Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Cuqdad Camal Xumaan

Recommended Posts

Aaliyyah   

Cuqdadda iyo waxaan kugu jeclahay camal xumaan taase

Cadhadada badan iyo naxliga caasha kuu jiifaiyo

Caanyadad tahay ayan cidiba gaadhayne

Gaabnida ayaan kugu calmaday cududda aad leegtay

Cid ma leegid oo waadigaa ciidda hoos maray e

Casaan ma ihid oo waad og tahay caynka aad tahay

Cuqdad baad ku noolayd waqaa nolol ciqaabeede

Caanyiyo waxaad tahay basari laga caraabaaye

Caynkan aad tahaan kugu calmaday oo cajaabihe

loooool ma cay buu isleeyahay wax ku hel? kulaha gaabnida ayaan kugu calmaday cudada aad leegtay iyo casaan ma lihid oo waad ogtahay canka aad tahaye...walahi odeygan maba naxayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Armayba Odeyga ka dhabtahay oo uu qoftaan qaabdarda iyo Camal xumaanta ku jeclaaday, ileyn shimbirba shimirkiisuu la duulaa'ye...:D

 

Qof Cuqdad qabta oo Camal Xun sida loola dhaqmaa wey adagtahay. Laakiin inantu waa in ay leedahay wax yar oo Mukur ah, waa in ay tahay mid sanka taagta oo suuro badan:rolleyes::rolleyes:, Khaa Khaayiraadaiyo Mayacuna waa in aanay ku yarayn! isku soo wadda duuboo waa in ay tahay Sidi Qabax Qadiijo Warsame type. hadii kale maba dhadhameyso oo waxay noqoneysaa Ceesh bilaa milix...;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool adna waxaad calmatid ilaahay haku simo..sanka taagta iyo mukur leh miya tidhi! (odeygan gabyaya waad yara dhaanta)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Showqi;801782 wrote:
Armayba Odeyga ka dhabtahay oo uu qoftaan qaabdarda iyo Camal xumaanta ku jeclaaday, ileyn shimbirba shimirkiisuu la duulaa'ye...
:D

 

Qof Cuqdad qabta oo Camal Xun sida loola dhaqmaa wey adagtahay. Laakiin inantu waa in ay leedahay wax yar oo Mukur ah, waa in ay tahay mid sanka taagta oo suuro badan:rolleyes::rolleyes:, Khaa Khaayiraadaiyo Mayacuna waa in aanay ku yarayn! isku soo wadda duuboo waa in ay tahay Sidi Qabax Qadiijo Warsame type. hadii kale maba dhadhameyso oo waxay noqoneysaa Ceesh bilaa milix...
;)

 

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax liman

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this