Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Breaking News: PIS Chief Osman Diyano Has Died In Kenya

Recommended Posts

diyaano.jpg

 

NAIROBI: Sarkaal Sare oo Madax u ahaan jiray Hay'ada Puntland intelligence service (PIS) oo ku geeriyooday Caasimada Kenya

Posted to the Web Jan 11, 16:47

 

Nairobi: (pp)- Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde (Diana) oo sanado badan soo hayey Jagada ugu saraysa hay'ada Sirdoonka Puntland oo loo yaqaan Puntland intelligence service (PIS) ayaa ku geeriyooday Caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

 

Marxuumka ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana uu xilka kala wareegay Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay hay’adda PIS-ta , tan iyo intii la aasaasay.

 

Allaha u naxariistee Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde, ayaa u geeriyooday Xanuun uu la xanuunsanaa Bililii la soo dhaafay.

 

Geerida Marxuumka ayaa la ogaysiinayaa, dhammaan dadka ehelka u ah Marxuumka, kuwaas oo kala jooga aduunka Dacaladiisa.

 

Dhammaan Asxaabta Warbaahiyaha Puntlandpost ayaa tacsi halkaan uga diraya, ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumka , waxaana illaahay uga baryeyna inuu naxariistee Jano ka waraabiyo Amiin ::: Aamiin .

 

Daabacaada: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Illahi ha naxaristo, I am still waiting for verification from horseedmedia, but if this is true this is a huge blow to beesheena qardho iyo bosaso. We just lost sharmarke jnr pm spot and now were losing our man diyano same time is just to much to handle. I await verification from horseedmedia because puntlandpost could just be wishing he died

Share this post


Link to post
Share on other sites

Illahi ha naxaristo, I am still waiting for verification from horseedmedia, but if this is true this is a huge blow to beesheena qardho iyo bosaso. We just lost sharmarke jnr pm spot and now were losing our man diyano same time is just to much to handle. I await verification from horseedmedia because puntlandpost could just be wishing he died

kix kix kix kix kix kix kix. Abdirizak PTL aka Cawke, you are just hilarious. " Beesheena Qardho iyo Bosaso...." What a d!ckhead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this