Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hiiraan Admin Quits the TFG

Recommended Posts

Gudoomiyaha Maamulka Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa goordhow waxaa uu sheegay in uu Maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

 

 

Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan ee ku biiray dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow oo goordhow Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa uu sheegay in maamulkiisu uu isaga baxay ka mid ahaanshiyaha dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

 

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in sababta ka dambaysa in ay isaga baxaan dowladda ay ugu weyntahay wada shaqeyn la'aan soo kala dhexgashay iyaga iyo dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Shariif.

 

Sheekh C/raxmaan ayaa tilmaamay in uu in mudo ah ku sugnaa Magaalada Muqdisho islamarkaana uusan Madaxda dowladda kala kulmin waxyaabo raali gareaya islamarkaana dan u ah bulshada gobolka Hiiraan.

 

Mar wax laga weydiiyay in uu wax ka ogyahay soo galida Ciidamada Ethiopia ee gobolkaasi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamadaasi Ethiopianka ay soo galeen gobolka Hiiraan intii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho,waxaana uu tilmaamay in xiligii uu dib ugu laabtay gobolka Hiiraan uu ka war helay joogitaanka ciidamada Ethiopia.

 

Waxaa uu raali gareyn ka bixiyay Falkii dhaca iyo dilka ahaa ee Ciidamada dowladda ay maalin ka hor ka geysteen Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta goboka Hiiraan,waxaana xiligii uu shikaasi jaraa'id qabanayay garab fadhiyay Gudoomiyaha Odayasha Dhaqanka ee gobolka Hiiraan,

 

Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan oo horay ugu biiray dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in aayaha gobolkaasi Hiiraan uu u yaala dadka reer Hiiraan iyo Jaaliyadaha gobolkaasi ee ku dhaqan dalka dibadiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

The guy was in Xamar untill recently , collected the wages for the government soldiers in Hiiraan. Once he gets there he resigns.

So much for his resignation, I dont think it carries that much weight or importance with the TFG - that is his choice - but whatever the case he must hand over the 'money' now that soldiers already know he collected their wages from the Central government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

collected the wages for the government soldiers in Hiiraan.

juje lacagta markii lo dhiibayay ma la joogtay :D

 

mise Eng. Yariisoow baa u dhiibay illeen isgaa wasiirka LCAGTA laga dhigaye ... mis weli laftigiisu gacanta wax kuma dhigin icon_razz.gif

 

adiga wax ma kaa soo gaareen? :rolleyes:

 

ilaahoow somali u naxariiso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

quote:
I dont think it carries that much weight or importance with the TFG

TFG is DONE!
Nope , on the contrary it is becoming more stronger and affirmative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ninkaan isbedbedel badanaa...Mar Waa guddoomiye Hiiraan, mar waa is casilayaa, mar dowladdaan metelaa buu leeyahay, mar waa ka baxay buu leeyahay and that is all within a month...iskoorkii isbedbedelka siyaasadda Soomaalida ayuuba jebiyey kani...

 

Anigu sideedaba waan la yaabanahay dowlad iyo maxkamado is feer ordaya...it should either be dowlad or maxkamad...maxaa ninkaan sidii kuwii Xamar joogey loogu hindisay isaga iyo ciidamadiisa loo dhihi waayey iyagana Daraawiishta?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

War dadkaan meel loo raaco maleh waaba wareer lugaleh marna sii socdo marna soo socdo. Lagamaba yaabo in ay hal go'aan ku adkeystaan amaba ha xumaado amaba ha wanaagsanado go'aankas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh yeah! another left hook blow for the tfg puppets. And this happening when the axmaars invaded hiiraan. A coincidence!

 

I dont think so. Looks like sharif boy pulled the wrong move here. Keep doing it puppet head.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The Governor said that his administration took the decision after it became apparent to him that the region’s power has gradually been transferred to Mogadishu and decision important to the region are being made in Mogadishu.
He cited as an example the two times Ethiopian troops invaded Beledweyne city, the regional headquarters, which he said came at the request of Mogadishu and not his administration

http://www.hiiraan.c om/news2/2009/Aug/hi iraan_governor_decla res_independence_fro m_the_central_govern ment.aspx

 

If its true, good decision.

 

No collaboration with Habashi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this