Sign in to follow this  
General Duke

Innaa LiLaahi Wa Innaa Ileyhu Raajucuun : Tacsi Boqor Maxamuud Boqor

Recommended Posts

BOQOR_MAUD1.gif

 

Qardho(AllPuntland)-Boqor Maxamuud Boqor Muuse oo maalmihii tagay ku xanuunsanayay ayaa lagu soo waramayaa inuu ku duhurkii ku geeriyooday magaalada Qardho.

 

Wararka ayaa sheegaya in boqor Maxamuud uu maalmihii tagay ku xanuunsanayay magaalada Qardho , ayadoo da'diisun ay ahayd mid aad u wayn.

 

Boqor Maxamuud Boqor Muuse wuxuu ahaa mid ka mid ah issimada ugu waawayn dawlad goboleedka Puntland , wuxuuna ku caan baxay nabadda .

 

Nabadaynta dawlad goboleedka Puntland iyo dhismaha Puntland ayuu qayb libaax leh kasoo qaatay Allaha u naxariistee boqorka.

 

Bahda AllPuntland.com waxay ALLE baryayaan inuu naxariistiisa ka waraabiyo Janada, Dhamaan samir iyo iimaan ALLE kasiiyo.

Aaaamiin... Aaamiiin... Aaamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I had the oppurtunity of meeting him last summer, he was a very humble and religious man.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun,

 

Kulu nafsin daa iqatul muwt

 

Ilaahay haa u na xariistu marxuumka

 

sabir iyo iimaan ehelkana haa ka siiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Ameen to all the Dua's and May ALLAH (sw) make it easy for him and grant him janatul firdoows ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun.

Janada Fardowsa Allaha ka waraabsho, ehelada uu ka tagayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this