Sign in to follow this  
MoonLight1

Is Shariif becoming the Zainal Caabideyn of Puntland.

Recommended Posts

reer-boorame.jpg

 

borama1.jpg

 

 

 

 

 

Garoowe (Allpuntland) Iyadoo shucuubta Puntland ee gudaha & dibada dalku ay si isku mid ah u taageereen go'aankii dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ay dhawaan ka qaadatay la shaqeyntii & kaalmeyntii ay siin jirtay xukuumada jilicsan ee Soomaaliya ayaa magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland Kumanaan ruux oo kusugani ay dareenkooda taageero ku biiriyeen go'aanka dawlada Puntland.

 

banaanbax aad u balaaran oo ay soo abaabuleen ururada bulshada rayidka ah ee gobolka Nugaal oo saacado badan socday islamarkaasna ay ka qeybqaateen kumanaan qof oo qeybo kamid ahi ay wateen calanka dawlada Puntland & kan jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta socod ku maray wadada laamiga ah ee caasimada dawlada Puntladn.

 

Banaanbaxayaasha oo ka sokow calamada ay wataan sidoo kale watay Boorar ay ku qornaayeen erayo lidi ku ah hogaanka dawlada Soomaaliya islamarkaasna lagu dhaliilayo hanaanka ay imika dawladu kusocota ayaa waxaa ay sidoo kalena qaarkood wateen boorar ay ku qornaayeen erayo marxabayn & soodhaweyn u badnaa kuwaas oo ay shacabku ku muujinayaan taageerada ay dawladooda u hayaan.

 

Qaarkamid ah madaxda qeybaha bulshada oo socodka dheer ka qeybqaadatay ayaa gabagabadii banaanbaxan waxaa ay dadweynaha kula hadleen Fagaaraha xarunta maamulka gobolka Nugaal kuwaas oo dareenkooda ku muujiyey sida ay ula dhacsanyihiin go'aanka dawladooda ayna u dhaliilayaan qaabka ay kusocoto xukuumada jilicsan ee Soomaaliya.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;689045 wrote:

 

borama1.jpg
[/b]

They are tearing apart the flag of Somalia.

 

its a sad day in the history of Somalia. After Hargeysa, Burco, Garowe, Kismayo, Baidoa, Marka, Muqdishu and now my beloved Galkacyo is tearing down the blue flag. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Qodax Qorax;689054 wrote:
They are tearing apart the flag of Somalia.

 

its a sad day in the history of Somalia. After Hargeysa, Burco, Garowe, Kismayo, Baidoa, Marka, Muqdishu and now my beloved Galkacyo is tearing down the blue flag.
:(

First of all it is not the Somali flag, it is their own gobol flag. Second, they are not tearing it apart, they are holding it high.

Anyways, these kinds of protests are non-sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

why are they wasting their energy, what a nonsense, since when bay TFG ay raad ku lahayd PL, Faroole needs to slow down. really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

The Zack;689162 wrote:
First of all it is not the Somali flag, it is their own gobol flag. Second, they are not tearing it apart, they are holding it high.

Anyways, these kinds of protests are non-sense.

 

Thanks for correcting qodax there yaa zack. The light blue flag with white five-pointed star is a symbol of our great nation and all that we stand for, no one other than a mental person can burn it.

somaliflag.jpg[/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this