Sign in to follow this  
Timur

WAR DEG DEG: Press Conference of Al-Shabaab's dissolution of Hizbul Islam - Media

Recommended Posts

Kamaavi   

Odeyga go'aan geesinimo leh ayuu qaatay. Shacabka uun baa meesha ku la'an. Intuu fursad dahabi ah ka helayo ha jiifee dhaaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Nin walba ayaa jecel naftiisa. Laakiin go'aanka uu qaatay waa mid ku dayasho mudan. Tolkiisa & shacab badan oo kale ayaa dhib iyo qarax ka badbaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dee aduunka dhan ayaa hooska labada gelin ah. Taasna la yaab ma leh. Jaanisyo badan waa soo mareen oo uu shacabka wax tar u ahaan lahaa, laakiin sheekha cadowgiisa ayaa batay waana lagu qasbay inuu dagaal aan dhamaad iyo jiho lahayn galo.

 

Kuwii nabadii dhalatay 2006 kala tuuray llaftooda ayaa qoomamo ku jira meel ay wax ka soo qabtaan la.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Midnimo%201.jpg

 

 

abaaro3-300x225.jpg

 

Apparently there is an extreme drought in Southern Somalia and these Alshabaab folks seem to be unaffected. I wonder what they eat which made them this fat while others starve. So much of the alshabaab justice and the return of the islamic state!

 

http://puntlandi.com/?p=9263

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this