Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland sentences German to four years for porn

Recommended Posts

gooni   

gartaan hadaan galno marka ugu horaysa qodaxda qodax baa dhigay markay ginbinkii mudayna waa caytamay

xaajiguna sidii nin weynbuu u hadlay asagaana idiin sheegay waxa dumarka soomaaliyeed idiin yahay,cawke marakan waa inuu xaal iyo kaluun bixiyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;687505 wrote:
A great Somali poet once said

 

 

Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne

Dibnahaa maroorsama ninkii mawqifkaa gala'e

Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye

Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye

Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne

Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye

Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey

macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay

 

Somali woman out there are all gob and they deserve our respect it's us the somali men who will be held accountable

for their Misery,, Meelkasta gabadh Somali ba ku dhibaateysan whether it's in yemen sanca saudi arabia talyaaniga libiya Ceelasha biyaha xammar kenya Somali region in Ethiopia Xita naagahan la xumeyey eeh hargeysa allow no sahal oo ceebtooda astur . Somali woman are our sisters wives daughters mothers aunties

 

Xaajigu markan wuu asiibay. Qadarintaa yaa XX.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this