Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Laba-X   

^ I see. I interpreted your "I continue to exclude somali songs from somali lterature" as inaad leedahay you do not acknowledge their literary value.

 

How about Riwaayadaha xikmada ku salaysan. I am sure you must watch them? No?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Of course they do have thier literary value otherwise i wouldn't read Hadraawi stuff!

 

Dhoodaan thinks inay heesuhu yihiin an anomaly in Somali literature. Adeer riwaayduhu sometimes waa xikmad miiran laakiin i have not seen any for a long time. Wax riwaayada oo macno leh adigu ma aragtay?

 

I like gabayada saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Written by Abukar

Friday, 27 April 2007

 

Onkod sang by Cabdi Tahliil

 

Onkod roobku madaayo

aarna taaha madaayo

anna taa ma ilaawoo

jacayl ood rogan maayo

oon hilaac bi in maayo

ayro weerar madaayo

ninlihi aamusi maaayo

ergo geesi madiidoo

ilaah tiisu ma oosho

calaf la iska ma ooto

ubax dayr ma qarsoomo

godka lay iskuma aayo

ifka la isu tudhaayee

iilka la isma gar gargaroo

aboor la iskama baajee

nabsi hayga amaahan

axdigii ina dhex yiiliyo

ha iloobin aqoontee.

 

Asaagay usha toosan

iyo ooda hagaagsan

hayiinkii asabaadee

madigii afar deeqa

inantiina ilwaadsan

ee asluubi u dheer tahay

sidaan u asteysto

kuu eegana yaaye

hadaan aamin idhaahdo

waa aqoonta haweene

oo rag iiga danbeeyo

halka ay ka cawayso

uur ku taalada maada

arimidiisa jacaylka

anigu soo dhaxli maayo

nabsi hay iga amaahan

axdigii ina dhex yiiliyo

ha iloobin aqoontee.

 

Sida oogta hilaaca

ileyskeeda cadceeda

amaantaada libaaxa

malaa waanad ogeyne

ayaan uurkiyo maanka

wadnahayga agtiisa

sida aayad ku taalaa

uumiyaha u tusaayee

haadii aanu ibleysku

iga kaa anbineynin

inaad ii tudhi weydo

eegi maayo koley

arin kuuma hambeynee

araartii haku deeqdo

sina hayga adkeysan

nabsi hayga amaahan

axdigii ina dhexyiiliyo

ha iloobin aqoontee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Originally posted by Paragon:

I am posting this, and it doesn't reflect me at all.

 

LoL, you just had to make that clear before anyone got the wrong impression miyaa? So, what about the second song 'Onkod', coincidence maybe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Yes. That one too. It was a coincidence :D .

 

Now I have been humming these few lines for sometime now and I cant remember the rest of the song:

 

Adiguna Kas-daraneey

Ii kaadin weydoo

Kuhashada aan kuu qabo

something something...

 

It is a Cumar Dhuule song from a while back....I am just wondering whether anyone you came across it in the net? Its lyrics would be wonderful too.

 

PS: I know Ramadan is nearing but I just want to finish the other damn lines of the song. Its eating me out.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax wax fala iyo

Wadaad xume iyo

Habro wadatooy

Waad i waashoo

Waan wareeroo

Anna adigaan

Ku wanaajee

 

Waa su'aale labadeena

Reerka yaa u weynoo

u ah waayeel ??

 

 

Anyone remember this ??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Cajabey Cajiib by M.S Tubeec

 

Cajebey cajiibeey

Cawo iyo ayaaneey

Caqligaad xadaysaa

sida geed cal iyo buur dheer

Carro-hodan ku yaalloo

Cokanoo irmaanoo

Dhirta kale ka caynoo

Hoobaan casuus lihi

Laamaha is-celisoo

Ubaxuna tin iyo cidhib

Kaga dhigay cabbaadhyiyo

Dusha sare caleentii

Cidhifka is la gaadhaan

Biyo wada cabteenoo

Haddaan lay cadaabayn

Rabbi ii cadhoonayn

Dadku in ku caashaqo

Madowgiyo caddaankuba

Ku caleemo saaraan

Sow kuma canaanteen

 

Cad waxaad wadaagtaan

Dhulka oo cagaarloo

Cosobkii is gaadhiyo

Cagta meel la saaroon

La cuskado la haynoo

Fiid cawl horaantii

Cirka oo daruuruhu

Ku dhigeen canjiidaha

Dayixiyo cadceeduna

Cidhifyada ka joogaan

Sagal caasha saaraad

Biyo wada cabteenoo

Haddaan lay cadaabayn

Rabbi ii cadhoonayn

Dadku in ku caashaqo

Madowgiyo caddaankuba

Ku caleemo saaraan

Sow kuma canaanteen

 

Sida faras cag fududoo

Cadda horor yaqaannoo

Gulufkiyo colaadaha

Ninka lihi cad goostaa

Raggu kuu cugtamayaa

Cimri dherer hadhkaagaan

Inay kula caweyaan

Culimada jacaylkee

Cawdeyda gooysee

Ii cadaadinaysaa

U calool yoobayaa

Biyo wada cabteenoo

Haddaan lay cadaabayn

Rabbi ii cadhoonayn

Dadku in ku caashaqo

Madowgiyo caddaankuba

Ku caleemo saaraan

Sow kuma canaanteen

 

Classic. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^ :D you reminded me of this song> Waa ley helo > laakin it does not reflect how i feel.

 

 

Khadra Dahir Cige

 

waan ku haybinayoo

hurdo kaama ladoo

huqdaadaa i dishee haa haa..

 

jacayl waa halisiyo

hawl aduunka jirtoo

hebelaa u dhintee ahaa haa..

 

waa lay heloo

waaba lay hayaa

sida hadub magoogaan

kugu soo hirtaayee

 

Abdulqadir Jubba

 

nin haraad qaba oo

hogol roob arkayoo

hangadaan ahee ahaa haa..

 

hoobaantaa lulataan

soo haahaabanayee

hanqalkaan la kacee ahaa haa..

 

waa lay heloo

waaba lay hayaa

sida halafku reemaa

kaliday hugmaayaa

 

Khadra Dahir Cige

 

hadh cad baan lumayoo

ka habaabay rugtoo

lay haybinayee haa haa..

 

hilaacbaa i baxoo

waxuun baa ila hadloo

i hogaaminayee haa haa..

 

waa lay heloo

waaba lay hayaa

sida hadub magoogaan

kugu soo hirtaayee

 

Abdulqaadir Juba

 

nin halbawluhu

dhiig habayaan ahayoo

wadnuhu hawda hayee haa haa..

 

hayin gaabinayaan

hod caleenliyo doog

rayaankii ku raree haa haa..

 

waa lay heloo

waaba lay hayaa

sida halafku reemaa

kaliday hugmaayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this