Sign in to follow this  
wyre

marriage or education?

Recommended Posts

Juxa   

tii baadiye laga keenayna waa adiga ku caasisay oo soor bey karin kartaa ku ceebaysay as if.

 

tii magalana hade cash bey ubaahantahay which you (as stated) dont have

 

anigu bada soo rinjiyee baan ku dhihi lahaa oo hana daalin ileyn nin hore usocod ah matihide

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Juxa;689759 wrote:
tii baadiye laga keenayna waa adiga ku caasisay oo soor bey karin kartaa ku ceebaysay as if.

 

tii magalana hade cash bey ubaahantahay which you (as stated) dont have

 

anigu bada soo rinjiyee baan ku dhihi lahaa oo hana daalin ileyn nin hore usocod ah matihide

:D about lacagta yar Xagga education ka baan ka hadlayaa, xag aroos kama hadlin:p As I told you arooska waa leygu qasbayaa waa wax la wato

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

lol@somalina, wakaa wakaa

 

wyre, nin la qasbi karo ma tahay marka hore? heedhe deep down waad iska rabtaa, if the family are paying for it..enjoy hadii ey iswaashana tii kenya meeshad marsiisay marsii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkan anigaa fahmaya ,,,,,,,,, His point is inuu hablaha ogaysiiyo inuu dhalinyaro yahay, available yahay, reerkiina guur la rabaan. Markaa he is really winking ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Juxa;689767 wrote:
heedhe deep down waad iska rabtaa,

Loool@waad iska rabtaa

 

Jacaylbaro;689769 wrote:
Ninkan anigaa fahmaya ,,,,,,,,, His point is inuu hablaha ogaysiiyo inuu dhalinyaro yahay, available yahay, reerkiina guur la rabaan. Markaa he is really winking ,,,
:D

weligeyba adigoo aan mucaarad iyo mala'awaal wadin kuma arag:p

 

 

jokes aside sxbayaal, wallahi I am looking for education

Ok JB just tell me about one online education and I'll apply

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin-Yaaban;689719 wrote:
Nin yahow, hadii aaadan rabin dagaal joogta ah. muran aan marnaba dhamaaneen, markastoo aad is difaacdid 911 laguugu wacayo, iyo kuwo xun xun oo yar yar oo layiri waad dhashay oo aan ku maqleen, waxaan ku oron lahaa MARRIAGE iyo ilmaba ka carar. Waa iga talo.
:)

Well , at least we know wixii kaa dhigay nin yaaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kulmiye   

horta intaanad guursan, waxan kugula talinlahaa inaad secondary iska dhamayso- talada kala saaro markaad dimplomada gacanta ku dhigto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   
Wyre, before aan afkeyga (well, faraheyga in this case) kala furin, meeqo sano ayaad jirtaa? Exact age ha'ii sheeginee, ma dhalinta labaatanka horey kasaaran baa dahay mise gadaal, mise sodonmeeyadii baad kortay, mise ku dhex socotaa, mise kasii dagi rabtaa? Hade afartan hadeey sheekadu gaar siisan tahay, waa halkii ayeeydeey (AUN) "kabaxay anigu"!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War guurso baan ku odhan lahaa... ta labaad noomaad sheegin da'daada iyo other determinents oo talladaanu ku siin lahayn xoojinaya. Balse, waraaqo badan oo la ururiyo waxaa ka wacan reer bed qaba oo aad dhisto.... waraaqahayga qaar baan ka door bidi lahaa inaan mid yar si official ah u qaawiyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this