Sign in to follow this  
A_Khadar

Waraysi Gudoomiyaha Xigeenka Gobolka Cayn Maxamuud Sheekh Cumar - Xaalada Kalshaale

Recommended Posts

A_Khadar   

Buuhoodle(Jidbaale):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Cayn ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee degaanadda Cayn Halkan ka Dhagayso

 

 

 

Isaga oo sheegay inay jiraan diyaar garow dagaal oo dhinaca somaliland ay wali ku soo daad guraynayaan jiida hore,Gudoomiye ku xigeenka ayaa ugu baaqay Shacabka SSc dibad &gudaba in diyaar garow dheer la galo in xaaladan ka taagan mandaqada mudo dheer loo soo afjaro.

http://www.somali24.net/podcast/1160

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Siilaanyo oo Odayaasha dhaqanka ee Somaliland u soo jeediyeen in uu Ciidamadiisa Gobolka Cayn kala soo baxo Baraagihii reerkiisu qoteen aaso.

Posted: February 11/2011, 4:12 pm

 

Odayaasha dhaqanka ee Somaliland iyo guurti farabadan oo shalay la kulmay siilaanyo ayaa ku eedeeyey in uu Somaliland u bedelay ama dib ugu celiyey Jabhadii SNM.

 

Waxaa lagu cadeeyey in ciidamadii Somaliland uu u isticmaalay qabiilkiisa isagoo ku duulay qabiil deris la ah.

 

Odayaasha waxay u sheegay in hadii uu duulaan dambe qaado ay noqon doonto burburkii Somaliland, islamarkaana uu Somaliland gelin doono dagaal uusan ka fiirsan.

 

Waxay ku cadeeyeen in uu siyaasadii ku fashilmay uuna kala garan la yahay qaran iyo qabiil

 

Odayaasha dhaqanka ee Somaliland ayaa Siilaanyo u soo jeediyeen in uu Ciidamadiisa Gobolka Cayn kala soo baxo Baraagihii reerkiisu qoteen aaso sida ugu dhaqsaha badan.

 

Arintan ayaa waxay daba socotaa ayaamo ka hor markii siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ay siilaanyo ku eedeeyeen in uu Somaliland SNM u bedelay.

 

Eeddahan loo soo jeedinayo Siilaanyo ayaa waxay soo baxayaan kadib markii todobaadkan ay ciidamada Somaliland ku guuldaraysteen dagaalkii kalshaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
Waxay ku cadeeyeen in uu siyaasadii ku fashilmay uuna kala garan la yahay qaran iyo qabiil

Waraabe ma raboobo.. Silanyo knows the best leading Qabiil to bloodshed and that is he what he is doing right now..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this