Sign in to follow this  
SayidSomal

20 Years Ago Today

Recommended Posts

gooni   

dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan

lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen mujaahidsnm dadkii difaacayna dambiile

 

hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!!

hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda.

 

haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Ibti you don't get it. These folks want their loved ones to be forgiven for their crimes and it's understandable. What would you do if you were in their bloody shoes? I'd certainly ask forgiveness for my war criminals to ease the guilty concious . Please forgive them or else...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ducaysane;691021 wrote:
Qasab ma ahan forgiveness. Laakiin wax soomaliland la dhoho ma jirayso midaas aa qasab ah.

Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;691077 wrote:
Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto
;)

At the UN HQ, Somalia wey jirtaa... next question please...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

gooni;691040 wrote:
dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan

lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen
mujaahidsnm
dadkii difaacayna dambiile

 

hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!!

hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda.

 

haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado.

Xaqiiqdi waad sideed u sheegtay cidna xaqeeda yaan duudsiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;691077 wrote:
Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto
;)

Lol, that is why the UN Respresentitive to SOMALIA Augustine Mahiga goes to Hargeysa. Also, Ethiopia the secessionists closest ally, says that the TFG must decide the NW part of the countries fate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;691105 wrote:
laakin in reality ma jirto it stopped existing after 26 jan 1991

Reality is NO AQOONSI for YOU. :D

 

At the UN HQ, the blue and white flies high...Somalia is a recognized country. Now that is a reality. Digest that. Galab wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Somaalida ra'yigooda iyo ficilkooda waa isku mid. amaba intooda badan,kii wax bartay iyo kaan wax baran iska daba wareeg rubuc qarni, aan lakala gar qaadanayn,,, lama difaaco qof dhintay ilaahay buu u noqday xisaabna asagaa u haya,waana khasab inaad ilowdo mar hadaanad qabriga ka soo saari karin.

hadaba waxaa kaloo meesha qaban siyaad barre dhib buu noo gaystay. dadka na maamulayana waa in siyaad noo soo tababaray snm waa mujaahidiin dalka xoreeyay, hadana waxba laguma aamini karo,,, dabka waayarku waa kan cas & kan madow +-

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this