Sign in to follow this  
AYOUB

Godane's First Photo - Kismaayonews claim a scoop.

Recommended Posts

AYOUB   

Sawirka Amiirka Alshabaab oo la heley

Published: 12 February 2011

Kn: Ninka foolka duuban ee amiirka u ah Alshabaab ee ay yartahay cid aragtay ayaa sawirkiisa waxa heshay shabakada KismaayoNews, waxayna noqoneysaa markii ugu horeysay oo sawirkiisa qalabka warbaahinta lagu faafiyo

 

Godane_Al_shabaab_1_1.jpg

 

 

Axmed Cabdi Godane oo sidoo kale leh magacyo kale oo dhowr ah oo uu ka midyahay Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abu Zubeyr ayaa si weyn isaga qarin jirey dadka ka tirsan Alshabaab, askarta Alshabaab, dadweynaha iyo saxaafada intuba

 

Arrinta wajigiisa qarsoon waxa dhawaan ka dhashay khilaad soo shaacbaxay kadib markii ninka sedexaad ee Shabaabka Sh. Fu’aad Khalaf uu meel fagaaro ah iska weeydiiyey su’aal ahayd sababta ninka hogaamiye islaam ah uu wajigiisa u qarinayo.

 

KismaayoNews ayay u suurogashay in ay hesho sawirka ninkani, inagoo aanan sheegeynin isha aan ka helnay si aan u illaalino xuquuqda ishaasi.

 

Godane oo kaliya ma ahan raga wajiga qarsada, waxaa kaloo wajigiisa qarinaya ninka ay qaraabada yihiin, islamarkaasina isugu dhowyihiin oo magaciisu yahay Ibraahim Cabdi Meecaad (Afqaani) ama loo yaqaano Macalin Cali

 

KismaayoNews waxa ay heshey tilmaamaha Afqaani, waxaana ka mid ah waa nin gaaban oo cas, waa nin gaabnidiisa ay dhexdhexaad tahay sidiisa ku buuxa, waxa uu leeyaha bidaar qadaadka joogta, xitaa haddii uu gaari saaranyahay foolkiisa waa uu duubanyahay, markii uu magaalada Kismaayo ka talin jirey waxa uu magaalada ka daganaa wax ka badan 30 guri oo uu midba habeen ku hoyan jirey

 

Dhawaan waxaa soo yeertey in 25kii December, 2010 kii loo magacaabay amiirka guud ee Alshabaab, balse arrintaasi wali Shabaabka meysan shaacin sababo la xariira Abu Zubeyr oo aanan ogolaanin

 

Abuu Zubeyr ma ahan nin dadka xitaa si toos ah ula hadla, marka uu doonayo in uu wax sheego waxa uu soo diraa cajalad maqal ah sidii isagoo ku dhuumanaya buuraha Tora Bora. Waa nin dhuuban, maariin madoow xigeen ah, dad’diisa waxa ay u dhaxaysaa 35 jir illaa 45 jir, sida hadda sawirka ka muuqda waxa uu xirtaa koofiyad dheer oo tan labbada shariif oo kala ah si uu dadka u qaldo.

 

FG: Qoraalo kale oo isla arrintan ah ayaa idinku soo fool leh haddii rabi idmo

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Someone else (who'll remain nameless) claimed they went to uni together. Bal aynu ka war sugno.:)

 

What I want to know is; why didn't those who claim they're after this man publish his wanted photo. Very fishy!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaji Xunjuf dropped out from middle school, so I don't know where you get the uni story. :D :D

 

He does look like a confused qowdhan. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Somalina;695865 wrote:
Xaji Xunjuf dropped out from middle school, so I don't know where you get the uni story.
:D
:D

Inaad Xaajiga sidaad isutaqaanid maan ogayn. Ehen ehem.:D

 

PS Like I said, the classmate shall remain nameless for now. Nice try.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

It is not Godane, this guy's name is Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Pakistan), he defected from Al-Shabaab not too long ago.

 

Maadeey hasn't said anything ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

General Duke;695884 wrote:
^^^So its not him?

Che is neutral these days because TFG has minister from Goldogob who cancels out Shangoole. It's 1-1.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Sensei;695901 wrote:
It is not Godane, this guy's name is Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Pakistan), he defected from Al-Shabaab not too long ago.

Thanks Sensei from Virginia. The mystery continues..:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

That picture is not of Godane. That picture was a former xisbul islaam fighter and he left gave him self up to the government after his his brother who was a comander was killed in afgooye by shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooooL@Ayoub....Horta ninyahow double check with Duke before you say Shangoole is from Goldogob. I make sure if I will check with Jb before I say where ****** or ***** inhibit;)

 

That aside, the presence of my kinsmen will not cleanse the filthy that's the TFG.

 

I gotta give it to you Duke-you have convinced everyone that I'm related to Shongole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this