Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Al Shabaab leader Amiir Axmed Cabdi Godane welcomes the union of Xisbal Islam and Alshabaab.

Recommended Posts

Amiirka Xarrakatul Shabaab oo soo dhaweeyay midowga Xarrakatada iyo Xisbul Islaam, kana hadlay shirqoolo

 

Jimco, 31 December, 2010 (HOL) – Amiirka Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo ku timaamay tallaabo horay loo qaaday oo lagu xoojinayo awoodda Mujaahidiinta.

 

"Midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, waa mid dhabar-jab ku ah cadowga dalka ku sugan, waana mid xoojinaysa dagaallada lagula jiro AMISOM iyo dowladda Soomaaliya," ayuu Sheekh Abuu-Zubeyr ku sheegay cajalad maqal ahayd oo uu soo gaarsiiyay saxaafadda Muqdisho.

 

Hoggaamiyaha Xarrakadu, wuxuu sheegay in guusha ay haystaan ay ku fara-adaygi doonaan, ayna ka hortagayaan cid walba oo doonaysa inay xagal-daaciso, isagoo tixo gabayo ah ku cabiray guusha iyo dhiigga ku daatay, kuna boorriyay xoogagga Xarrakatul Shabaab inay midnimadooda xoojiyaan.

 

"Mujaahidiintu, waa inay xarigga Alle ku dhaganaadaan, ayna raacaan dariiqii toosnaa ee Nebi Muxamed (NNKH), si midnimadooda iyo iskaashigoodu u noqdo mid barko ay ku jirto," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr.

 

Sidoo kale, Sheekh Mukhtaar, wuxuu sheegay inay jiraan shirqoollo ka dhan ah Xarrakatul Shabaab oo lagu abaabulayo dalka Jabuuti, isagoo xusay in dhammaan Soomaalida laga doonayo inay ka hortagaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo waxgaradka.

 

"Waxaa ka socda dalka Jabuuti, qorshayaal lagu doonayo in lagu baabi'iyo guusha ay gaareen Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay wadaan dalal shisheeye, waxaana kula dardaarmayaa mujaahidiintu inay u baabac-dhigaan qorshayaashaas," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar.

 

Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, ayaa dhawaan midoobay, iyadoo ay soo dhaweeyeen dhammaan saraakiisha labada dhinac, waxaaan midowgan uu ka dhigayaa Xarrakatul Shabaab kooxda keliya ee dagaalka kula jirta dowladda iyo AMISOM.

 

"Waxaa, sidoo kale dalka ka socda shirqoollo ay horumuud u yihiin shirkado shisheeye oo ay ku doonayaan inay dih ugu soo nooleeyaan hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad nuuni-qaatayaal ah," ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr.

 

Ugu dambeyn, Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen.

 

Ganacsatada, ayuu ugu baaqay inay dadka ay abaaruhu waxyeellada u geysteen kaalmeeyaan, isagoo sheegay in xilligan ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee la bixiyo saqada, ayna dadka dhibaateysan u tahay faa'iido

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaamiyaha Shabaab oo ka digay abaabulo dagaal oo ka socda Jabuuti.

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa ka digay qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab oo ka socda dalka Jabuuti.

 

Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo fariin maqal ah uu soo duubay lasoo gaarsiiyay qaar ka mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka digay abaabulo dagaal iyo qorshayaal cusub oo uu sheegay in ay ka socdaan wadanka jabuuti, waxana uu tilmamay in loo baahan yahay in Shabaab iyo taageerayaashooda ay ka hortagaan qorshe yaashaasi.

 

Abuu Subayr waxaa uu sidoo kale soo hadal qaaday shirkado shisheeye oo uu sheegay in qorshayaal ay ka wadaan gudaha wadanka Soomaaliya iyo Hay’ado calooshood u shaqaystayaal ah oo qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab iyana ka wada gudaha wadanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.

