyana ka tirsan dawlada Kumeel gaarka ah.

 

Ciidamada Ethiopia ayaa fariisimo ka samaystay intabadan deegaanadii ay shalay tageen,waxaana saaka hakad ku jira ganacsigii qaarkamid ah gobolada dalka oo ay caqabad ku noqdeen ciidanka oo meelaha qaar baaritaano gaadiidka ah ka samaynaya,waxaana sidoo kale jira dhaqdhaqaaqyo ay ciidankaasi wadaan oo u eg kuwo ay markale ugu hanqaltaagayaan inay gudaha Soomaaliya ka sameeyaan howlgalo u eg kuwii 2006 Ilaa 2009-kii ay Soomaaliya ku joogeen oo ay dalka markii danbe isaga bexeen.

 

Madaxweynaha Dawlada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay isaga & madax kale ay ku hoydeen xarunta Saraakiisha ciidanka xooga dalka ee Villa-Baydhabo ayaa warbaahinta si rasmi ah ugu xaqiijiyey in ay Ethiopia dagaalo culus oo shalay dhacay qaarkood ka caawisay,waxaanse jirin weli wax war ah oo ay dawlada Ethiopia ku xaqiijisay inay ka qeybqaadanayso gulufka colaadeed ee ay dawlada Kumeel gaarka ahi Mucaaradkeeda ku xaalufinayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

^^you live in Galoo country who will rescue you from them ......

THIS IS FAKE NEWS ... A PROPPEGANDA FROM AL-Sababa SUPORTERS

Share this post


Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;699847 wrote:
^^you live in Galoo country who will rescue you from them ......

THIS IS FAKE NEWS ... A PROPPEGANDA FROM AL-Sababa SUPORTERS

lol What? thats just lame, U have no idea of where I live. Ma su'aashaydaa kaa xanaajisay? :confused:, Mida kale why are surprised, there are already Gaalo troops in Somalia, mise Itoobiyaanku waa gaalo nooc kale ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

"…Somalia is under attack and Somalis must defend their country…Anybody who sides with Ethiopia will be considered a traitor ...... the Islamic courts will lead the people to victory…"-21 July 2006

 

"…We do not negotiate with a government which is being helped by the enemy of Somalia…"- 22 July 2006

 

 

"…I call on Somalis to be ready for a holy war against an invasion from the enemy of the religion and the country…"-24 July 2006

 

"From this time on, we will wage a war against Ethiopians inside Somalia…We need anyone who can give us weapons, even a dagger." Speaking to thousands of Somalis in Mogadishu in October 2006

 

"…We are independent, we can't accept Ethiopian occupation, we are neither a risk to Ethiopia nor any other country. That means if Ethiopia invades we will defend ourselves…"-November 2006

 

"…This declaration of war by Meles Zenawi against Somalia is something that shows that they also have the consent of the US…"-24 November 2006

 

"…The Ethiopian forces have massacred people in the areas they have taken…"- 26 December 2006 press conference

 

"…There is no change in the political climate as long as the Ethiopia-imposed government is in Somalia…"-30 October 2007

 

"…Our problem is not with the old prime minister or the new prime minister. Our problem is Ethiopia's occupation…"-6 December 2007

 

"…The Ethiopian forces backing the transitional government mercilessly killed many innocent people, including the people slaughtered at the al-Hidaya mosque…"- 21 April 2008

 

"…It is our belief that every individual in Somalia has to participate in the resistance and the defeat of the Ethiopian occupation…"

 

 

"…From today, I am declaring jihad against Ethiopia, which has invaded our country and taken parts of our homeland…"

 

 

Today:

 

"Mogadishu — Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the president of the transitional federal government of Somalia on Saturday night admitted the Somali army got logistical support from Ethiopian military when they retook the border town of Belet-hawo in Gedo region in southern Somalia.

In a joint pres conference by the president and his prime minister, Ahmed said that Somali government is overnight controlling Belet-hawo, calling for Somali army to continue anti Al shabaab fighting".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Such propaganda is spread each time Alshabab is about to crash .............................. Remember, Xaaji is Godane's supporter ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;699852 wrote:
Such
propaganda
is spread each time Alshabab is about to crash .............................. Remember, Xaaji is Godane's supporter ,,
:D

Is it propaganda that there are Foreign troops in Somalia? Lol wake up and smell the coffe mate(mise qaxwe soomaali baad cabtaa) Ciidan itoobiyan or not either way gaalo wadankii way joogtaa, so it actually doesn't matter whether it is itoobiyaan or Burundi/Ugaandhiis etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Isn't propaganda they are the ones who captured Beled Hawo also entered Dhusomareeb no questions about that but where are the people who their nationalist fever were highest peak when Ethiopia invaded Somalia during Yey’s Regime? Or Ethiopia is savor now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Raw meat eaters came back, and it's back to square one. Maryooleys couldn't agree to run their affairs, so back to square one. ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

ethiopia wadanka wey joogtaa ,somalina dhaxdooda markeey isleynayaan dhib uma arkaan gaalada kala markey wadanka soo gasho ayaa marmarsiiyo laga dhigtaa gaalaa joogto , shacabkana maadaama eey iska necebyihin ethiopianka ayaa larabaa in laga faaideysto soo galkooda , war dhiig muslim waa xaaraan dilkiisa gaal haku dilo mise soomaaliya , gaal inuu ku dilo iyo muslim inuu ku dilo waa isku kaa mid . dadkana mar walba waxa eey lajiraan qofka u tura ama dhibka ka yareeya ,meelaha eey hada ethiopia lagu sheegaya dadkooda alshabaab xitaa kuma raali ahayn ee xoog ayeey ku qabsadeen xabashidana xoog ayeey ku qabsatay . xabashina kalama jeclo soomalida waa isugu mid , shacabkan meesha ku dhamaaday alle ha ugargaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this