Sign in to follow this  
Wiilo

MAXAA KA TAQAAN GOBOLADA DALKA SOOMAALIYA??

Recommended Posts

Wiilo   

Intiina Taqaan, iyo Intiina aan Aqoonba Walaalayaal Ka faa'iidaysta:

Aqoon Korarsi:

 

 

1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah

baki

boorame ,oo caasimada gobolka ah

lug hayo

zaylac

 

2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho

waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo waana kuwan

 

cabdi casiis

boondheere

xamar jajab

xamar weyne

hawl wadaag

heliwaa ama huri waa

hodan

kaaraan

shangaani

shibis

waaberi

wada jir

wardhiigley

yaaqshiid

dharkeynley

 

3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo

 

boosaaso oo caasimada ah

caluula

badarbeyla

rako

ufayn

waaciya

qandala

qardho

xaafuun

isku shuban

 

4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo

 

burco waa caasimada

buuhoodle

shiikh

oodweyne

 

5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

 

laas caanood waa caasimada gobolka

caynabo

xudun

taleex

 

6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo.

 

dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah

cadaado

alad

balanbale

ceelbuur

ceeldheeren

caabud waaq

gel hareeri

 

7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan

 

baladweyne waa caasimada gobolka

buula barde

jalalaqsi

masax

matabaan

 

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

 

garbahaarey oo caasimada gobolka ah

baardheere

beledxaawo

doolow

ceelwaaq

luuq

 

9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

 

hargeysa oo caasimada gobolka ah

dacar budhuq

ber bera

gebilay

 

10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo

 

gaalkacayo oo caasimada gobolka ah

galdogob

xara dheere

hobiyo

jiriiban

 

11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo

 

jawhar oo caasimada gobolka ah

balcad

mahadaay

cadale

aadan yabaal

warshiikh

run rugood

 

12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo

 

marka oo caasimada gobolka ah

afgooye

aw-dhiigle

baraawe

kuntiwaarey

qoryooley

sablaale

 

13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo

 

baydhabo waa caasimada gobolka

buurxakabo

diinsoor

qansaxdheere

bardaale

 

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

 

xudur waa caasimada gobolka

ceelbarde

rab dhure

tiyeglow

biyooley

 

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo

 

bu'aale oo caasimada ah

dujuma

jilib

saakow

 

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

 

ceerigaabo waa caasimada gobolka

ceel afweyn

laasqoray

badhan

 

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo

 

kismaanyo oo caasimada ah

afmadow

badhaadhe

xagar

jamaame

 

18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

 

garoowe waa caasimada gobolka

dangorayo

ayl

burtinle.

 

 

Intaas waxaa kudhan gobalada iyo degmooyinka Soomaaliya.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jalaqsan...........or Qulubsan, maxaa yaaqee, haddii wax lagu barona dacwaa Qabtaa........Fara dheer seelayeelaahe,,,,,,,,, :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Jalaqsan:

^^^yaa tartan maan hada bilaaweenaa iyo da'daan? maya maya ani maku juro

Sista Xumaan maaha balse, I cann't understand what u r saying here, can u elaborate what u wrote...................Thank you.....

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiilo or boy/gal!lol..

MAXAA KA TAQAAN !

 

jija, dhirdhaba, wajiir and etc! how come u miss those somali regions! whats you excuse!! haa!! wiilo!! go figure!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

To rudy dear, aad ayaan oga xumahay inaad igu qalado wiil.

 

Jalaqsan dear know that u were kidding, waan ogahay inaad kaftameysid huuno. U know what! Geography is my favorite Subject, een Goboladan Soomaaliya waxaa igala baray Adeerkay, thanks to him now i know all of them.

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

On the Point of Correction, Sanaag comprises 6 districts,

 

Ceergaabo,

Laas Qorey,

Badhan

Dhahar

Ceel Afweyn

Hadaaftimo

 

That was the six districts that the last Regime left in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

 

garbahaarey oo caasimada gobolka ah

baardheere

beledxaawo

doolow

ceelwaaq

luuq

Gedo is actually comprised of 7 districts instead of 6.

 

The district you left out is Buurdhuubo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^maansha allaaah, i can now guess both your qabiils with out even asking, but yall didn't have to rub it in our faces like that guys...keep your correction updates to yours selefes :D:D

 

ps: horn, i think you and i are "ilmo habreed" :D

sophist, xoolaheenaba isku meel maka daaqaan "ina adeer" ;)

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

ps: horn, i think you and i are "ilmo habreed"

sophist, xoolaheenaba isku meel maka daaqaan "ina adeer"

The reason u guessed is because you are comprised of those two qabils :D

 

 

p.s. Checkmate we are not "ilmo habreed", i am your "abti" :cool: :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since we are all replying might as well correct a few things myself

 

Mudug

 

you forgot

Bursaalax

Eymuqleeye

Haraqleyso

Dabarogato

Qansaxley

Abaarey

Teelagareys

 

i think that is ll i can remember

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this