Sign in to follow this  
Chimera

Somali Athletes

Recommended Posts

Polanyi   

Wow. Good looking out, man. Never thought I would see a Xalimo Javelin thrower and a young SOmali playing doing well in tennis. But that pic right up there of hers looks like a Sri Lankan.lolllllllllllllllll.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

shegowjubior-2.bmp

sheego9.jpg

Abubakar Ahmed Sheegoow waa wiil Soomaaliyeed oo mustaqbal wanaagsan ku leh ciyaarta Kubadda Cagta islamarkaana ka mid ah kooxda Wigan, kooxda Wigan waa koox ka dhisan dalka England islamarkaana ka mid kooxaha heerka kowaad kooxaha ay ka baqaan marka ay la dheelayaan, tasoo todobaadkii naga soo gudbay ka badisay kooxda Arsenal, halka ciyaarta ugu dambaysana ay la balansan yihiin inay la dheelaan kooxda Chelsea oo doonaysa inay hanato koobka horyaalka sanadka 2009/2010.

Ciyaaryahan Abubakar da’diisu waa 16 sano jir, waxaana dhalay Axmed Sheegoow oo ka mid ahaan jirey ciyaartooydii kooxda Horseed ee dalka Soomaaliya barisamaadkii islamarkaana haatan ka mid ah Soomaalida degan magaalada Manchester ee dalka Britain, waxaa la filayaa inuu sanadka dambe u soo gudbo ciyaartooyda heerka koowaad ee kooxda Wigan, halka uu haatana ka tirsan yahay kooxda Youth-ka Wigan kuwa da’doodu ka yartahay 16 sano jirada.

 

Waxaan Allah u rajaynaynaa ciyaaryahan Abubakar Ahmed Sheegow mustaqbal wanaagsan iyo guulo fara badan islamarkaana waxaan hambalyaynayaa Ahmed Sheegoow kaalinta wanaagsan ee uu ka qaatey inuu wiilkiisa gaaro maanta meel fican, qoraalada isboortiga waxaan diirada ku saaraynaa dhiirigalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee isboortiga meelaha wanaagsan uga jira sidii aan u taageeri lahayn.

 

Hadaba hadii aad rabto in aan wax ka qorno caruur Soomaaliyeed ee mustaqbal ku leh ciyaarta kubadda cagta ama aad taqaano wiil ku wanaagsan ciyaarta kubadda cagta oo da’diisu ka hooseyso 12 sanadood waxaad kale tashan kartaa mudane C/qaadir Caddaay ee nala soo xiriir adoo mahadsan

 

W/D: Yusuf Yusuf

 

sheego6.jpg

sheego.jpg

sheego5.jpg

sheego3.jpg

sheego2.jpg

sheego1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ciyaaryahan Abubakar Shegoow oo wacdaro ka dhigay koobka kooxaha dhalinyarada FA ‘’Latics Out of FA Youth Cup’’

 

Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee ka midka ah kooxda dhalinyarada Wigan Athletic Abubakar Sheegoow ayaa wacdaro ka dhigay ciyaartii kooxdiisa kale hor timid kooxda Watford koobka FA Youth Cup.

 

Kooxda Wigan Athletic ayaa markii ugu horeysay sanadkaan lagu reebay wareega afaraad koobka FA Youth Cup , ciyaartaas oo ka dhacdey garoonka kooxda Watford oo ku yaal Vicarage Road. ee magaalada London.

Kooxda Watford ayaa labo goal ka dhalisay kooxda Wigan ciyaarta intii ay socotey, hasayeshee markii la gaarey daqiiqadii 72 ayaa waxaa garoonka ay soo galiyeen kooxda Wigan Athletic ciyaaryahanka uga dheela weerarka waa Abubakar Sheegoow oo ah wiil Soomaaliyeed oo mustaqbal wanaagsan ka leh kubadda cagta, kasoo kubadii ugu horeysay uu ku taabo cagta ay noqotey mid uu shabaqada goalka kooxda Watford uu ku hubsado goal qurux badan, tasoo ciyaarta ka dhigtey 2 goal iyo 1 goal.

