Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News from Garowe: Banadir [Mogadishu] are Somalia National Chapions... Congrats

Recommended Posts

This tournament was a monumental success. Congrats to the Champs. It would have been an even bigger milestone if it was hosted in Mogadishu Stadium. Let's hope this happens within the near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaadir.jpg

 

31 Dec 31, 2010 - 7:15:39 AM

 

 

Xulka gobolka Banaadir ayaa galabta 31.12.2010 ku guuleystey koobkii tartanka cayaaraha gobolada Somalia ee 18aad oo ka socdey magaalo madaxda Garowe ee Puntland.

 

Cayaartaan oo aheyd mid adag ayaa waxaa isku herdiyey gobolada Banaadir iyo gobolka Bari ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Farole, Wasiiro ka tirsan Xukuumada Puntland, Xildhibaano, Wakiilada qunsuliyada Ethiopia u fadhiya Puntland, Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamud Axmad Nuur Tarsan, Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Qarjab, Guddoomiyaha gobolka Barri sheekh cabdi Xaafid iyo Dadweyne farabadan kuwaasoo ka kala yimid gobolada Puntland iyo Somalia.

 

Cayaartan oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxaa 1:0 xulka gobolka Banaadir kaga badiyey Barri oo runtii cayaar wanaagsan soo bandhigey.

 

Dhinaca kale goor sii horeysay ee maanta ayaa waxaa wada cayaarey xulka gobolka Nugaal iyo Jubadda Hoose kuwaasoo u tartamayey kaalinta 3aad iyadoo halkaas guushu ku raacdey caayrtoydii mataleysay Nugaal oo ku adkaadey 3:0.

 

Madaxweynaha Somalia oo halkaas khudbad dheer ka akhriyey ayaa gobolada tartanka 18aad ee cayaaraha gobolada Somalia ka galey kaalinta 1aad, 2aad iyo sadexaad gudoonsiiyey bilado, abaalmarino lacageed isagoo ugu dambeyntii captanka gobolka banaadir gudoonsiiyey koobkii caayaraha gobolada Somalia.

 

Waxaan idiin soo gudbin doonaa sawiro iyo khudbado saacadaha soo socda iyadoo aan idinla socodsiineyno in Radio Garowe oo sponsor-gareeyey gobolka Nugaal halkaas ku qaatey shahaado sharaf.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ismahaan;684441 wrote:
Congrats to Banadir team and all the other teams too. Well done.

giant-fish.jpg

Is that a fish or a big giant snake? lol Congrats to Banaadir. N well done to Pirate land. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

A well deserve win to the Banadiri Team being the No 1 team in Somalia. Also Bari don't stress it sometimes you can't win them all but BARI I must say was the best performing team throughout the tournament which is a good and finally this is a victory for all somali people who came together and played football as 1 nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this