Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug

Recommended Posts

All i have to say is you sure love your Abusers , abdi qeybdid is a native of galkacyo he did not need Yeys Protection not in galkacyo not in baydhabo u act as if Baydhabo was your clan backyard. It was the seat of the transitional federal government at that time. Your hero warlord Abdilahi yusuf was the one who begged Caydiid for a political position in the early 90s now that's just sad we won't even get in to the answer ur hero got from Ina farax caydiid. . Caydiid, and Mujaheed Abduraxmaan tuur were men from the same league they fought the same enemy and shared a government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Poor Xaji Xunduf is hopeful that A/Qaybdid would do a dirt job for them of disrupting Puntland, the enemy that dashed any hopes of recognition for their dreamland.

 

Xaji Cidaas, dagaal way ka daaleen wayn ogyihiin inaan wax lugu kala qaadeeyn, marka bal wax kale eeg eeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji, adeer you sure need help. I know you are depserate for a hero, Aydeed was yours no doubt as he was the boss of Abdirahman Tuur, and now you want Qaybdeed to be your boss? Poor lost secessionist.

 

The fact remains, no power in Somalia can do anything to Puntland, and Galmudug is a region and clan I know very well, including the man you are pinning your hopes on.

 

A/Qaybdeed was made a General by Yusuf Yey, who appointed him his police Chief and since then he has been an ally of those who supported him in his darkest days. However Xanhuf lives in his own world.

 

Adeer come out and fight Puntland if you must, to hide behind other men is quite laughable and befits your stature.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;685528 wrote:
Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas.

Hadalkaas ma kaa runbaa? la yiri inaad dhageysato ma ogeen.

 

Weerar ayaa laguu qaadey markaan kaa tagey, sidii Aweys ayaa dhinac walba lagaaga yimid...lol...wax kuu soo gurmadey ma jiraan xataa ee Xaji soo raac dhinaceena dee, waa lagaaga tagey meesha keligaa...loooool...

Waa lagu aamusiiyey wallee...:D Shir jaraa'id qabso ee cimaamada bedalo dhaqso I will bring my camera, kuwaas waxba kuuma soo wadaane...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh ,, gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;685627 wrote:
Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna

Sharif Sakiin warkiisa naga daa, waa nin maxkamad la soo saari doono.

 

Kuwan kale iney faanaan anigaa kaaga marqaati ah, laakiin idinkuba waad faantiin si saa'id ah oo ayaga ka daran, oo meeshan dhan ee SOL loogu magac darey ayaa labadiina magaca Lander-ka wata isugu faantiin maalin walba oo wax cusub ma aha.

 

Madaxweynahayaga oo ku magac dheeraa sannadihii la soo dhaafey "Sheik Dalxiis" wuxuu doonaayaa in dastuurkii la dhameystiro muddo 30 cisho ah. Maantana kii Mahiga ee labadiina Landers-ka aad ka danbeysiin ayuu ku qaabiley Villa Somaliya. Inkastoo shir hooseed u ahaa haddana waxaan u maleynayaa in Saracen iyo shirkadihii shisheeye la soo hadal qaadey iyo afaare kale oo SL iney ogaato loogu talo galin...lol...

 

Iiga waran diyaaradii duushey iyo uniform-kii la socdey? guddi ma la sameeyey weli? warka ii sii dee, I'm out of the loop beryahan...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji la muran uun baa kuugu daran ,,,,,,, :D

 

 

Qaybdiid is doing a good job ,,, but there is still a question mark about the whole thing .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji... Caalin is as useful as Riyaale and Cade Muse were. You do the math.

 

As for Gen. Cabdi Macalin Xassan Shiiq Cawaale Qeybdiid. He has indeed transformed Galkacyo in a short period of time. All i can say in regards to this topic is, Jeneraale welcome back to your birth place and home city of Galkacyo, Galmudug State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

As for Gen. Cabdi Macalin Xassan Shiiq Cawaale Qeybdiid.

ninka aan wax ka shagayno ileen shiikh baa owow u ah,,,alla ka cabsi iyo rag iska celin meel ma wada galaan adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this