Sign in to follow this  
Faarax-Brawn

Nuune: A special SOL Roast for the funnyman himself

Recommended Posts

Wajigiisa Makataqaanaa YAANYUUR LABO JIR AH OO YAANYO FIIQEESO /Oyaaye;oct.29th 2002:somaliaonline/jokes

 

LooL. :D

 

Anyone with some more?

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Wijigiisa maka taqaanaa bakeele bac ku jiro bbc dhageysanaayo

 

Wijigiisa maka taqaanaa wariiri wees qaadanaayo

 

Wijigiisa maka taqaanaa baranbaro baasto karineyso

 

continue folks!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

afromali, abti, alaabtaan aa na xauusineesaa miyaa, mar horaa noogu danbeesay, een

 

wajigaaga maka taqaanaa kaneeco nigis xidhan oo aalamiinteeneeyso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Nuune yaay.. wajigiis maanoo biloodeen

 

wajigiis maka taqaan dooro biyo ku dhex dhacday..

 

wajigiis maka taqaan kaneeco tiibisho qabto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

maxa waaye waji wajigaan meesha ka socdo, Wajigiina ma ka taqaanaa Dooli Minneapolis joogoo masago tumaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Hibo:

Wijigiisa maka taqaanaa wariiri wees qaadanaayo

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Leeeeeeeeeeeeee!!

 

Waraa intaa idinka maqnaa saan maa idiin danbeesay..In aa soo celisaan wax oo marhore aan isku jarjarnay..lol.

 

Nuunka waxaan mee kugu soo ceshaan baaba, u sheeg wiji wanbarkaan in ee garaadahaada cuslaadeen...wijigiisa aad u qabti tabeele dhinac ka jabay..kuweesto hilaac...

 

Waraa qac'qac goormaa foorjo baratay? adigoo waxaan ku ogaa oo wijiga dadka ka xishootidee, geed yahoo wijigiisa looqabo sarihii ingiraasko oo coosooway...

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

iga aamusa idinkoo laydin moodo ayax qaawan oo qaaxo heyso... :D:D:D

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sxb adiga horta lafta niikada maku xanuunto miyaa???????? :D:D Like Tuujiye says Wareer badanaa :D

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, huuno lafta niikada haddey jabto wey kabantaa haddey i xanuuntana xidid baa lagu rakkibaa, marka iney wax gaaraan lagama yaabo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^kan lafahiisa laastiik ee ka sameesan yihiin..ficiis reer aaqiraad waaye asina wili uu niikinooyaa.. qaabkiisa aad u qabtid dixiri cibaadeestay oo bajaqdiisa u goob jiifo..

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ma anigaa yaabin, ninka illeeyn lafahiisa laastiig ay ka samaysanyihiin...hmmmmmmm wareer waaye...

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this