Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Paragon   

^^LX, waan ogahay sxb laakin these new singers are here to stay. However much unoriginal they are, they'll never stop repeating the words of the old legends. Waa sidaad sheegtaye xikmaddii wax lagu allifi jirey ayaa maqqan.

 

Adeer, the song you are listening qaybtan:

 

Wakhtigu ways daba socdaa

adigoo deganaa abaar

marbuu dirir kuu da'aayoo

daruuruhu kuu curtaano

xareed ku dabaalataa

..ayaan aad uga helay. Amazing lyrics. Ma xusuusataa 'Gaasirey Inagu beysku keen diraayaan' ee uu isla heesaagan ku luuqqeeyey? I can't remember goortii ugu dambeysey ee aan maqlo heestaa iyada ah.

 

Thanks for the reminder sxb....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Anigaa kuu haya iyadoo origanlkeedii ah sxb - Kabankii.

 

heestaas iyo kuwa kaloo badanba anigaa kuu keeni doona insha-Allah asbuucan.

 

Gaasira, is it the one that he repeats "gaasiray Inagaa, inaga, Inaga, Inaga" for thats the one i heard by Axmad Mooge

 

heestiisa kaloo aan ka helo waa tan:

 

Caashaqan isoo ridey

Aan ka rayste hawshee

kalay raaska

kalay raaska ii raac

 

...Marmar waxaa i qabata intaa ma ku tiraahdaa qoftii iyada ahayd, dabadeedna waan ka kaaftoobaa. ;)

 

Paragon, Do you know know who sings this song or if you have its lyrics:

 

Dhirta xididka hooasa

dhulka loogu beeree

wey dhici lahayeen

dhismahooda weeye

dhismahooda weeye

Kii dhabaa jacaylkuba

gunta kama dhaqaaqoo

dhudub baa u aasane

 

...I would be grateful if anyone gave me the complete lyrics and tells me who sings it. I once heard my ina-adeer sing it and she flew out of the country before i stole the tape from her and i have been looking for it ever since.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^ I’m particularly sick and tired of the song that goes along the lines of:

 

Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay

Naf kaa walan ban ahay, lalalalaa la la

 

Ps

My collection of Qraami tunes (of which I hardly understand a word) is hitting seventy songs. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^NGONGE and Somali songs :D ! I could imagine you listening Mohamed Abdulwahab and Umu Kalthoum, but a NGONGE dancing to a qarami tune is not some thing that crossed my imagination :D:D .

 

Anyways, i have stopped listening songs long time ago. The funny thing is my interest in somali literature continues and i continue to exclude songs from somali literature, conveniently ofcourse :D:D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by NGONGE:

^^^ I’m particularly sick and tired of the song that goes along the lines of:

 

Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay

Naf kaa walan ban ahay, lalalalaa la la

 

Ps

My collection of Qraami tunes (of which I hardly understand a word) is hitting seventy songs.
:D

Does that song really exist or the lyrics sound like that to you sxb?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ It does exist :D . I think it is by Shey Mire ..'Hayska dhigin bir aan jabin, buur aan la mari karin ...' and so on. NGONGe, is that the song? But in that song sung by Shey, I like this part:

 

Bushaaradii nafteydaay

Bukto waxaan ku soo maray

Batallaaladii uu

Boodhari ku aasnaa

 

Illaa buurti Daallo

Buraaniyo Hadaaftimo

Ceergaabo iyo Badhan

Beladadii Kalgacaladu

 

iyagoo barwaaqa ah

Biyahuna qulqulayaan

Baliyaduna buuxaan

Soo booqday awgaa

Maybe you should pass on the qaraami collection you have sxb...lol.

 

Xiin, waayahay adeer...waanu iska deyn heesaha kol dhow :D .

 

Laba-X, brother thanks for the reminder. I shall hope to have that song from you on sat, Insha-Allah. Heesta kale ee aad i weydiisey, I can vaguely recall the lyrics...but I think I need to hum it to myself for a time to find its melody smile.gif . When I do, I will let you know.

 

Hada ka warran heesta 'Buurtayada buuraha u dheer' by Nimco Jaamac? I just use to love the original version...her voice is amazingly comforting...here is the new version: Buurtayada.

 

There is one stanza of the song which she says:

 

Kii baddeydiyo beerka luley

Bila ma aragoo waan bukkaa

Baadi doonkiisaan ahaa

Mana bareeree waan baqqaa....

 

Hooyadii Guux bey tiraah

Anna Gullaale caddaan iraah

Waxa gullaaluhu uu koraa

Ma korihi mala korinayaa
:D

What do you think? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Yeah. That's the one. :D

 

I'll pass on the passing part ;)

(but could always do you a copy if you like).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Laba_Xiniinyood:

 

Caashaqan isoo ridey

Aan ka rayste hawshee

kalay raaska

kalay raaska ii raac

 

Lol....meelahaan kuma taalid. Heestaan waa culus tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Waa sababta aan uga gaabsadey heestaa iyada ah :D . 'Kaalay raaska ii raac' ma wax inan lagu yiraahdaa lol. LX, good luck bro smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Goodkiyo abeeskoow

Gocomaale aaroow

Wiyishaa gedooddee

Geeska rayska gelisee

Gerigiyo haldhaagoow

Gelowgiyo shimbirahaw

Garasho seed u leedihiin

Caashaq ma idin galay weli?

Laba gacal ahaayoo

Kala gooyeen waayuhu

Gargaar ma u taraysaan

Maysu geyn karaysaan

Gelaangooleey ged bay baratee

Sidirigam

Hadday gabar tahay anaa geeyee

Siddirigam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool Paragon....bal tan kalena ka warran oo Samatar iyaduna dhammaadkeedu miyuusan la mid ahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Paragon, waan hayaa Buurtayadaa Buuraha u Dheer. Great Song

I thought it went "Hooyadii Buux bey tiraa, Anna Bulaala cadaan iraah"

 

As for the other song i requested, inan baa heesta saan filayo. ii soo raadi sxb.

 

Ngonge?? Qaraami?? kaama filaneyn ninyohow

 

lool@Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay. Looks like Shey Mire dacar dumarkii baa kaa badbadiyey saad iska nacday.

 

Xiin, can Somali songs be exempted from somali literarure? they are, in essence suugaan.

 

Abwaanow, mar haduu cudurku kugu dhaco, wax kasta waa suurta gal bey kuu noqon.

Indha cawl lamoodoo, caashaqa abuuraa igu beerey cudurkee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer heesuhu waa suugaan laakiin waan necbahay. Markaan yaraa een ahaa fasalka afraad inaan heesaa laygu dili jirey @school!

 

Macallin baa fasalka inta iska soo gala baa wuxuu leeyahay adigu hees. We used to memorize heesaha so when your turn comes you would know what to sing and would not get embarrassed in front of other students!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this