Sign in to follow this  
Mooge

Shir-sanadeedka 2aad ee GOS oo Muqdisho ka Dhacay

Recommended Posts

Mooge   

MUQDISHO: Shir-sanadeedkii labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo muddo labo maalmood ka socday Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo ay ka qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS iyo xubnaha Xiriirada hoos yimaada iyo wasaaradda Isboortiga. *Shir-sanadeedkan oo si heer sare ah loo soo agaasimay sanadkan ayaa waxaa GOS ay soo [...]

 

Halkaan ka akhriso inta kale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Check the new thread of Berbera 2010(specially picture 4) and you will see lots of what you were thinking, dirty mind waaxid smileys.gifsmileys.gif

 

 

 

niyahow maskaxdaadu sifeys bey u baahantahey sidan si ma ahanee, mise gabadh carab ah ayaan kugu mehershaa hakaa saartee waxan aad ku fakareyso had iyo jeer smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
smileys.gif miyaad eegtey horta, iga wallee inaad la yaabi waxa bada hoosteeda jiifa iyagoo gaardinaya, bal qumaati u eeg, anigu yaabey, Berberadu maba sahlanaba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this