 

Fariinta Amiirka Xarakada Al Shabaab Mujaahidiinta Al Shabaab oo aheyd mid aad u dheere oo dhinacyo kala duwan taabaynaysay ayaa waxaa uu kusoo hadal qaaday abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Maamulada Shabaab ee wadanka Soomaaliya in ay gar gaar u fidiyaan dadku ay abaaraha saameeyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abuu Subeyr “ Shabaabka gobolada waa inay dadka gargaaraan”

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay abaaraha baahsan ee kajira gobolada dalka Soomaaliya isagoo ugu baaqay Maamulada Al Shabaab inay u gar gaaraan dadka ay abaaruhu saameeyeen.

 

Abuu Subayr ayaa waxaa uu sheegay in marka hore loo baahanyahay in Alla la bariyo marka xigtana umadda ay is gar gaarto, waxaana uu ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay gar gaaraan dadka ay saameeyeen abaarahaasi maadaama uu sheegay in maanta ay ugu fadli badan tahay sadaqo labaxsado, isgoo sheegay in dadkaasi ay yihiin dad u badan masaakiin iyo agoon oo ubaahan in la gar gaaro.

 

Amiirka Xarakada Al Shabaab waxaa uu sidoo kale ka dalbaday Maamulada Al Shabaab ee ka jira gobolada Koofurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya in ay u jihaystaan oo ay awoodooda isugu geeyaan sidii ay shacabka Soomaaliyeed ay uga samata bixin lahaayeen abaaraha islamarkaana ay wax u gaarsiin lahaayeen.

 

 

Inkastoo hogaamiyaha Al Shabaab uu sheegay in loo baahan yahay in la gar gaaro shacabka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen ayaa hadana Al Shabaab waxaa ay horay ka mamnuuceen gobolada ay gacanta ku hayaan qaar ka mid ah Hay’adaha Samafalka ee hoostaga Qaramada Midoobay kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay xiriir hoose la leeyihiin dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana Diinta Masiixiga ay ku faafiyaan gobolada ay ka taliyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xeyraan, sxb you are obsessed with Godane, amiir here, amiir kan, amiir hunaa, amiir hunaalika, sxb, do you support Alshabaab fully, or you are just giving your hand to brother Godane, I don't understand, are you undercover Alshabaab

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ok sxb, but you can also post reports of the great clashes today between Bari & Banaadir, or any other news, there must be something you like about ALSHABAAB, but you are hiding from us, sxb, is there is something, bal share with us yaa Al-Xaaji-Borat ibnu Xeyraan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune well i am not so sure about the football match it belongs in the sports section you know but i know you guys want to politicize a tournament. Marka Mr Nuunow Hadalka godane wa top news today

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xunjuf;684434 wrote:
Nuune well i am not so sure about the football match it belongs in the sports section you know but i know you guys want to politicize a tournament.
Marka Mr Nuunow Hadalka godane wa top news today

Today there is no better news for Somalia than the great gathering in Garoowe, and every Somali is delighted.

 

Sxb wa ku kaa dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Nuune, Xaaji Cubtuf has been exposed on another thread. He knows Shabaab as a terrorist organization who once attacked his beloved SL but he recognizes Godane as a great Amiir because of their close clan relations.. 2+2 = 3 this time. Doofaarka ma cuno, dufankiisana waan jeclahay buu wadaa odayga.

 

LOOOOL@cajalad maqal ah.. war ma ninku ma Usama baa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Zack, Calooley ma cuno ee fuudkeda cabaa weeye baan u malayn. Xaaji ha la yaabina dhaqankeena qabyaalada ku dhisan baa sidaas ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^They are just teasing you awoowe, e calm down Xaaji. :D Yes anyone can post any news they find interesting. It is important we all keep each other updated on these forums. It is another reason why we come here.

 

As for the topic, I must say I didn't expect Godane to speak so soon considering all previous reports highlighting how his tenure was on the verge of being terminated. I did try to find a hint of attacks directed against his "rival" shangoole and I don't see any in that statement.

 

We shall see!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji prefers Al-shabaab to TFG because his cousin is the Amiir. But if Shabaab defeats TFG then Shabaab will turn to Garowe and Hargaysa, so it is better for him to support TFG at least they want to solve Somali problems peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

So if next year a fellow from one of the habar tribes becomes the head of the TFG-- are you telling me Xaaji Marduuf will then begin to support the TFG? Fascinating stuff...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this