Sign in to follow this  
Tuujiye

MURTI [(Saddexley)] for dhalinyarada Cireysatay

Recommended Posts

Som@li   

waw, war meesha murti baa ka socota,, ninka la dhaho feebaro meesha waa isqarinaayey,,saaxiib waad noo dhuumatay,,

 

anigu xogaagayga xaga danbe baan kaga soo dari,,inoo wada, waadna mahadsan tihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Farxaan Tnx Awoowe waana ku sugeynaa hade.

 

Meeye ragee Murtida wax ka yaqaanay?

Aniga waxaan ku fiicanahay Saddexlaha iyo hal xiraalaha. Laakiin ragiina kale wax aad ku fiican tihiin wili ma arag.

 

Waan idin sugayaa murtida aad isku heysaan.

 

jaaw

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ Iga afgaro saaxiibkaa Shoobaro. Maxaa yeeley shoobare ayuu iga wadaa as we speak lol. Read his quote:

posted by jamaal

quote:

--------------------------------------------------------------------------------

 

1 - Saddex waa rag

1a. Ninkii akhriya murtidaad qortey waa rag

1e. Ninkii taadoo kalena qora waa rag-karooni

1i, Ninkiise aan qori-karinna waa runtis,

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

jamaaloow waa in aan gogol kuu dhiganaa...maxaad ka waday arinka kore oo BOLDka aan ka dhigay....BAASHI IYO FEEBARO waad u jeediin in uu jamaal meel nooga dhacay..ee nooga xaal qaada

:D Hada, saan u arko, xaalbaa i saaran ee goobta ka odayee ninyow. illeen 'Rag Nab Naar Ka Doorayee!'

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

feebaro sxbkiis xaraartaa idhaaftay wlaahay, haye waa kanaa hee qeebteey.

 

saddex waad ku arki magaalo:

 

1- saqiir tubaaka cune

2- yaanyuur tiibisho qabto

3- sheekh ceesaan shukaansanaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool..

 

the man is back...........nuuuuuuuuuuuune...

 

Love the name..

boolbaro..lol..sheeq cesaan shukaansanayo..lol..

 

waraa sadex waalan mataqaan.

 

shoobaro

feebaro

boolbaro..

 

 

wareer badanaa..waraa waa ooyey maan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Jamaal nice signature..lol....

 

sxb shoobaro warkiisa ka bax.

you are more wise than most people in here sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feebaroow walaal waligay waxaan kuu heystay in aad tahay nin DIRAC ah laakin hadaan ogaaday in aad nin GORGORAD ah tahay....waxa qura oo aan ku waydiistay waxay aheyd in aad jamaal iiga gar qaado...cidna kuma waydiin in aad ugu soo afceliso...ha igu qasbin in aan ISKOOBE kuugu baroobeeeyo...wiji kaaki yahoow...maxaa ka waday waxaan...

sxb shoobaro warkiisa ka bax.

you and
shoobaro
are more wise than most people in here sxbyaal

 

....ma aanan jecleeysan sida aad ii faani neeyso....hada ka bacdi iwaydii kor ...wali waa noolahayee dey ...

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

War shoobare miyadan ogeyn in uu hadal kagu

Suxudsaaxud lagu arag (qaawan sida gacanta).

 

Nin reer xamar ah baa waxuu yiri (is qor qor bilaa liis). Hada se adigu waxaad tahay "is qor qor macaa copy iyo pace; geed yahoo aad u qabtid buufin bariis ku fakaday.

 

 

war idinku wax Murti ah miyedan heyn?

 

Wareer badanaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraada feebaro ii shoobaro labadiina see camal, maxaa waaye shilkaha, warada bax shaneemo shuundheer aada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feebaro hada kahor baa hore loo yiri (hadal nin na si u yiri nin na si u qaaday) hadalkeeyga in uu suduxsudux kulo noqdo igama aheeyn ee waxay iga aheeyd in aan kuu geeraaro....

 

hooyaalayeey hoooyaalayeey hooyeey

"war waxaa hurdo iga kacshay feebarooo

waxaan iri gob xaalkeen maxaad galabta dooni" ...was that too deep ....inta kale waxaan ku soo daraa my next eposode ..aight

 

ps:haye feebaro tooka daada waaye soo daa buraanbur kaaga

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Boolbaro waxa kaa dhaq dhaqaajiyo waaba murti sxb ee noo sheeg waxa uu yahay. Ma kacsi feebaraa, ma dhilmaanyaa, ma kaadi heystaa, ma orodkaga ayaa sidaa u qaabdaran, ma energizer bateri baa kugu maqan, Abti noosheeg dee waxa kaa farag farag siiya sidii sagaaro aalkalo ku fakatay.

 

wareer badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune lol. waraa noo sheeg nooh..qoobka ciyaarka aduunka aad taqaan waa u jeedaa.

 

Dhaq dhaqaaq badanaa ma xaar buu isku celinaya :D:D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa febaro koolba aryaa qabtaa waraa burukitada badan wa laga daaweeynaa usbitaal muunyo muntulaando moolto fitamiina aa lagu geynaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Maxaa tiri usbitaal muunyo muntulaando moolto fitamiina aa lagu geynaa; xasad sanidaa widaayo.

waxaad rabtaa in aan kasoo laabto anoo niikahayo oo loo qabo in eesan simo igu oolinba qandha kula dhaq dhaqaaq badnaatay.

 

day frik friktiisa aad u qabto daanyeer qorax cagaha ka qabatay. balaayo mutulaando ku geesay iga tag.

 

wareer badanaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this