Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Jirrooyinka

Recommended Posts

Buuxo   

^LOL they sound funny , i hope some of them have different meanings than what i have in mind,please no micnee inta aad so qortay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hayat   

MMR, can we have a "somali word per day", sort of like dictionary word for a day??.

 

 

i am guessing that this is a universal activity....... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
MMA, sxb shukran, buugaas waa inaan dalbadaa, laakin waxaa wanaagsan in ay buuggaas ka dhigaan Online Access oo bilaash ah, fikradaas ayaa ila wanaagsan aniga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Hi guys I am new on this forum! however, I am so pleased to have come across this site and I hope I will get a successful outcome too. Anyways I like the new topic greeted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar about the diseases names in Somali. I think dadka inta badan maba kasayaan cudurada magacdooda waxa lagu dhaho. sidaa darteed that will be nice hadaan cudurada magacdooda afkeena hooyo ku barano.. Anyways it will be very useful for me and you hadii qof kasta intuu kasayo soo qoro. Ani intaanan cawa ku daraa wax kalena waa soo baar baaraa: ;)

1)daba-ka-ruubka= Hardware disease ( waxaa ku dhacaa the animal specially lo,da )

2)barariye = leishmaniasis or Kala azar

3)Burado=tumor note however, Burado waxay noqon kartaa buro aan kansareysanayn ama buro kaansareysan (cancerous). Burada aan kansareysanayn way kortaa laakiin kuma fido qaybaha kale ee jirka.Tan kansaraysan waa fidaa (metastasis).

4)cudurka gaaska hunguriga or GERD= acid reflux ( waxaana keena cudurkaan gaaska ama acid ka hunguriga ee kugu soo daaca (gastroesophageal reflux) oo la soo gaabiyey (cudurka gastro- eh-sof-uh-JEE-ul RE-fluks).

5)Jirada maqaarka= Seborrhoeic dermatitis unlike eksima ma leh cuncun

6)Sasmo (bayr)= Anxiety disorder

7)Naafo=Disability

8)Cudurka halboowlayaasha wadnaha= arteriosclerosis (hardening of the arteries)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

1)daba-ka-ruubka= Hardware disease ( waxaa ku dhacaa the animal specially lo,da )

2)barariye = leishmaniasis or Kala azar

3)Burado=tumor note however, Burado waxay noqon kartaa buro aan kansareysanayn ama buro kaansareysan (cancerous). Burada aan kansareysanayn way kortaa laakiin kuma fido qaybaha kale ee jirka.Tan kansaraysan waa fidaa (metastasis).

4)cudurka gaaska hunguriga or GERD= acid reflux ( waxaana keena cudurkaan gaaska ama acid ka hunguriga ee kugu soo daaca (gastroesophageal reflux) oo la soo gaabiyey (cudurka gastro- eh-sof-uh-JEE-ul RE-fluks).

5)Jirada maqaarka= Seborrhoeic dermatitis unlike eksima ma leh cuncun

6)Sasmo (bayr)= Anxiety disorder

7)Naafo=Disability

8)Cudurka halboowlayaasha wadnaha= arteriosclerosis (hardening of the arteries)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fazliyah   

how do you translate (( high blood levels of bilirubin (Hyperbilirubinemia)caused by Blood incompatibility between the mother and infant's blood, which results in the immune system attacking and destroying the infant's red blood cells.... please i need to know how to translate this in somali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pharynx: Qaaxo

 

In North/West:

Kaneeco: malaria

Duri (xun or bad one): hargab or cold, flu etc

 

Madax Xanuun is used for migraines, headaches etc

Cuncun means itching in daily use...

 

 

was also kind of right with this confirmation:

 

Murugo ama Buufis (Depression)

 

 

Bukaan eegida la xiriirta xaaladaha murugada waxa weye dhibaato ku timaada caafimaadka taa soo kula aada meel shishe oo ku dareensiisa “shucuur weyn.” Dhibaatadan waxay saameyneysa qeyb kasta oo noloshaada ka mid ah. Waxaa laga yaaba in aad dareentid in aad ka soo toosin aroortii sariirta. Waxaa laga yaaba in aad ka fikertid dhimasho.

 

Murugada waxay dhaci karta ka dib marka noloshaada ku timaado dhacdo sida dhimasho, isbeddel shaqo, dhalmo ama guurid. Jiradaan waxay saameeyn karta qof kasta oo da’ kasta uu jiro. Arintani waxay ku abuuri kartaa jiro weyn (sida cudurada keena laleemada ama Parkinson).

Murugada waxay beddeli kartaa niyadaada sida ay tahay iyo fekirkaaga. Xanaanka fekirka ee aad qabtid marka aad murugooneysid waxay kaa dhigaysaa “naxariis la’aan” waxayna adkayneysa in aad xalisid dhibaatooyinka.

 

Calaamadaha murugada

 

Calaamadaha bukaanka murugaysan ma aha mar kasta mid la aqoonsan karo. Calaamadaha waxay ka mid yihiin:

 

dareemid tiiraanyo ama xanaaq fudud (dareemadaas kama tagaan) 2 isbuuc ama ka badan• ka lumid xiisayn iyo farxadba maalinba- maalinta xigta (waxa ku jira isu-tagga)

Helitaan isbeddelo ku yimaada rabitaanka cuntada iyo culayska miisaanka

Helitaan dhibaato ku timaada hurdada (sida hurdo aan ku filnayn ama hurdo aad u badan)

Dareemid nasasho la’aan

Dareemid daal ama helitaan tabar yari

Dareemid rajo-xumo, qiimo lahayn ama dembi

Helitaan dhibaato adag ama go’amo ka gaarida

Helitaan dhibaatooyinka ku yimaada jirka kaa soo war celinaynin si loo daweeyo

Helitaan kefir badan oo ku saabsan dhimasho ama is-dil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this