Kooxda Wigan Athletic oo aad moodo habeenkaasi in xaga daafaca ay ka dhibanayeen ayaa hadane laga dhaliyay goalkii 3aad, hasayeeshee ciyaaryahanka Soomaaliyeed ayaa hadane daqiiqadii 90 mar kale kooxdiisa u dhaliyay goalkii 2aad, taasoo noqotey in ciyaarta ay ku soo dhamaato 3 goal ay guushii ku raacdo kooxda Watford oo lagu ciyaarayay gurigooda halka kooxda Wigan Athletic-na ay keeneen labo goal oo uu saxiixay habeenkaas ciyaaryahankeena Abubakar, taasoo jaraaidka dalkaan ay aad uga faloodeen wacdaraha Abubakar.

Macalinka kooxda Wigan Athletic ayaa aad ula hadley markii ay ciyaarta soo dhamaatey ciyaaryahan Abubakar una sheegay inuu qalad sameeyay oo aheyd inuu mar hore soo galiyo ciyaarta Abubakar ama ku bilaabo madaama uu caawa waxyar isagoo ku jira garoonka wax badan ka badaley ciyaarta, islamarkaana ugu hambalyeeyay dadaalka iyo goalasha quruxda badan uu u dhaliyay kooxdiisa.

Mar aan qadka telefoonka kale sheekeystey mudane Axmed Bishaar Sheegoow oo ah aabaha dhaley Abubakar oo isna soo ahaan jirey barisamaadkii ciyaaryahan ka tirsan kooxda Horseed (Cawo iyo Maalin) ayaa iisheegay inuu maalinba maalinta ka dambeysa uu sameynaaayo horumar xaga cayaaraha ciyaaryahan Abubakar Shegoow, islamarkaana uu mustaqbal wanaagsan ka leeyahay inuu dhawaan ka mid noqdo ciyaaryahanada heerka koowaad ee kooxda Wigan Athletics insha Allah.

Kooxda Wigan Athletic waxay ka mid tahey kooxaha heerka koowaad ee dalka England.

Ciyaaryahan Abubakar wuxuu ka soo mid ahaan jirey ciyaartooyda mustaqbalka kooxda Manchester City balse labadii sanadood ugu dambeysay waxa uu u soo wareegay kooxda Wigan Athletic kadib markii ay labada kooxood isku afgarteen, waxana uu degan yahay oo uu ku xareysan yahay naadiga Wigan, halka waalidkiis iyo walaalihiisna ay degan yihiin weli magaalada Manchester.

Run ahaantii guulaha iyo horumarkaan uu sameeyay ciyaaryahan Abubakar Shegoow waxay farxad galinaysaa dhamaan dadka Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan iyo qaasatan caruurta Soomaaliyeed oo uu u noqon karaa mid ay kaga daydaan heerka uu ku socdo iyo meesha uu maanta taagan yahayba, waxaan hambalyo gaar ah halkaan iyo taageeroba uga dirayaa mudane Axmed Bishaar Sheegoow oo ah aabe daba taagan wiilkiisa sidii uu u noqon lahaa ciyaaryahan wanaagsan.

Ciyaaryahan Abubakar Sheegoow waxaan u rajeynaynaa guul wacan iyo horumar wanaagsan insha Allah

 

W/D: Yusuf Yusuf

SSPAMEDIA

mrsomalia@hotmail.com

London

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Washington State's Faisal Aden Making Early Case for Pac-10 Newcomer of the Year

By Kip Arney (Correspondent) on November 17, 2010

 

Really? Two games into the season and someone is already giving out awards?

 

No.

 

That would be unfair and irresponsible for anyone to make the case for any player to win an award at this point in the season. But it's never too early to starting creating a resume.

