Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president receives saudi delegation Pics.

Recommended Posts

M/weyne Siilaanyo oo kulan saacado qaatay la yeeshay Wafti ka socoday Dawlada Sacuudiga Sawiro Waftiga

posted by: Webmaster

 

Hargeysa/ToggaHerer Sabti January 08, 2011

M/weynaha Somaaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan ku qaabilay Qasriga looga arimiyo Somaliland wafti Balaadahn oo ka socoda Boqortooyada Sacuudi Arabia waftigan oo ka kooban shan xubnood.

 

 

 

Booqashada waftigan ayaa laga soo saaray Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo nuqul ka mid ahina soo gaadhay Warqabadka ToggaHerer ee Hargeysa haddaba Warsaxaafadeedka ayaa isaga oo dhamaystiran u qornaa sidan:_

 

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka Socda Dalka Sucuudiga Weftigan oo ka Kooban 5 Xubnood Dalkana soo Gaadhay Shalay (Jimcihii) waxa ay Saaka Madaxweynaha kulan Saacadoo qaatay kula yeesheen Qasriga Madaxtooyada.

 

 

 

Weftiga oo ujeedda Socdaalkoodu yahay in ay Dalka Maal- gashi ku sameeyaan oo ay Dawlada Somaliland Xidhiidh Ganacsi la yeeshan Gaar ahaan Dhinacyada Shiidaalka.

 

Dalkana ay Gacan ka Gaystaan Wax soo Saarkiisa Madaama oo bay yidhaahdeen Dalkani uu ku Talaabsaday Talaabo Wax ku Ool ah oo u baahan in laga Taageero Dhinacyada Wax-soo saarka si ay uga mid noqdaan Wadamada aadka u Danaynaya inay Somaliland la yeeshan Xidhidh noocan oo kale ah.

 

Madaxweynuhu wuxuu Weftigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka gaar ahaan Dhinaca Ganacsiga waxaanu kusoo dhaweeyey Weftiga Fikradooda ah inay Somaliland La yeeshaan Xidhidh Ganacsi taas oo uu madaxweynuhu u balan qaaday inay Gacmo Furan ku soo dhawaynayaan Waxna la qabanayaan Cidkasta oo Dalkan Maal-gashi iyo wax soo saarba ka damacsan gaar ahaan Dhanka Ganacsiga.

 

Gebagebadii Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Ganacsi ee Dalku maraayo taasi oo uu u sheegay inay tahay mid ay Reer Somaliland iyagu ay is gaadhsiyeen heerkaa ay Maanta taagan yihiin waxaana Tusaale idinku Filan ayuu yidhi madaxweynuhu in ay Maanta Caalamku Danaynayaan Xidhidh ay Dalka la Yeeshan.

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Hargeysa

 

 

Wafti-Sacuudi.jpg

 

wafti.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whats the company name? so i can go research what maal-gashi they are talking about. If their no company name then its clear its hoax story and probably some bogus meet n greet

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax war waxaani wa garbage news, waxbo kama jirto. Somalilandpress is not reliable source. I wouldnt be suprised if silanyo paid them to go hargeisa and act like their talking about something major to give qodax and his crew hope and then silanyo laughs his *** off how gulliple his people are who still havent learnt after 20 years somaliland is fairy tales

Share this post


Link to post
Share on other sites
UWSLF   

Jacaylbaro;686514 wrote:
They probably know English ,,,,,
:D

haha shame, there goes Somaliland's chance to join the Arab League ;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this