Sign in to follow this  
Muhammad

Shan Kun oo Nin

Recommended Posts

Muhammad   

^ lool check bisad bay kaga dhegtay! :D

 

Check - Jinac iyo Quraanjo isku mid ma aha.

 

Jinacu waa kii madoobaa oo qudhmoonka badnaa oo dabada kaa qaniini jireey. ouch!!

 

 

Originally posted by Abrar:

^bal aan eego iney maskaxdeyda wali freeze garaysmatay iyo in kale.

 

Here we go....
QURAANJO?
That's a well thought of educated guess so it better be right
icon_razz.gif

 

:D
@maroodi duulaya, war ileen yaa wax arkay!

Waah Waah!

 

Qoftanaa maskaxda tuujin taqaan, ala maxay xikmad maashay!!

 

Jawaabtu waa Quraanjada(ants)

 

abrar, waxaad ku guulaysatay inaan su'aal kale kuusoo qoro insha'Allah! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

LooL..Hadii aa si u fiirisaan guusha Abraar waxbaan ku lee yahay, maxaa yeelay Quraanshadu waxaa cuna Anyax anyaxa waxaa cuna Dooli dooliga waxaa cuna YaanYuurta Yaanyuurta qofna ma cuno you see.

 

Mahammad war ninyahoo adaa i waalay, saa ii oraneysay "maskaxda tuuji, maskaxda tuuji" look what ya made me do,si xun aan u tuujiyey the entire chain reaction aa ii sawirmay.

 

Bishaaro, LooL funny you should say that, hada ka hor ey yaanyuur i dardartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

lool Alla beerka

 

maxaad tidhi - quraanjo to ayax to jiir to bisad

 

dee taasi Tuujin ma aha ee waad Gujisay :D

 

hadaad abaalgud rabtid, waan kusiin, mid maskaxda ku dhalaalisa baan ku siin. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Originally posted by checkmate:

Marka Abraar,

Incase you don't know what Jinac/Quruwaale is, Its Quraanshada Ninka ah, Ok

Hehehe, you had me laughing there walee. Waxaad ilowday ina abti inaan ina Garaad ahay oon in badan reer miyi intaan hoos fadhiistay sheeko ka dhuray :D ...ma hadaad jinac iyo quraanjana isku mid ka dhigtay ood walibana dhadig iyo lab na u yeeshay? Oh btw, I don't mean to freak you out laakin bari baan waxaan maqlay, fixation with cats is an early symptom of jini dardarid icon_razz.gif

 

 

abrar, waxaad ku guulaysatay inaan su'aal kale kuusoo qoro insha'Allah!

Soo daa inadeer, I wouldn't mind seeing rag badan oo rafanaya ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meygaag   

Bal hadda mar kale aan dib ugu laabto tuujinta maskaxd. Maadaamo oo maddax tuujis laga bixi waayey. Ka waran haddii aan sidan u dhigno?

 

Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta

Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso

Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa

Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin

Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin

HADDAAN SHEEGGO WIILKAYOW SHILLINTA sow maaha?

 

Shillintu waa tan inta badan kudka ah ee aan ka dhammaan xoollaha, sida lo'da, geela IWM.

 

F.G.

Haddaan sheeggo wiilkayow JINNACA sow maaha?

 

Tuducan waxaa ku jira deel qaaf maadaama uu gabaygu ku socday xarrafka "SH" looma baahneyn in la soo jujuubo xarrafka "J" illeyn meeli ugama banaannee!

 

 

Mida kale gabaygu wuxuu qurxoon yahay marka gabay kale oo la mid ah lagaga jawaabo. Balse qaabkan hadda wax u eegaysaani uma muuqdo hab qurxoon...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

meygaag sxb,

 

Halxidhaaluhu wuxuu wada dhex maray Aw Axmad Diini iyo nin Maxamuud la yiraahdo, waa runtaa oo sida haboon Maxamuud waxa uu ugu jawaabilahaa Aw Axmed, Gabay jawaab ah.

 

Laakiin lama hayo wax jawaab ah oo uu Maxamuud ka bixiyey, waxaa se lagu guulaystay in la furo Halxidhaalaha oo uu ula Jeeday Quraanyada.

 

halxidhaalahu wuxuu ku tusi in xayawaanku wada shaqayo oo uu isku wada xidhanyahay aad na u farabadan yahay, Quraanyadu waa boqortooyo oo aad u cajabisa qofka barta oo u fiirsada, siduu Quraanku ku tilmaamay ba.

 

Shilintu se waa naf u shaqaysato, oo kali kali bay u nool yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ayanasli   

loooooooolz

 

oo maskaxduuna makufer goroowd barafka

 

waxanka sii yaney maroodiga duula libaxan duulitan ku oga oo malmo aan arki jirey isagoo dulaya duulaya lakiin maroodiga ma arag marodigu ma duula ii shega bal walalayaal dee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb, shinni (bee) ayey ila ahayd inaa lagga hadlayo ilaa oon akhriyey sadarkan, hoose fiiri!

 

Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin

Yes, shinnidu waxay usocotaa raxan raxan yacni illaa shakun way u wada socotaa waana shuraako(iskaashato) balse way kalla soocantahey oo boqor ayey leedahay waxaana ku xigga boqorad....kobtaas (LOL) markaa marayo ayaan ogaadey ineysan shinni ahayn.

 

Waa hagaag...Horta maylasocotaa---->Kasoco

 

 

waan umaleeyey inay QUDHAANJO/Quraanjo tahay waayo cadada/tirada Shan-kun ayaan ka ishaaro qaatey balse this is what had me get confused bal fiiro!

 

Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin

Quraanjadu midab ahaan waa madow lama dhihi karo if I can recall balse casiin xiggeen iga dheh Aw-Jaamac, Shinnidu ma wada madowbaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^adna shini bey kaaga dhagtay innit, LOL. I think what that line is referring to is that they appear black from far sight but they are reddish in actuality (although it depends on the species biologically speaking). These creatures are quite miraculous!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

war malaha Odaygu kalar-balayndh buu ahaa.

 

shinidu iyaduna waa cajaaib, laakiin dee waa sidaad sheegtay oo way kala saray yaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this