 

Washington State's Faisal Aden (pronounced Phase-el Aid-in) through two regular season games, is averaging a team high 22 points to go along with four-and-a-half rebounds in 30 minutes of play per game. He also leads the team in steals with six.

 

The 6'4" transfer from Hillsborough Community College in Tampa, Fla. has been the scoring leader in both of the team's first two games against Southern University and last night when the Cougars hosted Idaho and won 88-71 to improve their record to 2-0.

 

As a freshman at HCC, the native of Somalia, averaged 20 points, three-and-a-half rebounds, and just over two assists and steals a game. He entered his sophomore season as a preseason All-American and saw statistical improvement across the board.

 

Now at Washington State, his numbers have not dropped off.

 

From afar. people might notice these early numbers and say he's a benefactor of preseason Wooden award candidate Klay Thompson's presence but if you watch the games as I have, I can honestly say that's not the case.

 

Aden, has more shot attempts than Thompson and a better field goal percentage including being more efficient from three point territory with both having equal shot attempts. While Thompson has grown into a player who shoots better when he receives the ball and is able to set his feet, Aden has shown the capability to create off the dribble and pull up and knock down a jump shot from anywhere on the court.

 

In an exhibition game against Lewis-Clark State back on November 5, Aden poured in a team high 22 points in just 19 minutes coming off the bench.

 

Due to an injured left wrist for point guard Reggie Moore, which has him labeled as day-to-day, Aden has found himself in the starting lineup the first two games.

 

When Moore comes back, it will be interesting to see how head coach Ken Bone adjusts his lineup. Will Aden stay in the starting lineup which would most likely mean taking the place of Marcus Capers? Or leave Capers in who despite his offensive deficiencies, is a terrific defender and currently team leader in rebounds averaging just under ten a game.

 

Aden gives the Cougars something they lacked last year. Another pure scorer to help relieve Thompson of trying to carry the team offensively. The Cougars have not had a duo of scoring threats in a long time if ever.

 

Even during their back-to-back NCAA tournament appearances in 2007 and 2008, Derrick Low and Kyle Weaver only averaged 14 and 12 points respectively. But much of that could be attributed to the team's style of play back then when scoring wasn't exactly No. 1 on their priority list.

 

It's easy to scoff and look at the Cougar opponents and try and diminish Aden's early performances, but I just want to throw his name out there and put it on your radar.

 

Aden and the Cougars travel to Seattle next week for their annual Cougar Hardwood Classic where they will host Portland at Key Arena on Tuesday, November 23 at 7:30 PM

 

101203_WSU_Aden.jpg

13630937_BG1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
isqarxis   

31975_w400xh600.jpg

 

Mohamed Suleiman In 1992, he achieved the greatest success of his career when he won the bronze medal in the Barcelona Olympics thus becoming the first-ever Olympic medallist for Qatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Manchester United invite Swedish whizkid Jamaal Raage for more trials

 

JAMAAL_RAAGE-620x330.jpeg

 

Manchester United have invited Swedish whizkid Jamaal Raage for more trials. Raage, 13, recently had tests at United and been invited for further trials, though he also has offers from AC Milan, Chelsea and Bayern Munich. The youngster is tied to Brommapojkarna in Sweden and his father moved to the country from Somalia before Jamaal was born. -Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gabhdha K/Koleyga Muqdisho oo u ambabaxay tartanka ECAIBC ee Nairobi

 

Isniin, Abriil 18, 2011 (HOL) - MUQDISHO: Xulka Gabdhaha Kubadda Koleyga Caasimadda Muqdisho oo muddo labo bil Tababar ku qaadanayay garoonka dugsiga sare Booliska [scualo Polizia] ayaa u ambabaxay ka qeybgalka tartanka Inter City oo 19ka April ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Wafdi ka kooban 19 xubnood oo isugu jira madax iyo ciyaartoy ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde , waxaana wafdigan hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka XSKK Cali Xasan Cali.

 

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali “Roombo” ayaa ka hor inta aysan ka ambabixin Muqdisho ciyaartoyda kula dardaarmay inay muujiyeen ciyaar wanaag ay ku dheehan tahay karti iyo asluub.

