Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug

Recommended Posts

Jeneral Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid ayaa degaanadda Galmudug ka wado dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo isbedelo dhinacyada amaanka,dhaqaalaha iyo waxbarashada.Xeer uu soo saaray Jeneral Qaybdiid ayuu ku amray in Shirkadaha ganacsiga guud ahaan bixiyaan lacago canshuura bil walba si amaankooda loo sugo,waxaana uu albaabada u laabay Xawaaladaha iyo Isgaarsiinta ka hoowlgela degaanadda Galmudug qaarkood kuwaas oo dib loo fasaxay markii ay bixiyeen lacagahii canshuurta.Shirkadda Dahabshiil oo ka mid ahayd Xawaaladaha la xiray ayaa dib loo fasaxay ka gadaal markii ay bixisay canshuurtii bisha oo gaareeysa shan kun dollarka Mareykanka.

 

Xeerka cusub ee Jeneral Cabdi Qaybdiid wuxuu farayaa in tilaabo laga qaadi doono waalidiinta aan Dugsiyada Waxbarashadda geyn Caruurtooda da' ahaan gaaray 12 sano jir.sidoo kalena wuxuu ku guuleeystay inuu qaado Isbaaradii tiilay Laamiga weyn ee dhinaca Cadaado .

 

Jeneral Qaybdiid oo Dowlada Somalia ka soo noqday taliyaha boliiska,Wasiirka Macdanta iyo biyaha,wuxuu hore u sheegay inuu xil siyaasadeed ka rabin Galmudug laakiin sida muuqato wuxuu la wareegay guud ahaan talada Maamulka Galmudug oo magac ahaan uu Madaxweyne ka yahay Maxamed Axmed Caalin.

 

Qorshaha cusub ee Jeneral Qaybdiid ku oogay ganacsatada Galmudug waxaa la qiyaasay inay bishii ka soo bixi karto lacag dhan boqol kun oo dollar taas oo dhaqaalo ahaan ku filan Hay'adaha maamulka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaji, adigu in Somalida is dagaasho ayaad ku riyootaa miyaa, waa yaabee?.

 

Qeybdiid shaqo fiican ayuu qaboonooyaa haddii uu warkaan run yahay.

Kudos to him, atleast Mr. useless Alin ayuu dhaamaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

awoow ma jacaylbaro baad igu qaldaysa anigu wanaaag baaan la jecelahay waalahayga somalia.,, somalina adeero caalin maxaa kugu diray galmudug meel fiican bu gaadhsiyey

 

 

Oba wa run wa inay ku heshiyan koley midnima wax lugu gaadha sidan u arko

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Muxuu sameeyey oo aad adiga keliya ogtahay? Waa ***** kaas. All he does is smile for the camera... kaluunka Hobyo laga keeno yaa wejiga uga dharbaxo oo hurdada ka kiciya madaxweyne isku sheega.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina ala xaqiirsanida Manu ahayn ninka booliska iyo nidaamka iyo kala danbaynta u sameye galmudug. oo mamuulka ila xarardheere gaadhsiiyey caalin shaqa fara badan bu qabtay maxaad ku saniftay awoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...

Xarardheere maa tiri? c'mon now awoowe, you can come up with better hiilis for Alin...

 

Godane iyo Alin ayaad u caleemo saartey. Hadal maa la wadaa dee.

Laakiinse, kee baad number 1 fan u tahay? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;685524 wrote:
Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele
;)

:D:D:D

 

Dalxiis is no more. Wadanka uu ka dhoofo sannadkii hore ayaa ugu danbeysey...magac cusub in loo bixiyo waaye hadda...

Abtiyaashey uun baad saaran tahay ee see camal...

Dekeda Muqdishu weey duushey awoowe...Jowhar iyo Shirib Ha Noolaadaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this