“ Haddii aad tartankan ka keentaan guulo waxaad ogaataan inaan sanad walba kaga qeybgeli doonno wiilal iyo gabdho” ayuu yiri Roombo”

 

newsinside“hore waxaan xoogga u saarnay ka qeybgalka tartanka InterCity ee wiilasha lakiin sanadkan XSKK wuxuu door biday inuu ahmiyad siiyo gabdhaha si loogu dhiirigeliyo isboortiga”

 

Guddoomiyaha XSKK Ibraahim Roombo ayaa tibaaxay in XSKK mar walba ku dadaali doono sidaa aan fagaarayaasha caalamka looga waayin ciyaaryahanada K/Koleyga Soomaaliya. wuxuuna ugu mahadceliyay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, wasaaradda Isboortiga iyo GOS kaalinta ay ka gaysteen inuu najaxo ka qeybgalka tartankan Inter City.

 

Dhanka kale Tababaraha Gabdhaha ku ciyaaraya magaca caasimadda Muqdisho Faay Aweys Maxamed ayaa u mahadcelisay Guddoomiyaha XSKK dadaalkii uu u galay ka qeybgalka gabdhaha ee tartankan, waxayna sheegtay inay ilaalin doonaan ciyaartoyda magaca iyo sumcadda caasimadda Muqdisho.

 

Waa markii ugu horeysay tartankan Caasimadaha Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ay ka qeybgalaan gabdho Soomaaliyeed oo matelaya magaca Caasimadda Muqdisho, waxaana hore ugu qeybgeli jiray tartan dhinaca Soomaaliya wiilasha oo keliya.

 

Kala soco Hiiraan Online warbixinta cayaarha berito ka bilaabandoona magaalada Nairobi.

 

Said Ibrahim

saciid_buuna@hotmail.com

 

sagootin.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Didn't know Gulled Ahmed(Somali singer) is also a champion Kickboxer & Coach:

 

gTrainerPage.jpg

 

Gulled "Coach G" Ahmed: Head Kick Boxing Instructor. Coach G was born in East Africa and immigrated to the US as a teenager. He began training at Houston's Kickboxing Gym at age 17. He earned an instructors rank under Coach Mike Altman. In 2001, G won the US Open feather weight championship. Coach G has trained and competed in San Shou, Muay Thai, and Full Contact Rules kickboxing. His coaches and training partners have included Coach Mike Altman (USAWKF, IKF,and IWUF champ), KJ Noons (Elite XC and IKF Champ) and Lee King.

http://www.paradigmtrainingcenter.com/kickboxing.html#kickboxingInstructors

 

or are the similarity in looks and the same name just a coincidence?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Player donates marrow 24 hours before state tourney

14318437_BG1.jpg

Ibrahim Abukar, left, donated bone marrow to his sister, then suited up to lead his team in the state basketball tournament.

 

St. Cloud, MN - ST. CLOUD, MN (FOX) - A Minnesota basketball player suited up for the state tournament, ready to live a lifelong dream. "That is what you dream about since you were a little kid growing up," said Ibrahim Abukar, the leader of the St. Cloud Apollo Eagles. But Abukar almost didn't make it to the court. A mere 24 hours before tip-off, he was donating bone marrow to his 13-year-old sister, Zamzam.

 

"She could die from this and once I heard that she could die, I didn't even think about basketball," he said. "I think about my sister first, her life first." Zamzam Abukar suffers from aplastic anemia, a blood disorder, and needed a bone marrow transplant. Of her eight brothers, Ibrahim was the only match.

 

A day after the transplant, a sore back couldn't keep him off the court. Ibrahim played his heart out. His team came up a little short, but he got the biggest win of his life when he put his family first and saved a life at the same time. "This has been an amazing year, my team going to state, my sister finding a match. It's been an amazing year for me," he said. "It was just a game, you know. Now I get to go home, see my sister." -

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this